
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News15 Aug 2019
Tell Vive, (HCTV) – Israel ayaa go’aansatay inay dalka Maraykanka ku hor joogsato labada hablood ee ka tirsan aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ee Ilhaan Omar iyo Rashida Tlaib oo aanay dalkaasi galin, waxyar ka dib markii Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump uu sheegay “Inay diciifnimo weyn ay tahay” in loo ogolaado iyaga inay galaan. Go’aankan […]
Somali News15 Aug 2019
Gibraltar, (HCTV) – Maxkamada Sare ee Gibraltar ayaa xukuntay in Markabkii saliida siday ee dalka Iran uu fasax u haysto inuu shiraacdo, waxyar ka dib markii dawlada Maraykanku ay codsatay in la qabto markabkaasi. Markabka Grace 1 ayaa waxa xeebta Gibraltar ku qabsaday Ciidamada Badda ee Britain bishii July 4-teedii, kuwaas oo uga shakiyey inuu […]
Somali News15 Aug 2019
Kashmir, (HCTV) – Ugu yaraan saddex Pakistaniyiin ah iyo shan askari oo ciidamada Hindiya tirsan ayaa lagu dilay tacshiiradd la isku waydaarsaday xadka gobolka lagu muransan yahay ee Kashmir, sida ay sheegeen Ciidamada dalka Pakistan. Major General Asif Ghafoor, oo ah afhayeenka ciidamada Pakistan ayaa qoraal uu soo dhigay Twitter-ka maanta ayaa sheegay in ciidamada […]
Somali News15 Aug 2019
Moscow, (HCTV) – Diyaarad nooca rakaabka qaada ah ayaa si cajiib ah u cago dhigatay meel u dhow Moscow markii ay wax yar uun ka duushay, kadib markii koox shimbiro ahi ay weerareen isla markaana ay mishiinka waxyeeleeyeen, sida ay ku waramayaan warbaahinta dalka Ruushku. Diyaaradan oo nooceedu ahaa The Airbus A321 oo ay leedhaay shirkadda Ural Airlines ayaa […]
Somali News15 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Subaxdii hore ee Saaka kor ku soo maray meelo ka mid ah xarumaha Dawladda ee Magaalada Hargeysa. Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland oo u qornaa sidan “Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi […]
Somali News15 Aug 2019
India (HCTV) – Dawladda boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa waxay $75 Billion dollar ku Maalgelinaysaa gudaha Dalka Hindiya, iyadoo is-diidsiinaysa ama iska indho-tiraysa xaqiiqada waxa Hindiya wakhtiga xaadirka ah ka jira iyo Dulmiga lagu hayo Muslimiinta Kashmiir. Saudi Arabia ayaa ogolaaday inuu Maal-geshigii ugu weynaa ee uu dalka dibeddiisa ka sameeyo ka hirgelinaya dalka Hindiya, Maalmo […]
Somali News15 Aug 2019
Suuriya (HCTV) – Diyaarad dagaal oo ay lahayd Dawladda Suuriya ayaa lagu soo riday Gobolka Idlib. Dawladda Suuriya ee Ruushku taageero ayaa Xayirtay Magaalo Muhiim ah oo ka mid ah Gobolka Idlib, ka dib dagaal culus oo ku dhex maray Jabhadaha Mucaaradka ku ah, kuwaasi oo ah kuwa Diyaaradda ka soo riday. Jabhadda Hay’et Tahrir […]
Somali News15 Aug 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa Magacaabay Agaasime-waaxeedyo ka mid ah Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland. Madaxweynaha ayaa sidoo kale Magacaabay Madaxda Maxkamadda Gobolka Mudug ee Puntland, sida lagu sheegay Wareegtooyin ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland. Halkan Hoose ka Akhri Magacyada Masuuliyiinta Xilalka loo Magacaabay. Horn Cable Tv Waaxda […]
Somali News15 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka Somaliland, ayaa Maanta ku dhawaaqay Natiijada imtixaannaadka Qaranka ee Fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe iyo Fasallada 4-aad ee Dugsiga sare. Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka Somaliland, Daa’uud Axmed Faarax oo ay hareero fadhiyaan Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Somaliland, Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi iyo Masuuliyiin kale oo ka mid ah Wasaaraddaasi, ayaa […]
Somali News15 Aug 2019
Malawi (HCTV) – Maxkamad ku taalla Malawi ayaa xukun ku ridday laba Nin iyo Gabadh lagu eedeeyay inay dileen Qof ka mid ah Dadka Jidhkoodu caddaanka yahay ee loo yaqaanno Albiino, sida uu sheegay mid ka mid ah xukaamta Maxkamaddu Arbacadii Shalay. Malawi ayaa illaa sannadkii 2014-kii waxa lagu arkay weerarro lagu qaadayo Dadka Albiinada […]
Somali News15 Aug 2019
Suudaan (HCTV) – Dawladda Maraykanka ee Dalkeeda ka mabuucday inuu soo galo Taliyihii hore ee Sirdoonka dalka Suudaan. Go’aanka Dawladda Maraykanka oo soo baxay Arbacadii Shalay, ayaa lagu sheegay sababta looga mabnuucay Salah Ghosh inuu galo Dalka Maraykanka inay tahay in intii uu xilka hayey ku kacay Xad-gudubyo, sida Toojar. Salah Ghosh ayaa xilka Taliyaha […]
Somali News14 Aug 2019
Kuala Lumpur, (HCTV) – Golaha Wasiirada Malaysia ayaa maanta kulan ka yeeshay waxa laga yeelayo degenaanshaha uu dalkaas siiyey Sheekha u dhashay dalka India ee Dr Zakir Naik, kaas oo saddex wasiir oo ka mid ah xukuumada Malaysia ay dalbadeen in dalka laga saaro, maadaama oo lala xidhiidhinayo eedeymo ku saabsan khudbado xasaasiya oo uu […]