
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News1 May 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ee mudo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ayaa manta hortagay golaha shacabka Shacabka si uu khudbad uga horjeediyo, kadib markii dhawaan la diiday mudo kordhin laba sanadood ah oo loo sameeyey. Madaxweynaha ayaa Golaha Shacabka ka codsanaya inay ka tanaasulaan hindise sharciyeedkii muddo kororsiga oo ay dhawaan ansixiyeen, […]
Breaking News1 May 2021
Hargeysa, (HCTV) – Wefti ka socda dawladda Qadar ayaa soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa, weftigan ayaa waxa hoggaaminaya ergeyga gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha dibada ee Qadar Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani. Ergeygan Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka Qatar ayaa mudo dheer ahaa diblomaasi ka shaqaynayay Wasaarada Arrimaha dibedda dalkaasi, waxaana Socdaalka weftiga Dr. […]
Somali News30 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Qoraal ka soo baxay Midowga Mushariixiinta Somalia ayaa lagu sheeegay, inay uga digayaan Gudoonka Golaha Shacabka ee mudo xileedkiisu dhamaaday inay qaadaan talaabo kale oo lagu dibin daabyaynayo xasiloonida iyo geedi socodka Somalia sidii dhacday 12-kii April 2021-ka. Sidoo kale qoraalkan ka soo baxay midawga musharixiinta Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha mudo […]
Somali News30 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo Afur iyo casho isugu jira caawa la yeeshay culimaa’uddiinka kala duwan ee ku dhaqan dalka Somaliland, kuwaas oo ka kala yimi gobollada iyo degmooyinka waddanka. Kulankan Afurka iyo cashada ah oo uu madaxweynuhu si sannadle ah ula yeesho culimada dalka, ayaa ka […]
Somali News30 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa abaalmarinno qaali ah guddoonsiiyey Afartii Arday ee Kaalmaha ugu sarreeya ka galay tartanka Sagaalaad ee Qur’aanka kariimka ah oo uu madaxweynaha qaranku sannad kasta maalgeliyo. Munaasibadda guddoonsiinta abaamarinnahan oo caawa lagu qabtay qasriga madaxtooyada, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay, madaxweyne-ku-xigeenka, xubno kamid ah golaha […]
Breaking News28 Apr 2021
Berbera, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa si waafi ah uga hadlay qalalaasaha iyo fadqalallada ka taagan dalka aynu deriska nahay ee Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Xamar. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu sheegay inay dawlad ahaan iyo qaran ahaanba […]
Somali News28 Apr 2021
Berbera, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic waaweyn oo ay dawladda Hoose ee degmada Berbera ka hirgelisay gudaha magaalada, kuwaas oo ay kamid yihiin dhismaha afar waddo oo hawlbawle ah oo kala ah Waddada Burco, waddada Dirir, waddada noobiyadda iyo istaanka basaska isaga goosha gobolada Dalka […]
Breaking News27 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac xooggan ee ay ka qabeen xaaladaha taagan, doorashada iyo mustaqbalka dalka. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey sida ay uga go’an tahay Dowladda in dalkan ay ka dhacdo doorasho ka tarjumeysa kobaca dimuqraadiyadeed iyo horumarka […]
Somali News27 Apr 2021
Gaalkacayo, (HCTV) – Maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle Iyo Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in si degdeg ah loo qabto doorashooyinka Soomaaliya si meesha looga saaro xaaladda karin ee ka dhalatay muddo kordhintii uu barlamaanka sameeyay. Labada maamul ayaa qoraal wadajir ah oo ay soo saareen waxay ku diideen wax muddo kordhin ah, waxayna isku raaceen […]
Somali News25 Apr 2021
Nairobi, (HCTV) – Ergeyga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Nicolas Berlanga ayaa sheegay inuu si aad ah uga walaacsan yahay dhacdooyinka ka socda Somalia, waxaanu codsaday in si aad ah la isku xakameeyo. ”Anigoo aad uga walaacsan dhacdooyinka ka socda magaalada Muqdisho. Danta guud waxay codsaneysaa xakameynta ugu sareysa, ilaalinta hay’adaha ay leeyihiin dhammaan, iyo […]
Somali News25 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya caasimmada dalka Somalia ee Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay qaybo ka mid ah Degmada Cabdicasiis iyo Degmada Hodan gaar ahaan Isgoyska KM4. Degmada Cabdicasiis ee dagaalku ka dhacay ayaa waxa degan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed. Waxaanu dagaalku dhexmaray Ciidamo […]
Somali News25 Apr 2021
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa maalintii shalay sheegay in dil wadareed loo gaystay dad Armenian ah xiligii dagaalkii 1aad ee adduunka ay tahay xasuuq ay gaysatay boqortooyadii Cusmmaaniyiintu, sanadkii 1915-kii. Aqoonsigan Madaxweynaha dalka Maraykanka ee dil wadareedka Armenian-ka ayaa ah balanqaadkiisii ololaha, waxaanu ku soo beegmay isla Maalinta xuska xasuuqa Armenia […]