Somali News5 Aug 2019
Kenya (HCTV) – Nin da’diisu tahay 38 Jir ah oo la rumaysnaa inuu Geeriyooday, ayaa la kulmay Baroor-diiqdiisii oo lagu gudo jiro, ka dib markii uu bil ka dib ku soo laabtay Gurigii Waalidkii. Mr Kennedy Olwa ayaa Guriga Waalidkii laga waayay 20 Sanadood ka hor, waxaana la aaminay inuu Geeriyooday, laakiin bil ka hor […]
Somali News5 Aug 2019
Kenya (HCTV) – Dr. Dr Reuben Savai oo da’diisu ahayd 70 jir ayaa Geeriyooday. Dr. Dr Reuben Savai ayaa sanadihii 1997 iyo 2002-dii isku sharraxay Xilka Madaxweynenimo ee dalka Kenya, balse waxa ka reebay Guddiga doorashooyinka. Geerida Ninkan dhowrka jeer isa soo sharraxay ayaa waxa Warbaahinta u xaqiijiyey Wiilkiisa oo lagu Magacaabo Mr Daniel Lihanda. […]
Somali News5 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga WADA-JIR ee Dalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka warramay hababka Al-shabaab uga dhex shaqayso Dalka Soomaaliya. Wuxuu Sawir ka bixiyey sida ay dhaqaalaha uga hesho meelo ay Dawladdu gacanta ku hayso, sida Dekedda, Kaantaroollada Gaadiidka lagu Cashuuro, Cashuurro ay ka qaaddo Wax soo-saarka dalka dibeddiisa loo dhoofiyo, Siyaasigan oo Maanta […]
Somali News5 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la diyaariyey Ciidamo gaar u ah la dagaalanka Kooxda Al-shabaab iyo inay ka saaraan deegaannada ay haystaan. Ciidammadan oo Tababbar loogu soo xidhay xerada Gen. Goordan, ayaa waxa Maanta booqday Raysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha ayaa lagu sheegay in […]
Somali News5 Aug 2019
Saudi (HCTV) – Ciidammada Cirka ee Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa Hawada ku burburiyey Diyaarado Drones ah oo Gantaal ahaan ay Xuutiyiintu ula beegsanayeen garoomo diyaaradeed oo ku yaalla Dalka Sucuudiga. Diyaarado Drones ah oo aan Magacyadooda la sheegin ayaa la burburiyey ka hor intii aanay soo gaadhin Yoolkooda, sida uu sheegay Colonel Turki Al Malki […]
Somali News5 Aug 2019
Kashmiir, (HCTV) – Dowladda India ayaa ku dhaqaaqday wareegto madaxweyne oo tirtiraysa heer gaar ah oo ay leedahay maamulka Kashmir ee India, taas oo noqonaysa talaabadii siyaasadeed ee ugu balaadnayd ee laga gaadho gobolka lagu muransan yahay ku dhawaad toddobo sano. Wasiirka Arimaha Gudaha Amit Shah ayaa baarlamaanka u sheegay Isniintii maanta in madaxwaynuhu saxeexay […]
Somali News5 Aug 2019
Muqdisho, (HCTV) – Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah waxa ay ku fulisay laba dhalinyaro ah, kuwaas oo ku eedaysnaa inay ka dambeeyeen dilal iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho, Sida ay ku soo warantay Wariyaha HCTV ee Magaalada Muqdisho. Labadan dhalinyarta ah oo la kala yidhaa Cashuur Cismaan Abuukar […]
Somali News5 Aug 2019
London, (HCTV) – Shaqojoojin qorsheysnayd oo ay sameeyeen shaqaalaha garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport ayaa la hakiyey si loogu oggolaado wadahadallo dheeri ah oo u dhexeeya maamulka garoonka diyaaradaha iyo mas’uuliyiinta midowga Shaqaalaha. Shaqaalaha garoonkan diyaaradaha oo ay ku jiraan saraakiisha nabadsugidda, dab damiska iyo injineerrada ayaa lafilayaa inay bilaabaan shaqo joojinta 48-saacadood oo ay […]
Somali News5 Aug 2019
Murzuq, (HCTV) – Ugu yaraan 40 qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay tiro intaa ka badana lagu dhaawacay weerar dhinaca cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday xafladd aroos oo dhacaysay koonfur-galbeed ee dalka Libya, sida ay ku waramayaan warbaahinta. Wararku waxay intaa ku darayaan in weerarkan ay qaadeen ciidamada daacada u ah ninka Awooda […]
Somali News5 Aug 2019
Doha, (HCTV) – Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa tafaasiil ka bixiyey wadahadal ay dhinaca telefoonka ku yeesheen Madaxweynaha dalka Emmanuel Macaron, kaas oo sheegay inay ka wadahadleen xidhiidhka labada dal iyo iskaashiga dhinaca horumarka iyo arimo kale. “Labada dhianc waxa ay ka wadahadleen arimihii u dambeeyey ee gobolka iyo dhibaatooyinka ka […]
Somali News4 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa iska difaacay eedaymo uu u jeediyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland, kaasi oo ahaa in Jabhadda Caarre tahay Farac ka mid ah Xisbiga WADDANI. Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye oo Shalay Warbaahinta la hadlay ayaa WADDANI ku eedeeyay inay u naxayaan Jabhadda Caarre, taasina muujinayso in jabhaddaasi […]
Somali News4 Aug 2019
Boosaaso (HCTV) – Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka bari ee Puntland. Qaraxan oo ka dhashay Miino la dhigay Jidka dhiniciisa ayaa ku qarxay Gaadhi uu watay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Iyo Maaliyadda ee Maamul-gobolleedka Puntland, Shire Xaaji Faarax Shire Xaaji Faarax ayaa Xukuumaddii Madaxweyne Cabdiweli Gaas ka soo noqday Wasiirka […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation