
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News28 Jul 2019
Kwara, (HCTV) – Afar nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Turkiga ayaa laga soo samatabixiyey kadib markii ay koox dablay ahi ay todobaad ka hor ku afduubeen gobolka Kwara, sida ay sheegayaan ciidamada bileyska ee dalka Nigeria. Afartan nin ee u dhashay dalka Turkiga ayaa ahaa shaqaale dhismaha ka shaqeeya kuwaas oo todobaadkii […]
Somali News28 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambassador James Swan. Kulanka Madaxweynaha Somaliland iyo Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Ambassador James Swan ayaa waxa ugu horayn kulankaasi Madaxweynaha iyo Ergayga faahfaahin ka bixyey Wasiirka horumarinta maaliyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire, […]
Somali News28 Jul 2019
Vienna, (HCTV) – Ergooyinka ka kala socda dalalka Awooda leh ee Britain, France, Germany, China, Russia Iyo Iran oo uu ka maqan yahay dalka Maraykanka ayaa kulan uga furmay magaalada Vienna ee caasimada dalka Austria, kaas oo lagaga hadlayo heshiiskii dhinaca Nuclearka ee ay dalalkani saxeexeen ee ay la galeen dalka Iran sanadkii 2015-kii. Waxaanay […]
Somali News28 Jul 2019
Makka, (HCTV) – Xujay tiradooda lagu sheegay 926,726 Haaji ayaa u socdaalay dhulka Barakaysan ee dalka Sucuudi Carabiya, kuwaas oo iskaga kala yimid dalalka dibadaha. Xujaydan tiradoodu ka badan tahay sagaalka boqol ee Kun ee xaaji ayaa si ay usoo gaadhaan dhulka barakaysan una soo gutaan waajibaadka Xajka waxa ay soo mareen safaro kala duwan, […]
Somali News28 Jul 2019
Nganzai, (HCTV) – Dablay hubaysan oo ka tirsan kooxda Boko Haram ayaa 23 oo aas kaga qaybgalay gobolka Borno ee dalka Nigeria ku dilay, sida ay ku waramayaan maleeshiyo deegaankaasi ka soo jeeda iyo dadka degan deegaankaasi. Weerarkan ayaa dhacay abaaro 10:30, waxaanay soo weerareen koox rag ah oo ka soo laabtay Aas ay kaga […]
Somali News27 Jul 2019
Dubai, (HCTV) – Dadka degan dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa inay lacago farabadan ay ku kharashgareeyaan Ciida Odxada ee fooda inagu soo haysa, iyadoo kharashka gaadiidka soo qaadayaa ay ka dhigeen mid qaali ah in ganacsatadu ay xoolaha nool ka keenaan dalka Hindiya. Suuqyada Imaaraadka Carabta ayaa xiligan Ciida neefka Riyaha ahi uu […]
Somali News27 Jul 2019
Mumbai, (HCTV) – Ugu yaraan, rakaab tiradoodu 1,000 gaadhayso oo ay ku jiraan sagaal haween ah oo uur le, ayaa laga soo badbaadiyey Tareenka Mahalaxmi Express oo dhaafi kari waayey deegaanka Vangani oo ka tirsan degmada Thane oo daadad xoogle oo ka dhashay roobab waaweyn oo dalkaasi ka da’ay, sida uu sheegay Masuul ka tirsan […]
Somali News27 Jul 2019
Muqdisho, (HCTV) – Ciidamo Nabad-ilaalineed oo tiradoodu dhan tahay 625 Askari oo ka socda dalka Ugandan ayaa soo gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia si ay halkaasi uga bilaabaan hawlgalo ku saabsan dedaalada Qaramada Midoobay ay ku doonayso inay nabad iyo xasilooni kaga abuurto dalkan ku yaala Geeska Afrika, sida ay sheegtay maalintii shalay Qaramada […]
Somali News27 Jul 2019
Moscow, (HCTV) – Tiro ka badan 500 qof, oo ay ku jiraan hogaamiyeyaal mucaarid iyo musharixiinta doorashada golayaasha degmooyinka ayaa xabsiyada loo taxaabay kadib markii ay ciidamada bileysku ay xoog u adeegsadeen dibadbax ay ku doonayeen inay ku muujiyaan siday u doonayaan doorasho xor ah in la qabto. Boqolaal ciidamada rabshadaha ka hortaga iyo ciidamada […]
Somali News27 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay isku dhac saaka duleedka magaalada Ceerigaabo ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kooxda Cornayl Caarre. Madaxweyne Biixi waxa uu sheegay in waxoogaa isku dhac ah oo labada dhinac dhex maray ka dib ay xaaladdu ay hada degan tahay, isla markaana ay sidoodii usii socdaan dedaaladii […]
Somali News27 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Shir ballaadhan oo ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, guddoomiyayaasha xisbiyada WADDANI iyo UCID, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Faysal Cali-waraabe iyo saraakiil sarsare oo katirsan saddexda xisbi qaran, ayaa lagu soo afmeeray guud ahaanba caqabadihii iyo murankii ka taagnaa qabsoomidda […]
Somali News27 Jul 2019
Philippines (HCTV) – Inta la ogyahay 8 Qof ayaa ku dhintay, Daraasiin kalena way ku dhaawacmeen laba Dhul-gariir oo isku xigay ka dhaceen Sabtida Maanta ku dhuftay Jaziiradaha Waqooyiga fog ee Dalka Philippines. Dhul-gariirkan ayaa Argagax ku abuuray Dadka, waxaana jira Guryo burburay ama dumay, kuwaasi oo la hubinayo inay Cid ku soo jirto. Dhul-gariirka […]