
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News21 Aug 2019
Laascaanood, (HCTV) – Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in maalada gudaheeda ay ka socdaan banaanbaxyo lagaga soo horjeedo dil dad shacab ah ay u geysteen ciidamo bileys ah oo ka dhacay magaalada Laascaanood. Dibadbaxan dadka shacabka ahi ay maanta ka dhigeen gudaha magaalada Laascaanood ayaa inta la ogyahay waxa […]
Somali News21 Aug 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Cadaalada Somaliland, Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax ayaa sheegay in la dilay Taliyihii watay Ciidan Puntland ee jid-gooyada u galay maalintii shalay gudoomiyaha gobolka Badhan ee Somaliland. Wasiir Cabdirisaaq ayaa sidoo kale tilmaamay in weerarkaasi ay soo qaadeen ciidamada Puntland ay jab xoogle kala kulmeen, isla markaana lagu dhaawacay taliye ku xigeenkii […]
Somali News21 Aug 2019
Hargeysa, (HCTV) – Agaasimaha Wasaarada Ganacsiga Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa go’aamo iyo amaro ka soo saaray shaqo joojin ay sameeyeen Wakiilada Maraakiibta shixnada keena dekeda Magaalada Berbera. Agaasimuhu waxa uu sheegay in guddi Madaxweyne Muuse Biixi uu u saaray inay soo baadhaan sababta keentay in dekeda Berberi ay uga qaalisanaato dekedaha jaarka ah ay […]
Somali News21 Aug 2019
Washington, (HCTV) – Waaxda arimaha dibada ee dalka Maraykanka ayaa meel marisay in maamulka dawladda Taiwan laga iibiyo 66 diyaaradaha dagaalka ee F-16, waxaana talaabadan la filayaa in ay si weyn uga cadhaysiiso dawlada Shiinaha. Taiwan ayaa heli doonta noocii ugu dambeeyey ee diyaaradaha the Lockheed Martin-built fighter, the F-16C/D Block 70, kuwaas oo heshiisa […]
Somali News21 Aug 2019
Jakarta, (HCTV) – Dawladda Indonesia ayaa ciidamo ka badan 300 askari u daadguraysay gobolka galbeedka Papua oo dibadbaxyo ay ku faafeen, waxaana sidoo kale lagu soo waramayaa in xabsi ku yaalay halkaasi la jabsaday, khasaarana uu ka dhashay dibadbaxyaaadi ka socda gobolkaasi. Wasiirka Amaanka ee dawlada Madaxweyne Jako Widodo ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in dawlada Indonosia […]
Somali News21 Aug 2019
Kismaayo, (HCTV) – Madaxweynaha xilku ka dhamaaday ee maamul goboleedka Somalia ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa kulan la yeeshay xubnaha xildhibaanada cusub ee maamul goboleedkaasi. Kulankan Axmed Madoobe ayaa ku soo beegmaya xili maaalinta berri lagu wado in magaalada Kismaayo ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Jubbaland, waxaanu musharax Axmed Madoobe oo markii saddexaad u taagan […]
Somali News20 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Weerar Ciidamo Puntland ah ku qaadeen badhasaabka Gobolka badhan ee Somaliland, Salaasadii Maanta. Lama oga khasaaraha ka dhashay Weerarkaa la sheegay in lagu qaaday Badhasaabka Gobolka Badhan iyo illaaladiisa oo watay hal gaadhi oo Tikniko ah, laakiin Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye oo Caawa la […]
Somali News20 Aug 2019
Kismaayo (HCTV) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa soo saaray Go’aan lagu xidhayo Xuduudaha Badda, Dhulka iyo Cirka ee Maamulkaasi, illaa 23-ka bishan August, 2019. Guddiga amniga ee Maamulka Jubbaland oo Maanta yeeshay kulan ay sugidda Amniga ee Maalinta doorashada, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen in laga bilaabo 20-ka bisha August illaa […]
Somali News20 Aug 2019
N/York (HCTV) – Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay António Guterres, ayaa Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay u gudbiyey War-bixin dheer oo uu kaga hadlayo Xaaladda Soomaaliya oo Somaliland-na ku jirto. Mr. Guterres ayaa War-bixinta uu u gudbiyey Golaha Amaanka kaga hadlay Arrimo badan oo khuseeya Xaaladda Soomaaliya, khilaafaadka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya iyo weliba Maamul-gobolleedka […]
Somali News20 Aug 2019
Burkina Faso (HCTV) – Madaxweynaha Burkina Faso aya sheegay in ugu yaraan 24 Askarta Dawladda ah lagu dilay weerar lagu qaaday Saldhig Ciidammada Dawladdu ku leeyihiin Waqooyiga Dalkaasi. Madaxweyne Roch Kabore ayaa qoraal uu soo saaray Salaasada Maanta ku sheegay in ka sakow 24 dhintay ay dhaawacmeen 7 Askari oo kale, illaa haddana la la’yahay […]
Somali News20 Aug 2019
Rome, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay, kadib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay isaga iyo xukuumadiisa. Mr Conte ayaa sheegay inuu si rasmi ah xilka ugala wareegi doono xilkiisa madaxweynaha, Sergio Mattarella, ka dib markii la soo gabagabeeyey doodii ka dhacday aqalka Senate-ka Salaasadii maanta. Raysal […]
Somali News20 Aug 2019
Nairobi, (HCTV) – Wasaarada Arimaha Dibada ee dalka Kenya ayaa shaaca ka qaadday inay ka walaacsan tahay warqad uu 17-kii bishan soo saaray ergeyga Xogahayaha Guud ee Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Soomaaliya, Amb. James Swan, taas oo ku saabsanayd doorashada Madaxtinimada ee Maamul goboleedka Jubaland. Warqad kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha dibedda Kenya ayaa […]