
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News25 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland, kulankaas oo diiradda lagu saaray habsami u socodka qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka. Ugu horrayn Guddida doorashooyinka qaranku waxay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, warbixin ka siiyeen qaban-qaabada iyo hirgelinta hawlaha wakhtigan socda ee qabsoomidda […]
Somali News25 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in aanu jirin urur caalami ah ama mid goboleed oo sharciyan cambaarayn kara go’aan barlamaanka dal madaxbannaan soo saaray. “Waxaan leenahay waa sharci darro, dowladda Soomaaliyana masoo dhoweynayso cambaarayntaas ,” ayuu yidhi Wasiir Dubbe oo dhinaca kale sheegay […]
Breaking News22 Apr 2021
Addis Ababa, (HCTV) – Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (AU) ayaa caawa soo saaray bayaan ay ku cambaareynayaan go’aankii baarlamaanka Soomaaliya uu labo sano ugu kordhiyay dowladda, kaasoo meesha ka saaraya heshiiskii 17-kii Sebtember-2020. Golaha nabadda midowga Afrika ayaa sheegay in go’aanka barlamaanka uu qaatay uu wiiqayo midnimada iyo xasilloonida dalka, geeddi-socodka dimoqraadiyadda […]
Somali News22 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – Fadhigii 74aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo Muuqaalka ah ee (Video Conference), ayaa maanta lagu lafo-guray arrimaha amniga dalka, xanuunka covid 19 iyo […]
Somali News22 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeeysay dalalka Kenya iyo Jabuuti inay wadaan olole diblumaasiyadeed oo ay guddida midowga Afrika kaga dhaadhicinayaan in qodobo ay doonayaan lagu daro war-murtiyeedka lagasoo saarayo shirkooda maanta. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe oo goor dhowayd shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in ay kasii digayso […]
Somali News22 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Dabley hubeysan ayaa xaafada Albaraka ee degmada Hodan ku dishay Alle Ha u Naxariiste Dr Xasan Cismaan Ciise oo loo yaqaano Dr Buurane, kaasoo ahaa dhaqtar ku taqasusay cudurada Maqaarka. Dhakhtar Xasan ayaa la sheegay xiliga la dilayay inuu ku sugnaa banaanka hore ee gurigiisa kadibna rag bastoolado ku hubeysnaa aay dhowr […]
Breaking News21 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Inta la ogyahay ilaa saddex qof ayaa ku dhintay, shan kalena way ku dhaawacmeen kadib markii madaafíic lagu weeraray Madaxtooyada Somalia, duhurnimadii maanta oo Arbaca ah. Hoobiyeyaasha lagu bartilmmaameedsanayey Villa Sommalia oo tiradoodu gaadhaysay ilaa shan hoobiye ayaa saddex ka mid ahi waxay ku dhaceen guryo dad shacab ahi ay degan […]
Breaking News19 Apr 2021
Muqdisho, HCTV) – Taliyihii hore ee hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Somalia Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil, kaddib markii xalay ciidamada dowladdu weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday oo marayay aaga Marinaaya ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada weerarray ahaayeen kuwo ka […]
Somali News15 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda ayaa jawaab adag looga bixiyay go’aankii beesha caalamka ee mudada kororsiga labada sano oo dhawaan uu meelmariyay Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraalka Beesha Caalamka ayaa u dhigganaa sidda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada ee qaar ka mid […]
Breaking News14 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibada ee Somaliland ayaa lagu sheegay in dawlada Jamhuuriyada Somaliland ay aad uga walaacsantahay ficilada dimuqraadiyad iyo xasilooni la’aanta ah ee ka socda dalka ay jaarka yihiin ee Somalia. Warbixinta ay soo saartay ayaa sidoo kale lagu sheegay in “Ismarinwaaga siyaasadeed ee maanta taagani wuxuu markhaati […]
Somali News13 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-650/042021, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Cafis Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Xubintiisa 5aad; Markaan Arkay: Xeerka Ciqaabta […]
Somali News13 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay in ay jiran waxyaabo ay ku diidanyihiin xeerka furista ururada siyaasada. Guddoomiyihu muu carabaabin waxay ay ku diidanyihiin xeer ka furista ururada siyaasada ee xeer 14/2021 oo dhawaan golaha wakiiladu wax kabadalka ku sameeyay. Waxanu sheegay in hadi xeerku sida […]