
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Aug 2019
Laascaanood, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay lagu dilay nin shacab ah, kaas oo ciidamada amaanka ee Somaliland oo iyagu habeenimadii u dambeeyey halkaasi ka waday hawlgalo lagu sugayo amaanka isla markaana lagu qabqabanayo dadka hubka sharci darada ah sita. Sida uu ku soo waramayo Wariyaha […]
Somali News19 Aug 2019
Kabul, (HCTV) – Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa balan ku qaaday inuu tirtiri doono kooxda loo yaqaano ISIL oo xili dalkaasi uu isku diyaarinayey dabaal dega maalinta madaxbanaanidiisa lagu qaaday weerar lagu beegsaday xafladd aroos oo ka dhacaysay caasimada dalkaasi ee Kabul maalintii shalay. Ghani oo ka hadlayey maanta mar uu booqday qaar ka mid […]
Somali News19 Aug 2019
Dankil, (HCTV) – Aya Na’amana, oo ah ardayad Israeli ah oo lagu waayey lamadagaanka Danakil ee waqooyi-bari ee dalka Ethiopia, ayaa maydkeeda laga helay lamadagaankaasi maalintii shalay. Gabadhan oo da’deeda lagu sheegay 21 jir ka soo socdaashay Israel iyada iyo koox arday ah si ay usoo arkaan lama dagaankan Dankila sal desett oo la sheegay […]
Somali News18 Aug 2019
Garoowe, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland aanu wax wadatashi ah kala yeelan Madaxweyne ku xigeenka guddida doorashada Puntland oo maalintii shalay uu magacaabay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni. Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ayaa intaasi ku daray in maadaama oo aanu Madaxweyne ku xigeen ahaan […]
Somali News18 Aug 2019
Djibouti, (HCTV) – Madaxweynaha dawladda Federalka ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal ku tagay magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti. Weftiga Madaxweynaha Somalia ayaa waxa garoonka diyaaradaha Jabuuti kaga hortagay oo ku soo dhaweeyay Raysal Wasaraaha Jabuuti, Cabdulqaadir Kaamil Maxamed, Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Isgaadhsiinta iyo xubno ka tirsan goleyaasha […]
Somali News18 Aug 2019
California, (HCTV) – Maliha Mohammed oo ah Dabaakh ama cunta kariye, ayaa jabisay rikoodhka tartanka caalamiga ah ee cunto karinta. Dabaakhan ama cunto karisadan ka soo jeeda magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa 68 saacadood ku jabisay rikoodh hore u haystay dabaakh Rickey Lumpkin oo ka soo jeeda California dalka Maraykanka oo ku haystay 68 […]
Somali News18 Aug 2019
Gibraltar, (HCTV) – Gibraltar ayaa diiday codsi uga yimid dawlada Maraykanka oo uu ku doonayo in la qabto Markabka Iran ee shidaalka sida oo ah xudunta khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeyey Iran iyo dalalka Yurub. Bishii July 4-teedii ayay ahayd markii Ciidamada Badda ee British Royal Marines ay markabkaasi ku qabteen meesha la yidhaa Gibraltar, […]
Somali News18 Aug 2019
Khartoum, (HCTV ) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa dhamaystiray qorshihiisii socdaal uu ku tagay dalka Sudan, kaas oo Addis Ababa ku soo celiyey tiro ka badan 100 Gabdhood oo ku dhibaataysnaa dalka Sudan. Kuwa dalka Ethiopia lagu soo celiyey ayaa waxa ku jira xubno dhawaan laga soo daayey xabsiga dalka Sudan, halkaas […]
Somali News18 Aug 2019
Yemen (HCT) – Jabhadda Xuutiyiinta ee dagaalama Dalka Yemen ayaa Magacaabay Safiir u fadhiyi doona Dalka IRAN, Maalmo ka dib markii Wefti ka socda Xuutiyiintu la kulmeen Hoggaamiyaha ugu sarreeya IRAN Ali Khamenei. Safiirka Xuutiyiintu u Magacaabeen Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN oo Magaciisu yahay Ibrahim Mohammed Al-Dailami ayaa sheegaysa heerka uu gaadhsiisan yahay Xidhiidhka […]
Somali News18 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Cabdillaahi (Indho-indho), oo ka mid ah Golaha Guurtdida ayaa ka hadlay Wada-hadal nabadeed oo uu ku baaqay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni, Wada-hadalladaas oo uu doonayo in Somaliland kala yeesho Muranka xuduudka. Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Cabdillaahi (Indho-indho) oo Maanta la hadlay Telefiishanka HCTV ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya wuxuu […]
Somali News18 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka baxay heshiis saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ka gaadheen in lagu soo afjaro Khilaafka dib u dhaca doorashooyinkaasi, heshiiskaasi oo dhigayey in laba Xubnood oo cusub lagu soo daro Guddiga doorashooyinka. WADDANI ayaa heshiiska ka baxay, ka dib markii Shalay La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiilladu […]
Somali News18 Aug 2019
Soomaaliya (HCTV) – Ugu yaraan 2 Askari oo ka mid ah Ciidammada Dawladda Soomaaliya ayaa lagu dilay, tiro intaa ka badana way ku dhaawacmeen, markii dagaalemayaasha Al-shabaab weerarreen Saldhig Ciidammada dawladdu ku leeyihiin Koonfur-galbeed, sida laga soo xigtay Masuuliyiin. Weerarka ayaa ka dacay deegaanka Daynuunaay, taasi oo 25KM Koonfur kaga beegan Magaalada Baydhabo ee Caasimadda […]