
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Aug 2019
Jubbaland (HCTV) – Khilaafka ka taagan habka loo soo xulayo Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Maamul-gobolleedka jubbaland ee Soomaaliya ayaa Cirka isku shareeray, ka dib markii xalay Guddiga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland uu ku dhawaaqay 73 Xildhibaan oo ay soo xuleen Odayaasha dhaqanka ee Beelaha dega Jubbaland. Laakiin, Musharraxiinta u taagan Xilka Madaxweyne-nimo ee Maamulka Puntland […]
Somali News13 Aug 2019
Sanaag (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Maamul-gobolleedka Puntland ayaa sheegay inay qabteen dagaalyahano ka mid ah Kooxda Al-shabaab oo doonayey inay galaan Buuralayda Galgala oo fadhiisin kooxdaasi. Taliyaha Booliska Bariga Gobolka Sanaag ee Puntland, Cabdirisaaq Faarax Warsame ayaa sheegay in Ragga Al-shabaab ka mid ah oo ka yimid Beledweyne isla-markaana soo maray dhanka Somaliland, gaar […]
Somali News13 Aug 2019
Kismaayo (HCTV) – Guddiga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Xalay ku dhawaaqay Liiska 73 Xildhibaan oo noqonaya Baarlamaanka cusub ee Jubbaland. Xildhibaannada cusub oo ay soo xuleen Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Wada dega Jubbaland ayaa ka kooban 73 Xildhibaan, kuwaasi oo 9 ka mid ahi Haween yihiin. 73-ka Xildhibaan ayaa Fadhigooda u […]
Somali News13 Aug 2019
Diinta islaamku ahmiyad aad u wayn ayey siisay nolosha qofka muslimka ah, waxayna shareecada islaamku waajibisay in la ilaaliyo, la dhawro, amnigeedana la sugo nafta iyo nolosha ruuxa muslimka ah, iyadoo Ilaahay (SWT) uu xaaraan ka dhigay in sifo aan sharci ahayn loo gooyo nafta muslimka. Sida ku cad aayaadka qur’aanka kariimka ah, dilka badheedhka […]
Somali News12 Aug 2019
Ceel-Afweyn, (HCTV) – Ugu Yaraan shan qof ayaa ku dhintay afar kalena dhaawac ayaa soo gaadhay kadib markii dablay beeleed hubaysani ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa magaalada Ceel-Afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag. Dadka dhintay ayaa kala ah saddex dumar ah iyo laba nin sida uu Telefishanka HCTV u xaqiijiyey maayarka magaalada Ceel-Afweyn, […]
Somali News12 Aug 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Wax dhoofinta Itoobiya ayaa hoos u dhacayay ilaa sanadkii 2012, kaas oo hoos u dhucu uu gaadhay $170 milyan sanad miisaaniyadeedka la soo gabagabeeyey July 7, 2019 marka la barbar dhigo sanadkii hore. Dalka Ethiopia wuxuu helay lacag dhan $ 2.67 bilyan laga bilaabo 8da July, 2018 – July 7, 2019. […]
Somali News12 Aug 2019
Dara-es-Salam, (HCTV) – Dalka Tanzania ayaa aas loogu sameeyey dad tiradoodu ka badan tahay 70 qof oo ku dhintay xili ay isku dayayeen inay dhurtaan Shidaal ka qubanayey Booyad Shidaal oo markii dambe uu qarax ka dhashay. Qaraxan ayaa magaalada bariga ku taala ee Morogoro ka dhacay maalintii sabtidii, waxaana la arkayey daruuro qiim madow […]
Somali News12 Aug 2019
Dubai, (HCTV) – Kalluumaysato ajaaniib ah oo lagu haystay biyaha bariga Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay dalkooda. Dhamaan shaqaalahan Kalluumaysatada ah ayaa u dhalatay dalka Thailand ee qaaradda Aasiya, Kuwaas oo 14 kale oo ka mid ahaa shaqaalahaasi ku xanib-may xeebaha bariga Soomaaliya ee Maamul goboleedka Puntland gaar ahaan biyaha ku teedsan magaalada Boosaaso, waxaanay […]
Somali News11 Aug 2019
Yemen (HCTV) – Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa waxa xoog kula wareegay Jabhado doonaya In Koonfurta Yemen ka gooyaan Yemen inteeda kale, lana siiyo Madax-banaani. Jabhadaha Gooni u goosadka doonaya ayaa sheegay inay qabsadeen Madaxtooyada Magaalada Cadan ee looga Arrimiyo Dawladda Caalamku aqoonsan yahay ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdurabbi Hadi. Waxa kale oo ay […]
Somali News11 Aug 2019
Boorama (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin oo Maanta Salaaddii Ciidda la tukaday Shacabka Magaalada Boorama ayaa ka hadlay Colaadda Beelaha Ceel Af-weyn iyo Jabhadda Caarre. Mudane Rayaale oo Waraysi kooban siiyey Telefiishanka HCTV ayaa ugu horrayn isagoo ka hadlaya Murannada la xidhiidha Doorashooyinka dib u dhacay wuxuu yidhi “Dalku waa […]
Somali News11 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Guud ahaan Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland ayaa Maanta si wanaagsan looga oogay Ciiddal-Odxa. Dadweynaha reer Somaliland oo Dunida Muslimka la wadaagaya Farxadda Ciidda labaad ee ugu weyn Ciidaha labada ah ee Islaamka, ayaa Subaxdii hore ee Saaka Buux-dhaafiyey Garoommada waaweyn ee Kubadda Cagta iyo Masaajiddada si ay ugu oogaan Tukashada Salaadda Ciidda […]
Somali News11 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa Culimada Dalka ku dhaliilay inay ka gaabiyeen doorkoodii dhinaca wacyi-gelinta ku saabsan Colaadda ka taagan bariga Dalka, gaar ahaan deegaannada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlayaa wuxuu yidhi […]