
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News20 Aug 2019
Idlib, (HCTV) – Maleeshiyo Mucaarid ah oo ka dagaalanta dalka Suuriya ayaa iskaga baxay magaalada Khan Shaikhoun oo ah magaalada ugu balaadhan gobolkaasi oo dagaal culus uu maalmihii u dambeeyey uu ku dhexmarayey Maleeshiyadaasi iyo ciidamo daacad u ah Madaxweynaha Bashaar Al-Assad. Wararku waxa ay intaa ku darayaan in gabi ahaanba ay maleeshiyadu ay banaysay […]
Somali News20 Aug 2019
Garoowe, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ayaa ku gacan saydhay wadahadal Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni uu ugu baaqay Somaliland. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash waxa uu tilmaamay inuu ka soo horjeedo Wadahadalo shuruud la’aan ah oo lala galo Somaliland, isla markaan wadahadaladaasi ay ka hor imanayaan Dastuurka Puntland. War-saxaafadeed […]
Somali News20 Aug 2019
Badhan, (HCTV) – Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta ka dhacay deegaanka Hadaaftimo ee gobolka Badhan, kadib markii uu deegaankaasi uu socdaal ku tagay gudoomiyaha gobolka Badhan ee Somaliland. Wararka ku saabsan dagaalkan ayaa sheegaya in ilaa iyo hadda ay jiraan khasaare ka dhashay dagaalkaasi hase yeeshee ma cada […]
Somali News19 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si rasmi ah u daah-furtay dugsi waxbarasho oo loogu talogalay inay aqoon iyo xirfad dirawalnimo oo casri ah ka helaan dirawaaliinta ka shaqeeya gaadiidka kala duwan ee dowladda, halka sidoo kale halkaas lagaga dhawaaqay in la beddelay liisankii hore waraaqda ahaa ee ay isticmaali […]
Somali News19 Aug 2019
Dadka bilowgii soow keli-keli duurka uguma ay nooleeyn. Dabeedna, koox-koox, bulsho-bulsho ama beel-beel umay deggin. Bilowgii nolosha cid kasta, iskeed bay ugaadhsi iyo qabaadhsi ugu nooleeyd… Bulshada oo markastaa sii kordhaaysay, kheeyraadkuna uu yahay isla kii, dadkii waxa mideeyey dantooda u weeyn oo aheeyd biyo iyo baad. Tirada dadka oo markaste kordhaaysay waxa ay keentay […]
Somali News19 Aug 2019
Suuriya (HCTV) – Kolonyo Ciidammada Turkiga ah oo u socday Magaalada Khan Sheikhoun ee Waqooyi-galbeed Dalka Suuriya ayaa waxa weerarray diyaaradaha Dagaalka Dawladda Suuriya. Ciidammada Turkishka ah oo la sheegay inay gudaha u galeen deegaanka Khan Sheikhoun ayaa doonaya inay taageeraan Maleeshiyaad Turkigu taageero oo dagaal kula jira Ciidammada Dawladda Suuriya ee ku gedaaman Gobolka […]
Somali News19 Aug 2019
Suudaan (HCTV) – Madaxweynihii hore ee dalka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir, kaasi oo dalka Suudaan xukumayey 30 Sanadood, ka hor intii aan saddex bilood ka hor Xilka laga tuurin, ayaa Maanta ka soo hor-muuqday Maxkamad ku taalla Magaalada Khartoum. Dambiyada loo haysto Cumar Xasan Al-bashiir ayaa lagu sheegay Musuqmaasuq uu sameeyay muddadii uu xukumayey Dalka […]
Somali News19 Aug 2019
Idlib (HCTV) – Colonyo Ciidammada Turkiga ah ayaa gudaha u galay deegaano ka mid ah Idlib, dalka Suuriya. Ciidammada Turkishka ah oo la sheegay inay gudaha u galeen deegaanka Khan Sheikhoun ayaa doonaya inay taageeraan Maleeshiyaad Turkigu taageero oo dagaal kula jira Ciidammada Dawladda Suuriya eek u gedaaman Gobolka Idlib. Laakiin, Wararkii u dambeeyay ayaa […]
Somali News19 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Dowladda Qatar ayaa shaacisay in ay bilaabayso Dhismaha Dekedda Magaalada Hobyo ee Maamul-gobolleedka Gal-mudug ee Soomaaliya. Sidaa waxa sheegay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha ee Dawladda Qadar Abdulrahman bin Jassim Al Thani oo ka mid ah Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibedda ee Qadar oo Maanta booqasho ku tagey Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradaha Dekedaha […]
Somali News19 Aug 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa ayaa sheegay in saddexda xisbi ay ku heshiiyeen in arinta kordhinta xubnaha guddida doorashooyinka loo gudbiyo Golaha Wakiilada, hadii Golaha Wakiiladu ay diidaan oo ay dib usoo celiyaana lagu wadashaqeeyo sidii hore ee todobada xubnood ee Komishanka doorashooyinka. […]
Somali News19 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibedda, ahna Raysal-wasaare ku-xigeenka Dawladda Qadar ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Weftigan uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibedda Qadar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Masuuliyiin uu hor-kacayey Raysal-wasaare ku-xigeenka […]
Somali News19 Aug 2019
Siwel, (HCTV) – Ururka kubadda cagta CONIFA ee waddamada aan la aqoonsan ayaa shaaciyay in aanay Somaliland ku qaban doonin ciyaaraha sannadka 2020 oo markii hore qorshuhu ahaa in Somaliland martigaliso Tartankaasi. CONIFA, ayaa tallaabadan ku sababaysay arrimo farsamo iyo weliba arrimo la xidhiidha martigelinta, sida lagu sheegay qoraal ay soo dhigeen website-kooda oo u […]