
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News27 Aug 2019
Nairobi, (HCTV) – Dalka Kenya ayaa dirtay markabkeedii ugu horreeyay ee saliid qaydhin sida maalintii Isniintii isniintii, taasoo noqotay waddankii ugu horreeyay ee Bariga Afrika ee ku biiro safka waddammada dhoofinta batroolka. In kasta oo Kenya ay wali sanado uga hadhsan tahay dhismaha kaabayaasha lagama maarmaanka u ah furitaanka awoodeeda ganacsi ee soosaarka saliida, markab […]
Somali News27 Aug 2019
Biarritz, (HCTV) – Dawladda dalka Brazil ayaa sheegtay inay diiday kaalmo malaayiin dollar ah oo shirkii dalalka G7 ay u qaadhaameen si loola dagaalamo dabka ka colhaya kaymaha Amazon ee dalka Brazil. Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay maalintii Isniintii intii lagu gudo jiray shirkii dalalka Warshadaha ku horumaray ee G7 ee ka qabsoomay […]
Somali News26 Aug 2019
Hargeysa, (HCTV) – Professor Cabdi Cali oo falanqaynayey hadaladii shalay ka soo yeedhay Taliyaha guud ee Ciidamada Milatariga Somaliland iyo Goosashadii Ciidamada Somaliland ee Badhan ay u goosteen dhinaca Puntalnd oo HCTV u waramay ayaa waxa uu yidhi “Inaga miisaaniyadeena (budget) inta badan waxay ku baxdaa ciidamadeena kala duwan, ciidamada qaranku ha u bataane ayuu […]
Somali News26 Aug 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa dhaliilay hadalkii maalintii shalay ka soo yeedhay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani uu kaga hadlay Ciidamo ku sugnaa gobolka Badhan oo sheegay inay ku biireen maamul goboleedka Puntland. Xoghayaha xisbiga Mucaaridka Waddani ee Somaliland waxa uu ku eedeeyey […]
Somali News26 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Masuuliyiinta Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland, ayaa maanta shaqada ka saaray Shaqaalihii Hay’adda duulimaadyada Adduunka ee ICAO ee ka hawl-geli jiray Madaarka Hargeysa, kuwaasi oo tiradoodu dhan tahay 42 Xubnood. Shaqaalahan ayaa hore loogu amray inay Is casilaadda u gudbiyaan Hay’adda ICAO, maaddaama oo Mushaharkooda laga bixiyey Magaalada Muqdisho. Qoraal ka […]
Somali News26 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Madaxda Xisbiyada Qaranka, waxayna ka wada-hadleen arrimo khuseeya Mooshinkii ku saabsanaa kordhinta labada Xubnood ee Komiishanka ee Golaha Wakiilladu laalay. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, markii kulankaasi dhammaaday oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]
Somali News26 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xarunta Xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa Xukuumadda ugu baaqday in Xorriyaddooda loo soo celiyo dhallinyaro 13 bilood ka hor laga soo xidhay Gobolka Sanaag, kuwaasi oo muddada intaa leeg ku xidhnaa Xabsiga dhexe ee Magaalada Hargeysa, iyagoon Maxkamad la hor geynin. War-saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Xuquuqal iinsaanka oo soo gaadhay HCTV ayaa […]
Somali News26 Aug 2019
Gaza (HCTV) – Diyaaradaha Dagaalka ee Isreal ayaa duqeeyay Goobo ay leeyihiin Ururka Xamaas, xilli hore oo Isniinta Maanta ah, kuwaasi oo ku yaalla Magaalada Qaza ee dhulka Falastiiniyiinta. Duqaymaha Diyaaradaha dagaalka ee Isreal ka geysteen Qaza ayaa la sheegay inay jawaab u yihiin dhowr Gantaal oo Isreal lagaga soo tuuray dhinaca Qasa, sida uu […]
Somali News26 Aug 2019
Buulo-barde (HCTV) – Dagaal culus ayaa Xalay degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ee Dalka Soomaaliya ku dhex maray dagaalyahannada Al-shabaab, Ciidammada Dawladda iyo kuwa AMISOM isku dhinac ah. Dagaalka ayaa ka danbeeyay weerar culus oo kooxda Al-shabaab ay ku soo qaadeen saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin degmada Buulo-Burde, waxaana weerarkaa ka dib […]
Somali News26 Aug 2019
Lebanon (HCTV) – Diyaaradaha dagaalka ee Dawladda Isreal ayaa duqeeyay Kaamam Xooggaga Falastiiniyiintu ku leeyihiin Dalka Lebanon. Goobaha ay Fadhiisimada ku leeyihiin Dagaalyahannada Ururrada Falastiiniyiinta ee ay duqeeyeen Ciidammada Cirka ee Isreal ayaa ku yaalla Lebonan, gaar ahaan Xuduudka ay wadaagaan Suuriya. Goobta la duqeeyay ayaa ah taliska guud ee Jabhadda xorraynta Falastiinta, laakiin ma […]
Somali News25 Aug 2019
Kismaayo, (HCTV) – Ciidamada difaaca dalka Kenya Defense ayaa lagu eedeeyey inay waxyeelo balaadhan u gaysteen shirkadda shirkadda Isgaadhsiinta ee ugu balaadhan Somalia in ka badan 12 jeer mudo ka yar laba sanadood. Hormuud Telcom ayaa maalintii sabtidii soo saartay war-saxaafadeed ay ku eedaysanayaan ciidamada Difaaca Dalka Kenya inay duqeeyeen adeegyadii shirkadaasi ee ku yaalay […]
Somali News25 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dhisayso Dekedda Magaalada Maydh ee Gobolka Sanaag. Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Somaliland, Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo Maanta hor-tagay Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida ayaa ka warramay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaraddaasi, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Qaboojiyeyaal ay gaadhsiiyeen Meelaha Xeebaha ay […]