
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News30 Jul 2019
Rawalpindi, (HCTV) – Diyaarad dagaal oo ay leedahay dalka Pakistan oo ku jirtay duulimaad tababar ayaa ku dul burburtay guryo ku yaalay magaalada Rawalpindi, waxaana shilkaasi diyaaradeed ku dhintay ugu yaraan 17 qof, oo intooda badani ay dhulka ku sugnaayeen. Waxaanu khasaaraha ugu badan uu soo gaadhay guryo uu dab ka kacay oo ku yaala […]
Somali News30 Jul 2019
Tucson, (HCTV) – Hay’adda FBI-da dalka Maraykanaka ayaa laba nin ka xidhay Madaarka Tucson kadib markii la ogaaday inay doonayaan inay ku biiraan kooxda la baxday dawlada Islaamka. Waaxdan baadhista dambiyada u qaabilsan dawlada Maraykanka in Axmed Moxamed and Cabdi Xussein lagu xidhay madaarka July 26 iyo waxaanay labadooduba sheegeen in qof wakiil ah ay […]
Somali News29 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Dilka Ciidammada Qaranka iyo Booliska ee Bilihii u dambeeyay ku soo noqnoqonayey Gobollada bariga Dalka, kaasi oo ay ugu dambeeyeen Dil Deegaanka Ceel Af-weyn loogu geystay laba Askari oo Boolis ah Toddobaadkan. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in aanay illaa hadda garanayn sababta labadaa Askari […]
Somali News29 Jul 2019
Boosaaso (HCTV) – Maxkamadda Ciidammada Puntland ayaa xukuntay Askari lagu eedeeyay inuu fududeeyay Dil Magaalada Boosaaso bishii February ee sanadkan loogu geystay Madaxii Shirkadda P&0 oo qayb ka ah Shirkadda DP World oo maamusha Dekedda Boosaaso. Askarigan oo Magaciisa lagu sheegay Cabdi Cali Xirsi ayaa markii la dhegaystay Dacwaddiisa waxa Maxkamaddu ku xukuntayt Dil toogasho […]
Somali News29 Jul 2019
Nairobi (HCTV) – Maraykanka ayaa duqayn ku dilay Sarkaal ka mid ah kooxda Dawladda Islaamiga ah ee Fadhiisimada ku leh Waqooyiga Soomaaliya (Buuralayda Galgala), sida uu qoraal ku sheegay Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika, Axaddii. Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika ma sheegin War faahfaahsan oo ku saabsan Duqaymaha ay Sabtidii toddobaadkan Diyaaradahoodu ka geysteen Buuralayda […]
Somali News29 Jul 2019
USA (HCTV) – Illaa hadda inta la ogyahay 3 Qof ayaa ku dhintay, tiro intaa ka badana dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaadhay, ka dib markii Nin hubaysani uu rasaas ku furay bandhig dhinaca Cuntooyinka ah oo lagu qabtay Magaalo ka mid ah Gobolka California. Ninka hubaysan ee rasaasta ku furay Goobta Cuntooyinka lagu soo […]
Somali News29 Jul 2019
USA (HCTV) – Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka ayaa laba bilood oo Xadhig ah ku xukuntay Nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay inuu ku ag-war-wareegay Haweenay ka mid ah Xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Maraykanka, taasi oo lagu Magacaabo, Alexandria Ocasio-Cortez. Douala Hashi, 31 ayaa qirtay inuu dambi ku dhacay, ka dibna Jimcihii ayaa Xaakim lagu […]
Somali News28 Jul 2019
Burco (HCTV) – Maayarka Magaalada Burco Maxamed Cabdiraxmaan Muraad ayaa ka hadlay Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka oo dhawaan uu Golaha Wakiilladu ansixiyey isla-markaana degmooyinka qaarkood ka dhaliyey dibed-baxyo. Maayarka oo Arrimahaa ka hadlaya yidhi “Wuxuu ahaa Arrin siyaasadaysan, wajal mudugaysan, waxaan tudhaale u lahayn Somaliland buu ahaa oo aan Maanta wadi karayn, waxaan aaminsanahay […]
Somali News28 Jul 2019
Moscow (HCTV) – Dad ka badan 1,000 oo ay ku jiraan Hoggaamiyeyaal Xisbiyo Mucaarad iyo Musharraxiin u taagan Doorashada Golaha deegaanka Caasimadda Ruushka, ayaa la xidh-xidhay Sabtidii, markii ay sameeyeen Dibed-bax ay ku dalbanayaan doorasho Xor iyo Xalaal ah. Boqollaal Booliska Rabshadaha la dagaalama ah iyo Cidiammada difaaca Qaranka ayaa la soo dhoobay badhtamaha Caasimadda […]
Somali News28 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Siyaasiga Cali Cantar oo ah Guddoomiyaha Guddiga Anshaxa ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa dhaliilay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada WADDANI iyo UCID oo Toddobaadkan gudihiisa uu laba Gaadhi u iibiyey Madaxweyne Biixi. Guddoomiyeyaasha Xisbiyada WADDANI Cabdiraxmaan-Cirro iyo UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Madal Shirkadda Dahabshiil ku soo bandhigtay gaadiid waxay ka muujiyeen inay […]
Somali News28 Jul 2019
Chine (HCTV) – 36 Qof ayaa ku Geeriyooday Dhul go’ ka dhacay Koonfurta-galbeed ee Dalka Shiinaha, sida uu sheegay Telefiishanka Dawladda ee CCTV. Telefiishanku wuxuu intaa ku daray in Dhulka go’ay uu daboolay ama Qariyey illaa 22 Guri oo ka mid ah Tuulada Shuicheng oo ka mid ah Gobolka Guizhou, isla-markaana illaa hadda jaan iyo […]
Somali News28 Jul 2019
Veina (HCTV) – Dawladda IRAN ayaa Wada-hadallo Magaalada Viena kula yeelanaysa Diblumaasiyiin ka socda Dalalkii ay la gashay Heshiiskii Nuklear-ka, sannadkii 2015-kii. Kulankan oo la doonayo in lagu bedbaadiyo heshiiskii IRAN iyo Quwadaha Adduunka oo uu waxyeeleeyay ka bixitaankii Madaxweyne Trump ayaa Axadda Maanta ka qabsoomaya Magaalada Viena ee Dalka Austria Heshiiska uu Trump ka […]