
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News14 Aug 2019
Aw-Dheegle, (HCTV) – Taliyaha ciidamada Lugta dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay weerar qaraxyo ku bilaawday oo baqadii maanta Ururka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaanka Awdheegle. Taliyaha ciidamada Lugta General Yuusuf Raage Odawaa oo la hadlay warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in degmada Awdheegle yaallaan hadda meydadka raggii weerarka soo qaaday […]
Somali News14 Aug 2019
Addis Ababa (HCTV) – Muran ayaa ka taagan Natiijada Imtixaannaadka heer Qaran ee Fasallada 12-aad ee Dugsiga Sare ee Dalka Itoobiya. Wakaaladda Imtixaannaadka Qaranka ee Dalka Itoobiya ayaa dhawaan shaacisay Natiijooyinka ka soo baxay Imtixaankii kama dambaysta ahaa ee Fasallada 12-aad ee Dugsiyada Sare, laakiin Natiijooyinkaasi ayaa waxa ku qanci waayay Ardaydii gashay iyo Waalidiintooda, […]
Somali News14 Aug 2019
Addis Ababa (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya, Dr Abiy Axmed ayaa qaabilay Wakiilka gaarka ah ee dhiggiisa dalka Japan, Danjire yushfaami okamura, kaasi oo booqasho ku jooga Dalka Itoobiya. Labada Masuul ayaa kulanka ay yeesheen kaga wada-hadlay hawlaha ka wada shaqaynta horumarinta aas-aasiga ah ee wadamada Qaaradda Afrika iyo sugida Amniga Waddamada Mandaqada Geeska Afrika. […]
Somali News14 Aug 2019
Chad (HCTV) – Ruux haween ah ayaa isku qarxisay meel ka mid ah Galbeedka Dalka Chad Xilli hore oo Arbacada Maanta ah. Sida laga soo xigtay Sarkaal sare oo ka mid ah Ciidammada Chad, waxa Qaraxa Haweenaydu geysatay ku Geeriyooday dad gaadhaya Lix. Ilo-wareedyo ayaa sheegay in Weerarkan ay ka dambeeyeen Dagaalyahannada Kooxda ka dagaalanka […]
Somali News14 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Telefiishanka HCTV ayaa Waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya la yeeshay Kornayl Siciid Cawil Caarre oo hoggaamiya Jabhad ka goosatay Ciidammada Qaranka Somaliland oo cadho ku jooga bariga Fog ee Gobolka Sanaag. Kornayl Caarre ayaa Waraysiga uu Telefiishanku la yeeshay kaga jawaabay su’aalo laga waydiiyey halkay marayso Waan-waan laga dhex wado Isaga iyo […]
Somali News14 Aug 2019
Soomaaliya (HCTV) – Warbaahinta Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta tebiyey in Ciidammada Dawladdu ay dhaawac gaadhsiiyeen Afhayeenka guud ee Xarakada Al-shabaab, Cali Maxamuud Raage iyo Dagaalemayaal kale oo kooxdaasi ka tirsan. Warka ay Warbaahinta Dawladdu baahisay ayaa sheegaya in Hawl-gal qorshaysan oo Ciidammada Dawladda ee sida gaarka ah u tababbaran ka fuliyeen deegaanka Shaam oo […]
Somali News14 Aug 2019
Tehran (HCTV) – Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee dalka IRAN, Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku taliyey in la taageero Dagaallada Jabhadda Xuutiyiintu kaga soo horjeedaan Xulafada uu Sucuudigu hoggaamiyo, kaasi oo uu ku eedeeyay inay kala jarayaan ama kala goynayaan Dalka Yemen. Ayatollah Ali Khamenei ayaa hadalkan sheegay, ka dib markii uu Magaalada Tehran kula kulmay […]
Somali News14 Aug 2019
Aw-dhiigle (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ayaa Maanta Weerar culus ku qaadday Saldhig ay Ciidammada Millateriga Soomaaliya ka samaysteen deegaanka Aw-dheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Warar kala duwan oo ka soo baxaya Weerarka ayaa sheegaya in dagaalyahannada Al-shabaab ay Saldhig Cusub oo Ciidammada Dawladdu ka samaysteen Aw-dheegle ay markii koowaad albaabkiisa la beegsadeen Gaadhi Waxyaabaha Qarxa […]
Somali News13 Aug 2019
Saudi (HCTV) – Jabhadda ay IRAN taageerto ee Xuutiyiinta ayaa Weerarray Garoon diyaaradeed oo ku yaalla Magaalada Apha ee boqortooyada Sucuudiga. Weerarkan oo dhacay Salaasada Maanta ayaa waxay Xuutiyiintu u adeegsadeen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Drone, sida ay baahisay Wakaaladda Wararka ee Reuters oo soo xiganaysa Telefiishanka Xuutiyiinta ee Al-masirah Tv. […]
Somali News13 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay kulan ay Magaalada Barakaysan ee MAKKA ee dalka Sucuudiga ku yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirro ka mid ah dawladda Federaalka Soomaaliya. Sawir lagu baahiyey Baraha Bulshadu ku xidhiidho gelinkii hore ee Maanta ayaa muujinaya Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Wasiirka Arrimaha gudaha […]
Somali News13 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka hadlay Dil Deegaanka Ceel Af-weyn loogu geystay 7 Qof. Madaxweyne ku-xigeenka oo Tacsi u diray Ehelada Dadka lagu laayey deegaanka Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag, ayaa sidoo kalena sheegay in la qabtay qaar ka mid ah Dablaydii dilkaa geysatay […]
Somali News13 Aug 2019
Mexico (HCTV) – Boqollaal Mudaharaadayaal ah ayaa buux-dhaafiyey qaar ka mid ah Jidadka Caasimadda dalka Mexico, iyagoo dalbanaya in Cadaaladda la mariyo Rag ku eedaysan inay kufsadeen Laba hablood oo da’yar. Dadweynaha Mudaharaadaya oo u badan dumar ayaa ka cadhooday in Labada Hablood ay si kufsadeen Rag ka mid ah Ciidammada Booliska dalka Mexico. ku […]