
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News1 Aug 2019
Muqdisho, (HCTV) – War-saxaafadeed:- Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay jinsiyaddiisii labaad ee uu ka qaatay dalka Mareykanka. Hawshani waa mid soo socotay in muddo ah oo ay ku hawlanaayeen sharciyaqaanno iyo xafiisyada qaabilsan jinsiyadaha ee […]
Somali News1 Aug 2019
Manama, (HCTV) – Boqorka dalka Bahrain Hamad bin Isa Al-Khalifa ayaa siiday codsi uga yimid Raysal Wasaaraha dalka Israel Benjamin Netanyahu oo ka codsaday inuu boqorka kula kulmo caasimada dalka Bahrain ee Manama, sida ay ku waramayaan warbaahinta carabtu. Waxaana boqorka dalka Bahrain uu jawaab uga dhigay codsiga uga yimid natanyaahu in aan la gaadhin […]
Somali News1 Aug 2019
Washington, (HCTV) – Dawlada Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay Wasiirka Arimaha Dibada dalka Iran Mohammad Javad Zarif, waxaanay talaabadani ay muujinaysaa inay cadaadis ku sii kordhiso ololaha ka dhanka ah Iran. Waxaana waaxda maaliyada ee dalka Maraykanku ay sheegtay in ay cunaqabatayntan cusub ay ku soo rogtay Zarif oo isagu ah gacan yaraha hogaamiyaha […]
Somali News1 Aug 2019
Berlin, (HCTV) – Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Jarmalka Heiko Maas ayaa sheegay in dalkiisu aanu ka qayb qaadan doonin hawlgalka maraykanku hogaaminayo ee ciidamo lagu dhigayo marin biyood Hormuz ee gacanka Persia. Mr Maas ayaa u sheegay wariyeyaasha xili uu ku gudo jiray socdaal uu marayey dalka Poland in dalka Jarmalku aanu marnaba qayb […]
Somali News1 Aug 2019
Kabul, (HCTV) – Saraakiil ka tirsan waaxda sirdoonka dalka Maraykanka ayaa sheegay inay heleen macluumaad ku saabsan inuu dhintay wiil uu dhalay hogaamiyihii ururka Al-Qaaciida Osama bin Laden oo magaciisa la yidhaa Xamza Osama bin Laden, sida ay ku waramayaan warbaahinta dalka Maraykanku. Warbaahinta NBC ayaa sheegtay in sadex sarkaal oo ka tirsan Maraykanku ay […]
Somali News31 Jul 2019
Berbera, (HCTV) – Maareeyaha dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilaahi oo ay weheliyaan Injineerada dekeda Berbera dhisaya ayaa maanta kormeer balaadhan ku sameeyey qaybtii cusbayd ee dekeda la dhisaayey, maadaama oo wakhtigani uu halkaasi soo gaadhay beebabkii la soo dhigayey bada hoosteeda ee lagu garaacaayey, kuwaas oo dhawaan ka soo degay dekeda magaalada Berbera. Maareeyaha dekeda […]
Somali News31 Jul 2019
Muqdisho, (HCTV) – Nin u dhashay dalka Britain oo magaciisa la yidhaa Andrew Braian Irlam ayaa maanta la horkeenay Maxkamada gobolka Banaadir ee dalka Somalia. Ninkan Ingiriiska ah ayay soo xidhay hay’adda amaanka u qaabilsan Somalia bishii January ee sanadkan 2019-ka, kaas oo markii la xidhay doonayey inuu ka dhoofo garoonka diyaaradaha Muqdisho. Waxaana lagu […]
Somali News31 Jul 2019
Kandahar, (HCTV) – Dad shicib ah oo u badan haween iyo caruur ayaa ku dhintay galbeedka dalka Afghanistan maanta oo Arbaca ah, kadib markii Bas ay ku safrayeen uu ku qarxay bam wadada dhinaceeda yaalay. Dadka rakaabka ah ee baska saarnaa ayaa ku safrayey wadada weyn ee daagiidka xamuulku maraan ee tagta Kandahar-Herat, waxaanay wararku […]
Somali News31 Jul 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dawlada Ethiopia ayaa xabsiga ka sii daysay ganacsade Israeli oo magaciisa la yidhaa Menashe, sida uu ku waramayo Chris Smith ooh ore danjire ugu ahaa dalka Maraykanka, kaas oo hogaaminayey wefti bishii August dawlada Ethiopia ku riixay inay meesha ka saarto dhamaan eedaha loo haysto Levy. Warkan ayaa waxa markii ugu […]
Somali News31 Jul 2019
Chine (HCTV) – Maamuleyaasha Shiinaha ayaa ku amray Huteellada iibiya Cuntada Xalaasha ah iyo Boodhadhka ku hor-yaalla Meheradahooda inay ka tirtiraan Qoraallada Afka Carabi ku qoran iyo Calaamadaha muujinaya Islaamnimo. Illaa 11 Qof oo Shaqaale ka ah Huteellada cuntada bisil laga cuno iyo Tukaamada iibiya Alaabooyinka Xalaasha ah oo Wakaaladda Wararka ee Reuters booqasho ugu […]
Somali News31 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Warar sheegaya in la musuqmaasuqay 400 Shaqaale ah oo Shirkad Shiinaha laga leeyahay doonaysay inay ka qaadato Dhallinyarada shaqo-Qaran ee Somaliland. Dhallinyarada Shaqo-Qaran ee soo dalbaday shaqada Shirkadda Shiinayska ahi doonaysay inay shaqaalaha u qaadato, ayaa Imtixaan u fadhiistay Jaamacadda Hargeysa, laakiin waxa la […]
Somali News31 Jul 2019
Dubai (HCTV) – Dawladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ayaa taageeraysa qorshaha amniga iyo Xasiloonida Marin-biyoodka Hormuz lagu sugayo, sida uu sheegay Wasiiru-dawlaha Arrimaha dibedda ee Imaaraadka, Dr. Dr Anwar Gargash Arbacada Maanta. Masuuliyiin ka socda Dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Faransiiska iyo Waddamo kale oo Yurub ah ayaa ku kulmaya Dalka Bahrain si ay uga wada-hadlaan amniga Gobolka […]