
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 Aug 2019
Lebanon (HCTV) – Ciidammada Lebanon ayaa Rasaaseeyay laba ka mid ah Saddex diyaaradaha Drones ah oo Dawladda Isreal leedahay, xilli ay ka gudbayeen Xuduudka laba Dal u dhexeeya, Arbacadii. Ciidammada ayaa diyaaradaha ku riday Qoriga M16, sida ay baahisay Wakaaladda Wararka ee Reuters. Madaxweynaha Lebanon, Michel Aoun ayaa Isniintii la soo dhaafay sheegay in Waddankiisu […]
Somali News28 Aug 2019
Burco, (HCTV) – Xisbiga UCID ee Somaliland ayaa shirkii 7aad ee golaha Dhexe ee xisbiga UCID ku yeeshay magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer. Waxaana ka soo qaybgalay 157 xubnood oo ka mid ah Golaha Dhexe ee xisbiga UCID, masuuliyiin ka tirsan xisbiyada kale ee Somaliland, guddida diiwaangalinta ururada iyo martisharaf kala duwan. Ugu horayna […]
Somali News28 Aug 2019
Cadan, (HCTV) – Ciidamo daacad u ah dawlada caalamku aqoonsan yahay ee Yemen ayaa sheegay inay gacanta si buuxda ugu dhigeen maamulka magaalo dekedeeda Cadan, sida uu sheegay Wasiir ka tirsan dawladda Yemen, saddex todobaad ka dib markii ciidamo gooni u goosato ah oo ay taageerto Yemen ay qabsadeen. Wasiirka Warfaafinta Moammar al-Eryani ayaa sheegay […]
Somali News28 Aug 2019
Yokohama, (HCTV) – In Ka badan labaatan hogaamiye oo Afrikan ah ayaa ka qaybgalay shir caalamiya oo maanta ka furmay dalka Japan, kaas oo ku saabsan horumarinta Afrika iyo iskaashiga Japan (TICAD). Shirkan oo noqonaya kii todobaad ee dalalka Afrika iyo Japan ay yeeshaan ayaa waxa ka soo qaybgalay in ka badan 4,500 wufuud ah. […]
Somali News27 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Allaah ha u naxariistee, inta la ogyahay Saddex Qof ayaa ku Geeriyooday Roob dabaylo watay oo Makhribkii Caawa ka da’ay Magaalada Hargeysa, waxaana ku dhaawacmay 18 ruux oo kale. Khasaaraha Dhimashada, dhaawaca iyo Burburka Hantiyeed oo Roobku sababay ayaa waxa xaqiijiyey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo booqday Goobaha dhibaatada ka […]
Somali News27 Aug 2019
Hargeysa, (HCTV) – Roob dabaylo wata ayaa ka da’ay magaalada Hargeysa abaaro 5:00 galabnimo ilaa Makhribkii, kaas oo sababay Khasaare iskugu jira mood iyo noolba. Roobkan oo ahaa mid dabaylo xoogan wata mudo koobana ka da’ayey caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa guryo tiro badan saqafka ka qaaday ama dumiyey, halka qaybo badan oo ka mid […]
Somali News27 Aug 2019
Islamabad, (HCTV) – Wasiir ka tirsan dawlada Pakistan ayaa maanta sheegay in Raysal Wasaare Imran Khan uu ka fiirsanayo inuu gebi ahaanba xidho hawada Pakistan oo ay adeegsadaan diyaaradaha dalka Hindiya iyo sidoo kale xayiraado buuxda oo ku saabsan isticmaalka marinnada dhulka ee ganacsiga ay u galaan Afghanistan. Fawad Hussain, wasiirka Sayniska iyo teknolojiyadda ee […]
Somali News27 Aug 2019
Burco (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo Maanta kormeeray Sayladda Xoolaha ee Magaalada Burco ayaa Dadweynaha ugu baaqay inay ilaaliyaan Nabadgalyada iyo Midnimadooda isla-markaana aanay Hadalkooda maqal Dad uu sheegay inay Nabadda ku bukoodaan. Faysal Cal Waraabe wuxuu sheegay in loo baahan yahay in Dadku u tartamaan Magaalo […]
Somali News27 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Taliyaha guud ee Ciidammada Booliska Somaliland, Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa Xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidammada Nabadgalyada Waddooyinka Faysal Xiis Cilmi Sidaana waxa xaqiijiyey Faysal Xiis Cilmi oo hadda haya xilka Afhayeenka Taliyaha Booliska Somaliland. “Xilka Boolisku waa meerto, in laga sheekeeyo maaha, Taliyaha Ciidammada Boolisku wuu i beddelay, waxa la ii beddelay […]
Somali News27 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Waddamada qaadhaan-bixiyeyaasha ee Yurub ayaa Afar Waddan oo Bariga Afrika ah ugu yaboohay $ 55.9 Million Dollars, si ay uga taageeraan Xaalado Bani-aadamnimo oo ka dhashay Abaaro saameeyey Dadkooda. Soomaaliya oo Dadkeeda ay Abaaro waxyeeleeyeen ayaa Deeqdan inta ugu badan ka helaysa, waxaana loo qorsheeyay Adduun lacageed oo gaadhaya $27.9 million, waxaana […]
Somali News27 Aug 2019
Berbera (HCTV) – Guddida dhaqaalaha ee golaha wasiirada Somaliland ayaa kormeer ay maanta ku gaadheen magaalada Berbera waxa ay kormeer ku soo mareen goobo kala duwan oo ay ka mid yihiin Wadada isku xidha Berbera iyo Hargaysa (Berbera Corridor) ee ay maalgalinayso dawladda Isutaga Imaaraadka Carabta iyo dhismaha madaarka magaalada Berbera iyo qaybaha cusub ee […]
Somali News27 Aug 2019
Dhuusa-mareeb, (HCTV) – Wararka laga helayo degmada Dhuusa-Mareeb ee xarunta dowlad gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in maanta ay halkaa ka degeen diyaarado sida ciidamo iyo sanad military oo ay dirtay dawlada federalka Somalia. Diyaaradan sida ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo saanad ciidan, iyada oo ciidamada ay soo dirtay dowladda Soomaaliya oo ku howlan dhismaha […]