
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News7 Aug 2019
London, (HCTV) – Shirkadda diyaaradaha ee British Airways ayaa joojisay tiro ka badan 100 maanta oo Arbaca ah kadib markii hanaankii computer-rada ee shirkadahaasi ay ciladi la soo daristay. Joojintan ayaa saamaysay kumanaan qof oo ka safri lahaa madaarada London ee Heathrow iyo Gatwich airports. Halka 300 Duulimaad ay wajaheen dib u dhac saacad ku […]
Somali News7 Aug 2019
Kenya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ayaa weerartay Xuduudka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, waxayna burburiyeen Xarun Isgaadhsiineed oo ku yaalla xuduudka Soomaaliya. Taliyaha Booliska Gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Mohamed Birik oo Xaqiijiyey Weerarkan ayaa sheegay in Dagaalyahanno Al-shabaab ahi weerar ka fuliyeen Xuduudka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan meesha la yidhaahdo Hulugho, ka […]
Somali News7 Aug 2019
Islamabad, (HCTV) – Dalka Pakistan ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqay inuu hoos u dhigay xeerka “downgrade” xidhiidhka diblomaasiyadeed, isla markaana ay hakiyeen xidhiidhadii heshiiyada ganacsi ee ay la lahaayeen dalka HIndiya kadib markii dawlada New Delhi ay ku dhawaaqday inay meesha ka saartay heerkii sharci ee lagu dhaqi jiray Kashmir. Dalka Pakistan ayaa […]
Breaking News7 Aug 2019
Dubai, (HCTV) – Taqiullah Khan oo u dhashay dalka Hindiya ayaa sheegay in markii ugu horaysay ee uu Xajka tagaa ay ahayd sanadkii 1994-kii. Ninkan oo degan Bengaluru ayay da’diisu tahay 62 jir, kaas oo sheegay inuu xajiyey 25 tan iyo wakhtigaasi. Waxaanu Mr Khan uu wakhti xaadirkan uu dib ugu noqday Makkah isagoo markii […]
Somali News7 Aug 2019
Puntland (HCTV) – Dawladda Thailand ayaa Toddobaadkan ku dhawaaqday in 50 Muhaajiriin u dhashay Dalka Thailand lagu xidhay meel u dhow Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Maamul-gobolleedka Puntland. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Thailand oo Magaciisu yahay Busadee Santipitaks ayaa Arbacada Maanta sheegay in Madaxda Maamulka Puntland iyo kuwa dawladda Federaalka […]
Somali News7 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta u ambo-baxay Magaalada Barakaysan ee Makka, si uu halkaa ugu soo guto Waajibaadka Xajka. Madaxweyne Biixi oo ay tahay markii koowaad ee uu Xajka tagayo inta uu hayo Xilka Madaxweyne-nimo ee Somaliland, ayaa waxa ku wehelinaya xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirrada, sida Wasiirka […]
Somali News7 Aug 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u ambabaxaya dalka Sucuudi Carabiya oo uu ku soo gudan doono waajibaadka Hajka. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sidoo kale ay wararku sheegayaan inuu martiqaad rasmi ah uu ka helay dalka Sucuudi Carabiya, waxaanu Madaxweynuhu dalkaasi kula kulmi doono Boqor Maxamed Bin Salmaan. Wararku waxay intaa […]
Somali News7 Aug 2019
Kabul (HCTV) – Qarax loo adeegsaday Gaadhi Waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyey ee ka dhacay meel dibedda ka ah Saldhig Boolis oo ku yaalla Caasimadda Dalka Afhanistan ee Kabul. Qaraxa ayaa dilay 14 Qof , waxaana ku dhaawacmay 145 Qof, kuwaasi oo u badan Dad Shacab ah oo haween iyo Carruur ka mid yihiin. Qaraxan […]
Somali News7 Aug 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa booqan doona goobihii ay ka dhaceen toogashada dad badan oo rayad ah oo lagu laayey Ohio iyo Texas iyadoo loogu digay inaan laga soo dhaweyn doonin. Weeraradii ka dhacay Dayton iyo El Paso waxaa ku dhintey 31 qof. Inkastoo Madaxweyne Trump uu ka hadlay cunsuriyada iyo […]
Somali News7 Aug 2019
Johannesburg, (HCTV) – Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa dalka Koonfur Afrika kaga qaybgalay shirka sanadlaha ee guddoomiyaasha Baarlamaanada Afrika. Shirkan oo lagu qabtay magaalada Johannesburg ayaa guddoomiyaha Baarlamaanka wuxuu ka jeediyay khudbad Af-Ingiriisi ahayd oo uu kaga hadlay dhowr arimood oo khuseeyay Arrimaha qaxootiga iyo barakacyaasha Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda […]
Somali News7 Aug 2019
Pyongyang, (HCTV) – Madaxweynaha Waqooyiga Korea Kim Jong Un ayaa ku dhawaaqay in gantaaladii ugu dambeeyey ee oo xidhiidh ah ay tijaabisay dalkiisu, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin digniin uu u dirayo Koonfurta Kuriya iyo Milatariga dalka Maraykanka. Warbaahinta dalka Waqooyiga Kuuriya ayaa ku warantay maanta oo arbaca ah war-saxaafadeed uu soo saaray […]
Somali News6 Aug 2019
Hargeysa(HCTV) – Wargeyska L’Indro oo ka soo baxa Dalka Talyaaniga, ayaa warbixin dheer ka qoray dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, qoraalkaas oo uu ciwaan uga dhigay “Somaliland iyo Somalia: Laba dal oo Mataanno ah oo muddo dheer iska soo horjeeday.” Wargeyska L’Indro ayaa War-bixintiisa kaga warramay sidii ay 1960-kii u midoobeen Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, burburkii midowgaas […]