
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News12 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Baarlamaanka Somalia ee mudo xileedkiisu dhamaaday ayaa isku raacay shirciga jiheynta doorashooyinka Qaranka iyaga oo ansixiyay in muddo Labo sano ah lagu soo diyaariyo doorasho qof iyo cod ah. Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somalia Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in in muddo 7-bilood ah oo ka bilaabaneysay 1-ka November 2020 Ku […]
Somali News12 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John). Waxaana xilka Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir loo magaacabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejada Gaashaanle Sare. Xil ka qaadista taliye Saadaq John ayaa timid kadib […]
Somali News10 Apr 2021
Jabuuti, (HCTV) – Wararka ka imanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Ismaaciil Cumar Geelle markii shanaad loo doortay Madaxweynaha dalkaasi kadib doorasho ka dhacday maalintii shalay. Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Jabuuti Muumin Axmed Sheekh ayaa sheegay in madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle loo doortay inuu markii shanaad hoggaamiyo dalka Jabuuti oo uu helay 98.41% guud ahaan […]
Somali News10 Apr 2021
Baydhabo, (HCTV) – Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow ayaa dirqi kaga badbaaday qarax ismiidaamin ah oo lagula beegsaday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi maanta oo sabti ah. Qaraxan oo ka dhacay dibada hotel ku yaala magaalada baydhabo ayaa waxa ku dhintay saddex qof oo kale, halka ay ku dhaawacmeen shan qof, kuwaas oo lagu […]
Somali News10 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – Golaha wakiilada Somaliland ayaa ansixiyay xeerka Xeerka Ururada Siyaasada Somaliland (Xeer Lr 4/2021), kaas oo kaabis iyo wax ka badal iyo kaabis goluhu ku sameeyey. Waxaanu xeerkani ogolaanaya in ururo siyaasadeed la furo marka muddo sharciyeedka xisbiyada hada jooga oo ku eeg 2022 uu dhamaado. Xeerkan ayaa mudooyinkii u dambeeyey golaha Wakiilada […]
Somali News7 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda federalka Soomaaliya ayaa ku eedeeysay Puntland iyo Jubbaland in aysan rabin in dalka ay ka dhaco doorashado asaaskeeda yahay heshiiskii 17-kii September iyo is fahankii 16-kii Febraayo. Warsaxaafadeed kaasoo baxay xukuumada federalka oo lagu daabacay warbaahinta qaranka ayaa lagu sheegay in labada madaxweyne goboleed ay noqdeen jid iyo jiho diid aan […]
Somali News6 Apr 2021
Muqdisho, (HCTV) – Shirkii wadatashiga ee loo balansanaa maanta inuu dhexmaro dowladda federalka Somalia iyo maamul goboleedyada ayaa maanta dib dhac ku yimid kadib markii madaxweynaha Galmudug uu shalay u safray magaalada Dhuusomareeb. Madaxweyne Qoorqoor ayaa Dhuusomareeb u tagay si uu ilaaliyo dastuurka Galmudug oo sheegaya in madaxweynuhu muddo ka badan 45 cishe uusan ka […]
Somali News6 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo wasiirka caddaaladda ee dalka Zambia, Mr Gavin Lubinda oo safar shaqo ku yimid Dalka. Ugu horrayn madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu xubnaha weftiga warbixin ka siiyey xaaladda guud ee dalka iyo halka uu maanta marayo […]
Breaking News4 Apr 2021
Hargeysa, (HCTV) – Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ah Siyaasi iyo Dhakhtar caan ka ah dhulka Soomaalida ah ayaa sheegay inuu ka fadhiisanayo shaqooyinkii dhinaca siyaasada iyo dhakhtarnimada ee uu qaban jiray. Dr Gaboose oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargaysa ayaa sidaasi shaaciyay, waxaanu sheegay in inta noloshiisa ka dhiman uu ku bixin doono, […]
Breaking News2 Apr 2021
Taipei, (HCTV) – Tareen nooca rakaabka qaada ah oo siday 490 qof ayaa shil ku galay dalka Taiwan, waxaana ku dhintay ugu yaraan 51 qof, tiro kale oo badana way ku dhaawacmeen. Tareenkan ayaa marayey buur daloosha oo hoosteeda la maro ee ku teedsan xeebta bari ee Taiwan, waxaa soo buux dhaafiyay goobta shilku ka […]
Somali News31 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhoweyd soo saaray war-saxaafadeed xasaasi ah oo ay kaga hadlayaan xaalada Somalia iyo kulamadii u dambeeyay ee lagaga arrinsanayey doorashada ee ka dhacay Muqdisho. War-saxaafadeedkan ay sida wada-jirka u soo saareen ayaa waxay walaac xoogan kaga muujiyeen qabsoomida shirweyne lagaga arrinsanayo doorashada, iyagoo madaxda dowladda […]
Breaking News31 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Xilkii ka qaaday Maareeyihii Hay’adda Duulista Iyo Madaarada Somaliland Cabdi Maxamed Rodol, sida lagu sheegay Wareegto Madaxweyne oo maanta ka soo baxday Madaxtooyada taas oo u dhignayd sidan: WAREEGTO MADAXWEYNE: 31 /03/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo […]