
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News4 Aug 2019
IRAN (HCTV) – Ciidammada Badda ee IRAN ayaa qabsaday Markab Shidaal, kaasi oo noqonaya kii saddexaad ee ay qabsato inta xiisadda Gacanta Persia kacsan tahay. IRAN waxay sheegtay inay Markabkan u qabsatay inuu Shidaal u siday Dawladaha Carabta, sida laga soo xigtay Warbaahinta IRAN. Sarkaal ka mid ah Ciidammada ilaalada Kacaanka IRAN ayaa laga soo […]
Somali News4 Aug 2019
Ohio (HCTV) – Nin Hubaysan ayaa ugu yaraan 9 Qof ku dilay Magaalada Dayton oo ka mid ah Ismaamulka Ohio ee dalka Maraykanka. Ninka Weerarka geystay ayaa Markii dambe Ciidammada Boolisku toogasho ku dileen, Axadda Maanta sida Madaxda Boolisku Xaqiijiyeen. Weerarkan ayaa noqonaya kii labaad ee ugu dhimashada badnaa ee 24-kii Saacadood ee u dambeeyay […]
Somali News4 Aug 2019
USA (HCTV) – Maxkamad ayaa la soo taagay Aabbo ay ka dhinteen laba Carruur ah oo Mataano ahaa, ka dib markii uu ku iloobay gaadhigiisa, xilli kulayl badan jiray. Labada Carruur ah ayuu gaadhigiisa ku soo qaaday, laakiin markii uu Xafiiskiisa shaqada gaadhay ayuu Gaadhigii xidhay isagoon ka dejin Labadii Carruurta ahaa, halkaasi oo ay […]
Somali News4 Aug 2019
UK (HCTV) – Lix Qof ayaa Dalka Ingiriiska ugu dhintay Daroogo Halis ah oo ay isticmaaleen, muddo laba Maalmood gudahood ah. Dadka dhintay ayaa kala ah Saddex Rag ah iyo Saddex Dumar ah, kuwaasi oo dhammaantood ku noolaa Tuulooyin Ingiriiska mid ah oo jaar ah, kana mid ah Degmada Essex ee koonfur-bari Dalka Ingiriiska. Dadka […]
Somali News4 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Waxa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde goor dhawayd laga soo dejiyey Meydka Allaah ha naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Yariisoow) oo Qadar ugu Geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay Qarax Toddobaadkii hore ka dhacay Xafiiskii Muqdisho. Meydka oo ay sidday diyaarad khaas ah oo ay leedahay Dawladda Qadar, […]
Somali News4 Aug 2019
USA (HCTV) – Ugu yaraan 20 Qof ayaa ku dhintay Magaalada El Paso ee Gobolka Taxes ee Dalka Maraykanka, ka dib markii Dad badan oo ku sugnaa Tukaan uu Nin si aan kala sooc lahayn Rasaas ugu furay. Weerarka ayaa ka dhacay Tukaan ay lahayd Shirkad lagu Magacaabo Walmart, kaasi oo ku yaalla Magaalada El […]
Somali News3 Aug 2019
Ceerigaabo, (HCTV) – Madaxdhaqameedo ka soo jeeda gobolka Sanaag oo la sheegay inay waanwaan ka dhexwadaan xukuumada somaliland iyo jabhada uu hogaamiyo Col. Caarre ayaa kulan ku yeeshay duleedka gobolka Sanaag, sida uu ku soo waramayo Wariyaha HCTV uga soo warama gobolkaasi. Madaxdhaqameedadan reer Somaliland ee waanwaanka ka dhexwada Xukuumada iyo jabhada Kornaylka ayaa waxa […]
Somali News3 Aug 2019
Moscow, (HCTV) – Hogaamiyihii mucaaridka dalka Ruushka Lyubov Sobol ayaa xabsiga loo taxaabay, taas oo lagu eedeeyey in magaalada Moscow ay ka abaabushay dibad-bax aanay fasax u haysan. Ms Sobol waxaanay saarnayd Taxi xiligii ciidamada bileysku aanay ku horjarin gaadhi madow oo ay wataan oo aanay soo xidhin. Todobaadkii hore ayay ahayd markii dibadbaxayaal ay […]
Somali News3 Aug 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ku eedeeyey in jabhadda uu hogaamiyo Kornayl Siciid Cawil Caarre ay tahay farac ka baxay xisbiga Waddani. Waxaanu ugu baaqay gudoomiyaha xisbiga Waddani inuu qayb ka noqdo waanwaanta lagu […]
Somali News3 Aug 2019
Riyadh, (HCTV) – Dalka Sucuudiga ayaa haweenka dalkaasi u ogolaaday inay u dhoofaan dibedda iyaga oo aan Muxrim wadan ama oggolaansho ka helin qof Lab ah oo ilaaliya. Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday Sacuudiga oo uu daabacay Saudi GazetteGazette, Wasaaradda Shaqada iyo Horumarinta Bulshada ee Sacuudi Carabiya waxay qaadatay go’aan ah inay ula […]
Somali News3 Aug 2019
Burco, (HCTV) – Wararka ka imanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in deegaanka Cali Saahid oo ka tirsan gobolka Togdheer lagu weeraray badhasaabka gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi. Badhasaabka Gobolka Togdheer ayaan ilaa iyo hadda la garayn sababta loo weeraray, hase yeeshee waxa ay wararku intaasi ku darayaan in rasaas badani ay ku dhacday gaadhiga uu […]
Somali News3 Aug 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa laga dareemaya qabanqaabada diyaar-garow loogu jiro Aaska guddoomiyihii gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo saacadaha soo socda meydkiisa la keeni doona Somalia. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday khamiistii magaalada Doxa ee dalka Qaday kadib markii dhaawacyo ka soo gaadhay qarax […]