
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News31 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa Eriday Afar dhalinyaro ah oo ka tirsanaa barnaamijka shaqo-qaran, kuwaas oo shalay warbaahinta la hadlay iyagoo ka cabanaya in Dad aan ka ku jirin Barnaamijka shaqo-Qaran ay Imtixaan u galeen Shaqo u soo baxday dhallinyaradaasi. Agaasimaha barnaamijka Shaqo-qaran ee Somaliland Maxamed Xuseen (Mu’addinka) oo Maanta HCTV la hadlay ayaa […]
Somali News31 Jul 2019
Sucuudiga (HCTV) – Dawladda Sucuudiga ayaa Baanka dhexe ee Dalka Suudaan ku shubtay Lacag dhan $250 million, si ay ugu buuxiso ama uga taageerto doorkii dhaqaale. Lacagta Sucuudigu ku shubay Baanka Suudaan ayaa qayb ka ah $500 million dollar oo Sucuudiga iyo Imaaraadku ugu yabooheen Suudaan bishii April ee sannadkan, taasi oo la doonayo in […]
Somali News31 Jul 2019
Afghanistan (HCTV) – Dadka Dhimashada iyo dhaawacu ka soo gaadho Dagaallada iyo Weerarrada Argagixiso ee ka socda Dalka Afghanistan ayaa rubuc ka mid ahi yihiin Carruur. War-bixin Qaramada Midoobay siidaysay Salaasadii Shalay ayaa Madaxda Afghanistan, Hay’adaha Gargaarka iyo dhinacyada ku dagaalamaya Dalkaasi ugu baaqday inay difaacaan Nolosha Carruurta. War-bixinta Qaramada Midoobay waxay sheegtay in 1,366 […]
Somali News31 Jul 2019
North Korea (HCTV) – Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacada Maanta mar kale tijaabisay Gantaallaheeda, muddo ka yar toddobaad gudihii. Gantaalaha ay tijaabisay oo ah nooca Riddada gaaban ayaa ku dhacay Xeebta Japan. War laga soo xigtay Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegaya in Gantaalahani ay socdeen 250KM, markii dambana ku dhaceen Biyaha badda Japan. Wasiirka gaashaandhigga Kuuriyada […]
Somali News30 Jul 2019
Yemen (HCTV) – Dawladda la aqoonsan yahay ee Yemen ayaa sheegtay in Qaramada Midoobay ka aamustay Weerar loo gantaal oo Jabhadda Xuutiyiintu la beegsadeen suuq ku yaalla Waqooyiga Gobolka Saada. Weerarka Xuutiyiinta lagu eedeeyay ayaa waxa ku dhintay gaadhaya 10 Qof, waxaana ku dhaawacmay deraasiin kale oo Shacab ah. Dagaalka Afar jirsaday ee ay Yemen […]
Somali News30 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta galay Fasax dhan Bil iyo 15 Maalmood, Xilli shaqaaqooyin ka taagan yihiin Gobolka Sanaag. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan oo ka hadlayey Xarunta Guurtida ayaa sheegay inay doonayeen in aanay fasax gelin inta Xaaladda Sanaag taagan tahay, balse wakhtiga xaaladdu taagan tahay ay daba […]
Somali News30 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa ka digay Xildhibaano ka mid ah Goleyaasha deegaannada iyo Wakiillada oo isku dayaya inay kiciyaan Dadweynaha, iyagoo raadsanaya Waddo dib loogu dhigi karo doorashada la doonayo inay Sannadkan gudihiisa ka dhacdo Somaliland. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga UCID, Yuusuf Kayse Cabdillaahi oo Maanta Saxaafadda kula hadlayey Magaalada […]
Somali News30 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Qaar ka mid ah Odayaasha reer Muqdisho ayaa sheegay inay wax laga xumaado tahay in Rag Xil raadis ahi ay Dawladda Soomaaliya u gudbistaan Waraaqo ay ku codsanayaan in loo Magacaabo Xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, xilli Guddoomiyihii xilkaa hayey lagu daweynayo Dalka Qadar, ka dib markii dhaawac ka soo gaadhay Qarax lala […]
Somali News30 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Waryeyaal ay ka mid yihiin Badri Kozar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo Kamaal Cabdi ayaa lagu xidhay magaalada Hargeysa. Xadhiga Wariyeyaashan ayaa la qabtay xili ay ku sugnaayeen Hotel Grand Haadi oo uu ka socday Imtixaan shaqo oo laga qaadayey dhalinyarada Barnaamijka shaqo qaran , halkaas oo buuq ka dhashay oo qaar […]
Somali News30 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Caadiyan xiliyad oo kale waxa kor u kaca dhaqdhaqaaqa iibka xoolaha nool ee lagu kala iibsado sayladaha Somaliland, gaar ahaan saylada magaalada Hargeysa oo wakhtigan uu sare u kacay iibka noocyada kala duwan ee xoolaha nool. Xoolahan lagu kala iibsanayo Saylada magaalada Hargeysa ee loo rarayo moosimka Xajka, xilga carafada ayaa qiimaha […]
Somali News30 Jul 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dal weynaha Ethiopia ayaa maalin kaliya ku beeray in ka badan 350 million oo geed, taas oo qayb ka ahayd olole lagula dagaalamayo dabar-go’a kaymaha iyo isbadalka cimilada aduunka. Wasiirka technologyada iyo horumarka ee dalka Ethiopia, Getahun Mekuria, ayaa sheegay in 353,633,660 geed la beeray 12-kii saacadood ee u horeeyey ee […]
Somali News30 Jul 2019
Para, (HCTV) – Ugu yaraan 57 maxaabiis ah ayaa lagu dilay isku dhac dhexmaray maxaabiistaasi ku xidhan xabsi ay ku xidhan yihiin maxaabiista loo haysto dambiyada abaabulan ee kooxaha ku dhisan, sida ay sheegayaan saraakiil ka tirsan xabsigaasi. Maamulka Xabsiga Altamira ayaa sheegay in dagaalkaasi xabsiga ku dhexmaray maxaabiistaasi ay ku dhinteen 16 qof halka […]