
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News18 Aug 2019
Paris (HCTV) – Qof Macmiil u ah Meherad cuntooyinka fudud laga cuno ayaa Toogasho ku dilay Nin Mudalab ah, isagoo ku eedaynaya inaanu deg-deg ah ugu adeegin. Macmiilka Dilka geystay ayaa ku andacooday in Mudalabku aanu si dhakhso ugu diyaarin Saanwayj uu doonayey inuu iibsado. Booliska ayaa sheegay inay bilaabin baadhitaan ay ku samaynayaan Dilaaga, […]
Somali News18 Aug 2019
Kabul (HCTV) – Qarax lala beegsaday Hool ay ka socotay Xaflad Aroos Caasimadda Dalka Afghanistan ee Kabul ayaa waxa ku dhintay 63 Qof, waxaana ku dhaawacmay 180 Kale. Goob-joogeyaal ayaa Warbaahinta u sheegay in Ruux isa soo miidaayey oo Waxyaabaha Qarxaa ku rakibnaayeen uu is Qarxiyey Xafladda Arooska oo socota. Qaraxan oo dhacay Saacaddu markay […]
Somali News17 Aug 2019
Suudaan (HCTV) – Wefti uu hoggaaminayo Raysal-wasaaaraha Dawladda Federaalka Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa booqasho ku tagay waddanka Suudaan. Raysal-wasaaraha Itoobiya iyo Weftiga la socda ayaa ka qayb-galaya xafladda ay mucaaradka iyo golaha ku meel gaadhka ah ee ciidamada Millateriga Suudaan ku kala saxeexanayaan heshiiskii ugu dambeeyey oo ay xukuumad isku dhaf ah ku soo […]
Somali News17 Aug 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa dhamaystiray Guddiga ku meel-gaadhka ah ee doorashooyinka Puntland. Guddiga doorashooyinka Puntland oo ka kooban 9 Xubnood isla-markaana Afar ka mid ah uu soo Magacaabay Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu, ayaa waxa ku jira Dad caan ah oo uu ka mid yahay Cabdinuur Shuukh Maxamed Isxaaq oo muddo […]
Somali News17 Aug 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa sheegay inay diyaar u yihiin Wada-hadallo ay Somaliland kala yeeshaan khilaafka dhuleed ee Muddada dheer u dhexeeyay. Madaxweynaha Puntland oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay inay Maamul ahaan diyaar u yihiin inay Somaliland ka wada-hadlaan khilaafka la xidhiidha […]
Somali News17 Aug 2019
Camaron (HCTV) – Sagaal Shiinaha u dhashay iyo 8 u dhashay Dalka Ukrain ayaa laga afduubay, ka dib markii Biyaha badda Dalka Cameron lagu weerrarray Laba Maraakiibta Ganacsiga ah. Afduubkan ayaa dhacay Khamiistii toddobaadkii la soo dhaafay “17 Bad-maaxeyaal Shiine iyo Ukrain u kala dhashay ayaa la Afduubay (kuwaasi) oo 9 ka mid ahi ahaayeen […]
Somali News17 Aug 2019
Falastiin (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Isreal ayaa toogasho ku dilay Dirawal reer Falastiin ah, ka dib markii uu jiidhay laba Qof oo Shacabka Yuhuudda ah. Booliska Isreal ayaa sheegay in Dirawalka ay toogteen uu ku weerarray Gaadhiga labada Qof ee uu jiidhay, kuwaasi oo dhaawac soo gaadhay. Labada Qof oo Gaadhigu ku jiidhay Daanta […]
Somali News17 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Golaha Wakiillada Somaliland ayaa laalay Mooshin lagu dalbanayey in Wax ka beddel lagu sameeyo Xeerka Doorashooyinka Madaxweynaha iyo Goleyaasha deegaanka, xeerkaasi oo sababta wax looga beddelayey ahayd in 2 xubnood oo cusub lagu daro komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo hadda tiradoodu tahay 7 Xubnood. La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada Somaliland, Mustafe Maxamed Xaaji […]
Somali News17 Aug 2019
Kismaayo, (HCTV) – Maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay wajigii hore doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul gobolleedka Jubbaland oo ay ku tartamayeen labo musharax. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxa ku tartamay Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan iyo Xuseen Shiinow Cali waxaana ku guuleystay Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan (Sheekh Cabdi ) Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa helay 55 Cod […]
Somali News17 Aug 2019
Baydhabo, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal culusi uu saaka ku dhexmaray Maleeshiyada Al-shabaab iyo Ciidamada dawladda Somalia deegaanka Daynuunaay oo qiyaastii 30KM u jira magaalada Baydhabo, halkaasoo saldhig ay ku leeyihiin ciidamo ka tirsan militari Soomaaliya. Dagaal ayaa yimid kaddib markii Al-shabaab ay weerar dhowr jiho ku qaaday deegaankaas, […]
Somali News17 Aug 2019
Washington, (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa soo saartay waaran qabasho ah oo la doonayo in lagu qabto Markabka Saladiida Iran sidan, kaas oo bishii la soo dhaafay ciidamada Ingiriisku ay qabteen kadib markii ay ku eedeeyeen inuu ku xadgudbay cunaqabatayn caalami ah. Hase yeeshee Markabka The Grace 1 ayaa amar ay soo saartay maxkamada sare […]
Somali News17 Aug 2019
Washington, (HCTV) – Rashida Tlaib oo ka mid ah xildhibaanada Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in aanay booqan doonin daanta galbeed oo xoog ay ku haysato Israel, taas oo dawladda Israel ku tilmaantay mid bahdilaad ku haysa shacabka Falastiin. Rashiida Dlaib ayaa sheegtay in qorshaha safarka ay ku tagaysay Daanta Galbeed ee dhulka […]