
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News6 Aug 2019
India (HCTV) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha dibedda Dalka Hindiya, Sushma Swaraj ayaa Geeriyootay. Sushma Swaraj oo da’deedu ahayd 67 ayaa Salaasada Maanta Magaalada Delhi ugu Geeriyootay Wadne Xanuun ku soo booday, sida ay sheegeen Masuuliyiinta Dalka Hindiya. Wararka la xidhiidha Geerida Wasiirkii hore ee Arrimaha dibedda Hindiya ayaa sheegaya in Saacadda Delhi markay […]
Somali News6 Aug 2019
Buuhoodle (HCTV) – Dadka iyo Xoolaha ku dhaqan Degmada Buuhoodle iyo deegaannada ku xeeran ayaa waajahaya Biyo la’aan, ka dib markii ay xumaadeen oo ay fadhiisteen laba Ceel oo Dadka iyo Duunyaduba ka cabbi jirtay. Labada Riig oo midkood dhanka Bari ka xigo Magaalada Buuhoodle, midna uu ku yaallo Deegaanka Xadhadhan oo qiyaastii 21KM dhinaca […]
Somali News6 Aug 2019
Mali (HCTV) – Kooxo Islaamiyiin Mitidiin ah ayaa deegaano ay maamulaan ka furay in ka badan 600 dugsiyo waxbarasho. War-bixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay Kooxo Xagjir ah oo ay ka mid tahay Jamaat Nusrat al-Islam wal-Muslimin (JNIM) ay xuduudka Dalalka Maalin iyo Burkina Faso ka fureen dugsiyo Waxbarasho oo ka badan […]
Somali News6 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ugu jira Gobollada Sool, Sanaag-bari, Awdal, Selel iyo Buuhoodle ayaa dibedda uga baxay Fadhi Saaka Golaha Wakiilladu lahaa, kaasi oo Shir-guddoonku ku soo bandhigay mooshin ay Xildhibaanno Labaatameeyo ahi ku dalbanayaan in Golaha Wakiilladu ansixiyo Heshiiska Saddexda Xisbi Qaran wada gaadheen ee ah in Komiishanka doorashooyinka lagu kordhiyo laba […]
Somali News6 Aug 2019
Laascaanood (HCTV) – Jabhad la sheegay inay ka tirsan Kooxda Khaatumo ayaa xalay Weerar gaadmo ah ku qaaday Saldhigga dhexe ee Magaalada Laascaanood. Weriyaha Telefiishanka HCTV ee Magaalada Laascaanood Cabdiraxmaan Olol ayaa sheegay in Jabhadda Khaatumo ee Weerarka ahayd iyo Ciidamadii Saldhigga Booliska ku sugnaa ay rasaas is waydaarsadeen. Lama Sheegin Dhimasho ama dhaawac ka […]
Somali News6 Aug 2019
Qaahira (HCTV) – Qarax xooggan ayaa ka dhacay Caasimadda Dalka Masar ee Qaahira. Qaraxan oo loo adeegsaday Gaadhi waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa lala beegsaday meel dibedda ka ah Cisbitaal lagu daweeyo Xanuunka Kansarka, kaasi oo ku yaalla Badhtamaha Magaalada Qaahira, waxaana illaa hadda inta la ogyahay ku Geeriyooday 20 Qof, waxaana ku dhaawacmay […]
Somali News6 Aug 2019
Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Muuse Diiriye oo saxaafadda la hadlay maalintii Sabtida ayaa ku dooday in ninka jabhadka ah ee la yidhaahdo Caarre uu yahay farac ka mid ah xisbiyada WADDANI oo ka mid ah saddexda xisbi qaran ee dalku leeyahay. Wax sahlan maaha in xisbi qaran oo dastuuri ah, kuna dhisan sharci […]
Somali News5 Aug 2019
Nairobi, (HCTV) – Ibraahim Maxamuud Ibraahim oo ka mid ah dadka degan Nairobi ayaa doonaya in laga mamnuuco sigaar cabidda gudaha dalka Kenya. Dacwadan ka dhan ah Sigaarka oo maxkamadda sare uu u gudbiyey Ibraahimm Maxamuud Ibraahim ayaa waxa uu kaga soo horjeeda oo uu masuuliyada arintaasi uu ku dhalleeceeyay dowladda oo uu sheegay inay […]
Somali News5 Aug 2019
Islamabad, (HCTV) – Dalka Pakistan ayaa sheegay inay qaadi doonaan talaabo kasta oo suuragal ah oo ay kaga jawaabayaan talaabadii sharci-darada ahayd ee India ay ka samaysay dhulka ay haysato ee Kashmir. Jawaabtan ka soo yeedhay dalka Pakistan ayaa imanaysa waxyar ka dib markii dawlada uu hogaamiyo Raysal Wasaare Narendra Modi ee dalka India ay […]
Somali News5 Aug 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dawladda Maraykanku ay cambaaraynayso nacaybka, cunsuriyada, dulqaad la’aanta iyo saraynta Cadaanka kadib markii Toogasho ay dadka badan ku dhinteen ay ka dhacday gobolka Texas, kaas oo uu ku tilmaantay inuu falkaasi ahaa mid ay dhiirigalisay cunsuriyad nacayb ku salaysan. Ninka dablayda ah ee maalintii […]
Somali News5 Aug 2019
USA (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku baaqay in Maraykanku uu si wada-jir ah uu Hal Cod ugu cambaareeyo nacaybka iyo waxa loogu yeedho ‘Sarraynta Caddaanka ama sarraynta dadka Caddaanka ah ee Maraykanka’. Madaxweynaha ayaa sidan soo jeediyey, ka dib markii toogashooyin Xidhiidh ahi ay Toddobaadkan ka dhaceen Gobollada Maraykanka qaarkood, Toogashooyinkaasi oo […]
Somali News5 Aug 2019
Liibiya (HCTV) – Ugu yaraan 42 Qof ayaa ku dhintay Duqayn diyaarad Drone ahi ka geysatay Koonfur-galbeed dalka Liibiya. Weerarkan waxa fuliyey Ciidammada Dawladda Liibiya ka soo horjeeda ee uu hoggaamiyo Gen Khalifa Haftar, sida laga soo xigtay Warbaahinta Maxaliga ahi. Wararku waxay sheegayaan in Diyaaraddu ay duqaysay Kulan ka qabsoomayey Hool ku yaalla Magaalada […]