
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News9 Aug 2019
Muqdisho, (HCTV) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Amniga ee dawlada federalka ee Somalia ayaa lagu soo bandhigay baadhitaan hordhac ah oo xukuumada Somalia ay ka soo saartay qaabkii uu u dhacay iyo cidii ka dambaysay weerarkii Is-qarxinta ahaa ee ka dhacay xarunta dawlada Hoose ee magaalada Muqdisho ee Somalia oo uu ku geeriyooday Maayarkii […]
Somali News9 Aug 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegtay in Wasaarraddu marnaba aanay aqoonsan doonin natiijo kasta oo ka soo baxda doorashada Jubbaland, haddii aan la raacin qoddobo ay Wasaarraddu ka dalbatay maamulka Jubbaland in lagu saleeyo doorashada. War-qoraal ah oo maanta ka soo baxay Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maamulka Jubbaland hor dhigtay Saddex […]
Somali News9 Aug 2019
Kashmir, (HCTV) – Maamulka dalka Indian ayaa sheegay in dadka degan gobolka Kashmir ay ku tukan karaan meelaha u dhaw, sida salaada Jimce iyo Salaada Ciida oo ku soo fool leh, sida uu sheegay taliyaha gobolkaasi oo u waramay Wakaalada Wararka ee AFP. “Dadka waxa loo ogolaaday inay ku tukadaan meelaha u dhaw, ma jirto […]
Somali News8 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Shir-jaraa’id oo uu Maanta Magaalada Hargeysa ku qabtay Guddoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Soomaaliya, ayuu ku sheegay inay mar kale dib u dhacday doorashadii Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada. Doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada ayaa qorshuhu ahaa inay qabsoonto 12-ka bisha December, 2019-ka. Guddoomiyaha Komiishanka, Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi […]
Somali News8 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Taliyaha cusub ee Ciidammada Maraykanka ka jooga ee Afrika ee loo yaqaano Africom, Stephen Townsend ayaa booqasho ku tagay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya. Stephen Townsend oo booqashadiisa aan la sii shaacin, ayaa kulamo la qaatay Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Donald Yamamoto iyo Raysal-wasaare Xasan Cali Khayre. Taliyaha Ciidammada Maraykanka […]
Somali News8 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in aanay xilligeeda ku dhacayn doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannadu, kuwaasi oo muddaysnaa inay dalka ka dhacaan bisha December ee sanadkan. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo Saxaafadda la hadlay Maanta ayaa ku dhawaaqay Warka ah in aanay doorashadu ku qabsoomayn xilligii loo muddeeyay. […]
Somali News8 Aug 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa sheegay inay fududahay inuu Dawladda Federaalka Soomaaliya uu Madaxda ugu sarraysa ka noqdo Qof aan weligii Xafiis Dawladeed ka soo shaqaynin. Madaxweyne Deni oo ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Garoowe oo lagu daah-furay Qorshaha Horumarinta Puntland ee 2020 illaa 2024-ka, ayaa sheegay inay aad […]
Somali News8 Aug 2019
Itoobiya (HCTV) – Tuulo ku taalla Waqooyiga dalka Itoobiya ayaa looga baroor-diiqay 15 dhallinyaro ah oo ku dhintay badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga. Dhallinyarada badda ku dhintay ee dalkooda Itoobiya ka Tahriibay ayaa dhammaantood ku jiray Dugsiga sare, waxayna degganaayaan deegaanka Endalgeda oo ay ku haysteen nolol wanaagsan, markii ay naftooda u dhiibeen Dadka […]
Somali News8 Aug 2019
Thaiwan (HCTV) – Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 6.0 magnitude ka dhacay Waqooyi-bari Dalka Thaiwan. Dhul-gariirkan ayaa sababay khasaare sahlan , sida ay sheegeen Madaxda Dalkaasi oo soo xiganaya Hay’adaha Arrimahaa u qaabilsan. Hay’adda la socodka Dhul-gariirka ee Thaiwan ayaa sheegtay in dhul-gariirku ka soo bilaabmay Bad-weynta Pacific-ga, gaar ahaan meel 36KM Koonfur-bari ka xigta Magaalada Yilan. […]
Breaking News7 Aug 2019
Nairobi, (HCTV) – Zuleika Hassan oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa fadhigii baarlamaanka la soo gashay ilmo ay dhashay oo shan bilood jiray. Hase yeeshee Markii haweenaydaasi ay Baarlamaanka la soo gashay ilmahaasi oo ay tilmaantay inay sababtay xaaladd degdeg ah oo la soo gudboonaatay Haweenayda ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Kenya, Christopher Omulele uu amar […]
Somali News7 Aug 2019
Ankara/Washington, (HCTV) – Dawladaha Turkiga iyo Maraykanka ayaa ku heshiiyey inay sameeyaan meel xudun u noqota hawlgalada wadajirka ah si ay usugu dubaridaan qorshe meel amaan ah oo laga sameeyo Waqooyiga Suuriya, sida uu sheegay Wasiirka difaaca ee dalka Turkigu. Dhawaaqan ka soo yeedhay maanta oo Arbaca ah ayaa imanaya wadahadal saddex maalmood u socday […]
Breaking News7 Aug 2019
Mexico, (HCTV) – Milyaneer dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Ingiriiska oo baxsan ahaa muddo afar sano ah ayaa lagu xidhay dalka Mexico, kaas oo xukunka dilka xaaskiisa oo ka dhacday guri ay ku leeyihiin California ku wajihi doonta dalka Maraykanka. Peter Chadwick, oo da’diisu tahay 55 sano ayaa haysta dhalashada Maraykanka, ayaa laga soo […]