
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News22 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo horjeedsatay Doorashooyin kala duwan oo ka dhacay Magaalada Kismaayo, kuwaasi oo lagu kala doortay laba Madaxweyne. Laba doorasho Madaxweyne oo ka dhacay Magaalada Kismaayo ayaa waxa Midkood Madaxweynaha Afarta Sannadood ee soo socda loogu doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed-madoobe) oo hore u hayey Xilka Madaxweynaha Jubbaland. Taa […]
Somali News22 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiintii ku wehelinaayey gudashada waajibaadka xajka ayaa galabta Hargeysa dib ugu soo laabtay, waxaana garoonka diyaaradaha ee Cigaal ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, xubno ka mida xukuumadda, madaxda sare ee xisbiga kulmiye iyo siyaasiyiin kale. Waxaana warbaahinta la hadlay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed […]
Somali News22 Aug 2019
Garoowe (HCTV) – Maxkamadda Sare ee Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Maanta go’aan kama dambays ah ka gaadhay dacwadda loo haystay Saddex Nin oo lagu eedeeyay inay kufsadeen isla-markaana dileen Caasha Ilyaas oo ahayd 12 Jir ku noolayd Magaalada Gaalkacayo. Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Saddexda ee Kufsiga iyo Dilka […]
Somali News22 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Dablay hubaysan ayaa Toogasho ku dilay Laba Dumar ah oo ka soo jeeda Qoomiyadda Oromada, isla-markaana dhaawacay laba Nin oo Oromo. Dablayda dilay labada Oromada ah, dhaawacayna laba Qof ee kale ayaa jid-gooyo duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan meel aan ka fogayn tuulada Hallaya, waxayna Rasaas ku fureen gaadhi siday […]
Somali News22 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in aanay Dawladdu ogolayn inay qabsoonto doorashada Golaha Wakiilladu. Xildhibaan Nac-nac waxa kale oo uu sheegay in marka si kale loo eeganaya aanay Xildhibaanno ahaan ogolaanayn in la galo doorashada iyadoo ay cabanayaan beelaha Darafyada iyo kuwa la […]
Somali News22 Aug 2019
Kismaayo (HCTV) – Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu soo gebogabeeyay Magaalada Kismaayo, ka dib markii uu doorashadaa ku guulaystay isla-markaana Madaxweynaha Afarta sannadood ee soo socda Hoggaaminaya Jubbaland loo doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed-Madoobe). Doorashada oo ay ku tartameen Musharraxiinta kala ahaa Axmed Maxamed Islaam oo ahaa Madaxweynihii hore ee Jubbaland, Canab Maxamed Daahir iyo […]
Somali News22 Aug 2019
Kismaayo (HCTV) – Xildhibaannada Baarlamaanka maamul-gobolleedka Jubbaland ayaa bilaabay codbixinta doorashada Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland. Doorashada waxaa hadda ku taramaya musharax madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed-Madoobe), Canab Maxamed Daahir, iyo mushar Maxamed Maxamuud. Xildhibaanada ayaa mid mid loogu yeedhayaa, si ay codkooda u dhiibtaan, waxaana si toos ah looga daawanayaa Telefishinada Maxalliga ah. Hoolka doorashada […]
Somali News22 Aug 2019
Yemen (HCTV) – Diyaarad Drone ah oo Millateriga Maraykanku leeyahay ayaa lagu soo riday Dalka Yemen. Diyaaradda ayaa lagu soo riday Koonfurta-bari ee Magaalada Sanca oo ay Maamulaan Kooxda Xuutiyiintu, sida ay laba Masuul oo Maraykan ahi u sheegeen Wakaaladda Wararka ee Reuters oo HCTV soo xigtay. Afhayeen u hadlay Ciidammada Xuutiyiintuna wuxuu sheegay in […]
21 Aug 2019
Addis Ababa (HCTV) – Ururrada siyaasadda Wadanka koonfurta suudaan ayaa wada-hadallo uga bilaabmeen Xarunta Midowga Afrika ee Magaalada Addis Ababa. Wada-hadalladan ka socda Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa ayaa la sheegay inuu ku aaddan yahay sidii loo hirgelin lahaa heshiiskii ay hore u wada gaadheen dhinacyada Suudaan. Geeska kale, kulankan ayaa lagu soo qaaday […]
Somali News21 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland ayaa soo saartay War-gelin ah in Wasaaraddu keenayso Qalab lagu xaddidayo Xawaaraha Gaadiidka, sidaasi darteedna loo baahan yahay in Gaadiidleydu iska diwaangeliyaan Wasaaradda. War-gelinta ka soo baxday Wasaaradda Gaadiidka oo uu ku saxeexan yahay Wasiirka Wasaaraddaasi, Cabdillaahi Abokor Cismaan ayaa lagu sheegay in Qalabka lagu xaddidayo […]
Somali News21 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa xukun ku ridday laba Nin oo la sheegay in lagu qabtay Khamri gaadhaya 444 Litir, kaasi oo lagu soo mooriyey Caagadaha Biyaha. Garsooraha Maxkamadda ee xukunka ku riday Ragga la sheegay in lagu qabtay Maandooriyaha Khamriga oo xukunka ku dhawaaqaya wuxuu yidhi “Waxaanu halkan ku soo […]
Somali News21 Aug 2019
Jawhar (HCTV) – Webiga Shabeelle ayaa ku fatahay Beero ku yaalla Tuulo la yidhaahdo Moyko oo u dhow Magaalada Jawhar. Webiga Shabeelle oo Xalay Saqdii dhexe Fatahaad sameeyay ayaa qaaday Beero ku yaalla Tuulada Jawhar, sida uu ku soo warramayo Weriyaha Telefiishanka HCTV uga warrama Jawhar. Muuqaallo laga soo qaaday Beeraha Biyaha Webigu saameeyeen ayaa […]