
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Aug 2019
Tamil Nadu state,(HCTV) – Dalka Hindiya ayaa dib u celiyey Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maldives Ahmed Adeeb, kaas oo lagu eedeeyey inuu dambiyo ay ka mid yihiin iskuday dil iyo eedo musuqmaauq uu ka soo galay dalkiisa, kadib markii uu isku dayey inuu u baxsado dibada oo uu magangalyo siyaasadeed uu ka dalbaday dalka […]
Somali News3 Aug 2019
Seychelles, (HCTV) – Dawladda Seychelles ayaa cambaaraysay talaabada Somaliland ay ku sii daysay 19 maxbuus oo loo xukumay falal budhcad badeednimo ah oo Somaliland oo loo wareejiyey si ay xukunka Seychelles ay ku riday ay ugu dhamaystaan xabsiyada Somaliland. Dawlada Somaliland ayaa maalintii khamiistii sii daysay 19 Maxbuus oo Seychelles ay ku xukuntay 3, 36 […]
Somali News2 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa, ayaa hadlay dilalka muddooyinkan danbe soo badanayay ee loo gaysanayay askarta ka tirsan ciidamada Somaliland. Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa, waxa kale oo uu sheegay in si khaldan loo turjumay hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi kaga hadlayay labadii Askari ugu danbeeyay ee todobaadkii hore […]
Breaking News1 Aug 2019
Nairobi, (HCTV) – Xildhibaanka George Theuri oo laga soo doortay degmada Embakasi ee galbeedka magaalada Nairobi ayaa amaan u jeediyay hooyooyinka kadib markii uu sameeyey sida ay caruurta u daryeelaan hooyooyku. Xildhibaankan dhalinyarada ah ayaa dhawaan la wadaagay dadka inuu maalin dhan uu xambaaray wiilkiisa, waxaanu tilmaamay in daryeelida caruurta ee hooyadu aanay ahayn in […]
Somali News1 Aug 2019
Congo (HCTV) – Qofkii saddexaad ee lagu arko Xanuunka dilaaga ah ee Ebola ayaa lagu arkay Dalka Congo, gaar ahaan Magaalada Goma. Xanuunkan oo Sannad ka hor halkaa ka dillaacay, isla-markaana dilay Dad ka badan kun Qof, ayaa sannad dhibaatadiisa laga nastay ka dib, wuxuu dib uga dillaacay Congo, waxaana Hay’aduhu sheegayaan in Qofkii saddexaad […]
Somali News1 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Shacabka ka Tacsiyadeeyay Geerida ku timid Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana Duqii Magaalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Yariisoow). Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo wuxuu amray Laamaha Dawladda ee ay khusayso inay calanka hoos loo dhoogu geerida ku timid Duqii Magaalada Muqdisho, kaasi oo u Geeriyooday dhaawac […]
Somali News1 Aug 2019
Yemen (HCTV) – Kooxda Taageerada ka hesha IRAN ee Xuutiyiinta ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerar loo adeegsaday Madaafiic oo lagu qaaday Saldhig Ciidammada Dawladda Qaramada Midoobay aqoonsan tahay ku leeyihiin Duleedka Cadan, taasi oo ay xilligaa ku soo bandhigayeen Gaardis, khamiista Maanta. Weerarka ayaa lala beegsaday Xerada Millateri ee Magaceedu yahay Al Jalaa oo Galbeedka Magaalada […]
Somali News1 Aug 2019
Dooxa (HCTV) – Warar Telefiishanka HCTV ka soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Cisbitaal ku yaalla Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qadar ku Geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana Duqii Magaalada Muqdisho, Eng. Cabdiraxmaan Yariisoow. Allaah ha u naxariistee, Marxuumka ayaa Qadar loo geeyay dhaawac ka soo gaadhay Qarax lala beegsaday Xafiiskiisa 24-kii Bishii hore […]
Somali News1 Aug 2019
Muqdisho (HCTV) – Cabdiqani Jamaal Mowliid oo Wiil dhallinyaro ah oo isaga iyo Dhallinyaro kale oo Soomaali laga soo celiyey Dalka Liibiya ayaa ka warramay Duruufihii uu soo maray. Wiilkan oo ka Tahriibay Magaalada Hargeysa, ayaa isaga iyo Dhallinyaro kale Maanta laga soo celiyey Dalka liibiya, waxayna ka soo degeen Magaalada Muqdisho oo ay keentay […]
Somali News1 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in qabsoomidda doorashada Golaha Wakiilladu ku xidhan tahay siday u suurto-gasho heshiiska lagu kordhinayo Tirada Xubnaha Komiishanka doorashada oo xilligan 7 xubnood ah, balse Toddobaadkii hore Saddexda Xisbi Qaran iyo Xukuumaddu ku heshiiyeen in laga dhigo 9 Xubnood. In Xubnaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka laga […]
Breaking News1 Aug 2019
New York, (HCTV) – Haweenay u dabaal degtay dhalashadeedii oo laga joogo 107th sanadood ayaa maalintii shalay dadka la wadaagtay sirta ku duugan mudadii dheerayd ee ay noolayd, qaabkii ay u noolayd, iyo in aanay waligeed guursan. Haweenaydan oo magaceeda la yidhaa Louise Signore, ayaa ku nool Bronx oo ku taala New York, waxaanay sheegtay […]
Somali News1 Aug 2019
Garoowe, (HCTV) – Maamul goboleedka Somalia ee Puntland ayaa maanta u dabaal-degay Aasaaskii dowladd-gobolleedkaasi oo ay ka soo wareegtay mudo 21 sanno ah. Maamul Goboleedka Puntland ayaa la aasaasay sanadkii 1998-kii, waxaana Madaxweynihii ugu horeeyey ka noqday Alle ha u naxariistee Cabdilaahi Yuusuf Axmed oo ahaa Aasaasihii maamulkaasi. Munaasabadda balaadhan oo loogu dabaal-degayo Aasaaskii maamul […]