
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News11 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Somaliland ayaa Madaxweyne Biixi iyo Qoyskiisa ku eedeeyay inay wadaan dhul boob iyagoo adeegsanaya Awoodda Dawladda. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbad u jeediyey Dadweyne Salaaddii Ciidda ku tukaday Garoonka Kubadda Cagta ee Xaafadda Xawaadle ee Magaalada Hargeysa, ayaa isagoo arrimahaa iyo […]
Somali News10 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Akhristayaal, Daawadayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro ku saabsan Fadliga Soonka Maalinta Carafo Sheekh Cabdillaahi Berberi oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa si faahfaahsan uga hadlaya Fadliga Maalintaa iyo Arrimo kale oo If iyo Aakhiraba ina anfacaya. Halkan Hoose ka Daawo Muxaadarada. Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-ka
Somali News10 Aug 2019
Denmark (HCTV) – Qarax ayaa waxyeeleeyay Saldhig boolis oo ku yaalla Caasimadda Dalka Denmark ee Copenhagen, xilli hore oo Sabtida Maanta ah. Qaraxan ayaa noqonaya kii labaad ee Caasimadda Danishka ka dhaca muddo Afar Maalmood gudaheed ah. Qofna kuma dhaawacmin Qaraxa oo ka dhacay Saldhig Boolis oo ku yaalla deegaanka Norrebro, sida uu xaqiijiyey Taliyaha […]
Somali News10 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyey xilliga la qabanayo Shirka Golaha dhexe ee Xisbigaasi. Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI, Cismaan Nuur Afgaab oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiska xisbiga ee Magaalada Hargeysa, ayaa isagoo arrimahaa ka hadlaya yidhi “Shir xisbiga WADDANI uga qabsoomay xarunta 8/08/2019 oo guddiga fulintu isugu yimaaddeen […]
Somali News10 Aug 2019
Tanzania (HCTV) – Inta la ogyahay Lixdan Qof ayaa ku dhintay, 70 kalena waxa soo gaadhay dhaawac culus deegaanka Morogoro ee Dalka Tanzania, ka dib markii Subaxdii hore ee Saaka ay Qaraxday Booyad Shidaal, markii uu dab ka kacay. Wararka laga helayo Booyadda Qaraxday, ayaa sheegaya markii booyaddu Rogmatay ay ku soo xoomeen Dad doonayey […]
Somali News10 Aug 2019
Turkey (HCTV) – 10 Bad-maaxayaal u dhashay dalka Turkiga oo la afduubay bishii July ee sannadkan, ayaa la siidaayey. Warbaahinta Dawladda Turkiga ayaa baahisay in 10-ka Bad-maaxe bishii July lagu afduubay Xeebaha Galbeedka Afrika, iyagoo oo la socday Markab nooca Koontiinarrada qaada ah oo ku jeeday Dalka Ivory Coast. Bad-maaxayaasha Turkiga u dhashay ayaa lagu […]
Somali News10 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay la xisaabtamayso Shirkadaha Magaalada Makka geeya Dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay soo gutaan waajibaadka Xajka, kuwaasi oo qaarkood lagu eedeeyay inay dayaceen Xujay ay Sannadkan halkaa geeyeen. Dawladdu waxay sheegtay inay ka war hayso Shirkado dayacay Xujaajtii ay geeyeen Magaalada Makka, sidaasi darteedna ay la xisaabi […]
Somali News10 Aug 2019
Makka (HCTV) – Wasaaradda Arrimaha Xajka iyo Cumrada ee Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday inay sannadkan Waajibaadka Xajka gudanayaan Muslimiin gaadhaya 2.5 Milyan. Dadka Xajka gudanaya ee Dacallada Dunida ka kala yimid ayaa Sucuudiga ku gaadhay Gaadiid kala duwan, sida Diyaarado, Maraakiib, Doonyo iyo Gaadiidka Caadiga ah ee dhulka mara. 1.86 Milyan qof oo ka tagay […]
Somali News10 Aug 2019
Chad (HCTV) – Ibrahim Badreddin Al Houthi oo ay Walaalo yihiin Hoggaamiyaha Kooxda Xuutiyiinta ah ee dagaallada ka wada dalka Yemen, ayaa lagu khaarajiyey Shirqool ka dhacay Magaalada Sanca. Warbaahin kala duwan ayaa baahiyey Wararka la xidhiidha Shir-qoolka lagu khaarajiyey Ibrahim Badreddin Al Houthi, waxayna sheegeen in Toddobaadkan Meydkiisa laga helay Guri ku yaalla Magaalada […]
Somali News9 Aug 2019
London, (HCTV) – Kumanaan qof ayay saamayn ku yeelatay Laydh la’aan soo food saartay meelo badan oo dalka Ingiriiska ah, taas oo saamaysay guryaha iyo noocyada kala duwan ee gaadiidka dadweynaha qaada. Shirkadda laydhka dalkaasi ee National Grid the Electricity System Operator (ESO) ayaa sheegay in labadii mishiin ee laydhka bixin jiray ay sababtu ka […]
Somali News9 Aug 2019
London, (HCTV) – Xafiiska Tirakoobka Qaranka ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in dhaqaalaha UK uu hoos u dhac ku yimid markii u horaysay tan iyo 2012-kii. Hoos u dhacan dhaqaale ee dalka Ingiriiska ayaa lagu qiyaasay inuu gaadhayo 0.2% intii u dhaxaysay bishii April iyo June. Hoos u dhaca la yaabka leh ayaa dhacay ka […]
Somali News9 Aug 2019
Makka, (HCTV) – Dad tiradoodu ka badan tahay laba million oo Muslimiin ah ayay u bilaabantay gudashada waajibaadka xajka oo sanad kasta loo tago dalka Sucuudi Carabiya. Gudashada waajibaadka Xajka ayaa lagu waajibiyey qof kasta oo Muslim ah oo dhaqaale ahaan iyo jidh ahaanba u awooda hal mar inta uu noolyahay. Jimcihii maanta, ayaya xujaajku […]