
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay Ciidamo Somaliland u joogay degmada Badhan ee Bariga Sanaag oo Shalay u ku biiray Ciidammada Puntland. Afhayeenka Xisbiga WADDANI, Barkhad Jaamac Xirsi oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa isagoo arrimahaa ka hadlaya yidhi “Cimriga Somaliland 30 Sanadood ayuu galayaa, Ilaa Maalintii lagu […]
Somali News24 Aug 2019
Sucuudiga (HCTV) – Wargeyska Daily Sabah oo ka soo baxa Dalka Turkiga ayaa sheegay in Dagaalka dublamaasiyadeed ee Sucuudiga iyo Qadar ku dhex maraya Soomaaliya uu sababay in Sucuudigu uu aqoonsado Baasaaboorka Somaliland. Wargeysku wuxuu sheegay in Qadar oo dagaal siyaasadeed ka dhexeeyo Sucuudigu ay kor u qaadday kaalmadeeda Soomaaliya ee dhinacyada Dhaqaalaha iyo dhismaha […]
Somali News24 Aug 2019
London (HCTV) – Boqollaal Dadweyne ah ayaa Dibed-baxyo ka dhigay Magaalooyinka Dunida qaarkood, sida London iyo Madrid, iyagoo Dawladda Brazil ugu baaqaya inay wax ka qabato Gubashada Kaymaha Amazon. Dab ayaa Toddobaadkii u dambeeyay ka holkacayey Amazon oo ah Kaymaha Adduunka ugu ballaadhan, isla-markaana ay ku nool yihiin Xayawaannada kala duwan ee Dunida laga xiiseeyo. […]
Somali News24 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Inta la ogyahay 20 Qof ayaa ku dhaawacmay Dhisme ay Xaflad Aroos ka socotay oo Dumay. Dhismahan oo Dabaq ah ayaa ku yaalla Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa socotay xaflad loo qabtay Lamaane is aroosay, waxaana la sheegay inuu si lama filaan ah u soo dumay, iyadoo sababtana loo malaynayo […]
Somali News23 Aug 2019
Manama, (HCTV) – Hogaamiyaha Qaranimadoonka Hindiya ayaa ku dhawaaqay inuu malaayiin dollar uu ku kharash garayn doono meel ay ku cibaadaystaan dadka Hindu-ga ah oo uu ka sameeyo Boqortooyada Bahrain, halkaas oo bulsho badan oo oonfurta Asia ka soo jeedaa ay ku nool yihiin. Nerendra Modi ayaa dhawaaqan sameeyey xili booqashadiisii ugu horaysay uu ku […]
Breaking News23 Aug 2019
New Zealand, (HCTV) – Baarlamaanka dalak New Zealand ayaa lagu soo dhaweeyey marti cusub miiska gudoomiyaha Baarlamaanka ee laga daadihiyo doodaha golaha. Afhayeenka Baarlamaanka dalka New Zealand Trevor Mallard ayaa qabtay, quudiyeyna ilo yar oo bil jira oo uu dhalay xildhibaan Tāmati Coffey, isagoo afhayeenku daadihinayey dooda, isla markaana dhagaysanayey doodaha xildhibaanada golaha ku sugan. […]
Somali News23 Aug 2019
Tunis, (HCTV) – Dawlada Tunisia ayaa xidhay Nabil Karoui oo ah musharax Madaxweyne iyo aaasaasaha telefiishan madaxbanaan oo ka hawlgala dalkaasi, sida ay sheegayaan masuuliyiin ka tirsan xisbiga musharaxaasi ka sharaxan yahay. Siyaasigan la xidhay oo da’diisu tahay 56-jir ayaa ah ninka ugu xooga badan ee tartan adag lagala kulmi karo tartanka doorashada 15-ka September, […]
Somali News23 Aug 2019
Badhan, (HCTV) – Ciidamo ka soo jeeda deegaanka Badhan oo hore u taabacsanaa Somaliland ayaa sheegay inay u digo-rogteen dhinaca maamul goboleedka Puntland. Ciidamadan oo uu horkacayey Gaashaanle dhexe Yaasiin Cismaan Saalax oo ku sugnaa deegaanka Badhan ayaa sheegay in ciidamo uu masuul ka ahaa oo ka tirsanaa ciidamada Somaliland, gaar ahaana guutada 117aad, laga […]
Somali News23 Aug 2019
Kismaayo, (HCTV) – Siyaasi Cabdinaasir Seeraar oo hore u ahaa Afhayeenkii maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in garabka mucaaradka ee Jubbaland ay u doorteen inuu noqdo Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland. Talaabadan ayaa ka dhigaysa in in muddo laba maalmood gudahood Jubbaland ay yeelatay saddex Madaxweyne oo mid kastaaba uu sheegay in la doortay. Sidoo kale […]
Somali News23 Aug 2019
Berbera, (HCTV) – Magaalada Bebera ee xarunta gobolka Saaxil ee Somaliland oo ay ku taalo dekeda ugu weyn ee laga soo dajiyo Kalluunka ayaa waxa saddexdii maalmood ee u dambeyeyey laga dareemeyey kalluun yaraan xoog leh oo jirta. Sidoo kale waxa xidhan meheradii waaweynaa ee kalluunka lagu soo dajin jiray ee loo yaqaanay processor-ka, kuwaas […]
Somali News23 Aug 2019
Kismaayo, (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa bogaadisay dib u doorashada markii saddexaad madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland loogu doortay Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] kadib doorashadii shalay ka dhacday Kismaaayo dib loogu cumaamaday. War qoaral ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Somalia loogu baaqayo inay la shaqeyso […]
Somali News23 Aug 2019
Baghadad, (HCTV) – Saraakiil ka tirsan dawlada Maraykanka ayaa cadeeyey in Israel ay masuul ka ahayd duqayn lagu qaaday meelo la sheegay in dalka Iran uu hub ugu kaydsan yahay oo ku yaala gudaha dalka Iraq, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee The Associated Press. Waxa sidoo kale jiray qaraxyo dhowr ah oo bishan […]