
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News27 Jul 2019
Iran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa siidaysay 9 Shaqaale u dhashay Hindiya oo la socday Markabka MT Riah oo ay marin-biyoodka Hormuz ka qabsatay. Sidaa waxa sheegay Wasiirka Arrimaha dibedda ee Dalka Hindiya, laakiin waxaan illaa hadda la garanayn sababta ay IRAN ula hadhay 3 Shaqaale Hindiyaan ah, maaddaama oo ay Markabka […]
Somali News27 Jul 2019
Sanaag (HCTV) – Warar ka iminaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Subaxdii hore ee Saaka uu Dagaal dhex maray Ciidammada Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyaadka Kornayl Caarre. Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya In Ciidammada Qaranku ka hor-tageen Jabhadda Kornayl Caarre oo isku dayday inay ka soo gudubto Buuralayda Gobolka Sanaag, taasina keentay Dagaalka […]
Somali News27 Jul 2019
USA (HCTV) – Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka ayaa sheegtay Qoyska Akasha oo ah Qoys reer Kenya ahi ay xidhiidh Ganacsiga Hubka ah la leeyihiin kooxda Al-shabaab. Gar-yaqaan Maraykan ah oo Magaciisu yahay Geoffrey Berman ayaa Maxkamadda u gudbiyey faahfaahin ku saabsan sida Qoyska Akashas ay hubka ugu kootarabaaniyaan xubno ka mid ah urur Argagixiso. […]
Somali News27 Jul 2019
Suuriya (HCTV) – Duqaymaha Cirka ee meelaha ay Jabhaduhu haystaan ay ka fuliyaan Dawladda Suuriya iyo Xulufadeedu ayaa 10-kii Maalmood ee u dambeeyay waxa lagu dilay Dad rayid ah oo gaadhaya 100, halka Saddex bilood gudahoodna ay ku barakaceen in ka badan 400,000 Qof. 103 Qof ayaa ku dhintay Duqaymo diyaarado la beegsadeen dugsiyo Waxbarasho, […]
Somali News26 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Munaasibad Ballaadhan oo lagu qabtay Xarunta lagu daweeyo laguna daryeello Dadka qaba xanuunnada Dhimirka, ayaa Shahaadooyin lagu guddoonsiiyey 13 Qof oo Xirfadaha Gacanta la baray, ka dib markii ay ka bogsadeen Xanuunnada dhimirka oo markii hore halkaa loo geeyay. 13-ka Qof oo ah Dufcaddii 10-aad ee xirfado lagu baro Xarunta SAHAN ee […]
Somali News25 Jul 2019
Washington, (HCTV) – Xeer-ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka William Barr ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray oo uu ku socodsiiyey Maamulka Maxaabiista u mudeeyey in la fulinayo shan xukun oo dil ah. Mr Barr ayaa sheegay in shantan qof lagu fulin doono xukunka dilka ah lagu helay dambi ay ka mid yihiin Dil, Kufsi Caruur iyo […]
Somali News25 Jul 2019
London, (HCTV) – Markab dagaal oo ciidamada dalka Ingiriisku ay leeyihiin ayaa gaadhay marin biyoodka xiisadu ka taagan tahay Hormuz si uu u ilaaliyo maraakiibta ku gooshta calanka Britain, waxaanu talaabadani ay timid xili dawlada Ingiriisku ay ku dhawaaqay inay cirka isku shareertay xiisadii ka taagnayd gacanka. Markabkan dagaalka ee dalka Britain ayay shaqadiisu noqon […]
Somali News25 Jul 2019
Tripoli, (HCTV) – Dad tiradooda lagu sheegay ilaa 150 qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen kadib markii doontii siday ay kula dagtay badda Mediterranean-ka ee xeebaha dalka Libya, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee UNHCR. Waxaanay intaasi ku dartay hay’adda UNHCR in tiradani ay tahay tii ugu badnayd eek […]
Somali News25 Jul 2019
Islamabad, (HCTV) – Dalka Pakistan ayaa maanta oo bishu ay tahay July 25 ku dhawaaqay inay hawada sare u dirayso cir-bixiyeennkii u horeeyey 2022, waxaanay tilmaameen in ay arintaasi kala kaashanayaan satellite dalka Shiinaha. Go’aankan dalka Pakistan ayaa yimid kadib markii dalka India uu ku guulaystay 22-kii bishan July inuu hawada sare u diro dayax-gacmeedkii […]
Somali News25 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqada colaadeed ee muddada ka taagnayd deegaanka Ceel-Afweyn iyo guud ahaanba gobolka Sanaag, waxana uu bulshada ugu bushaareeyey inay arrintaasi marayso marxalad farxad iyo yididiilo badan. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlay mashruuc ay shirkadda Dahabshiil dalka ku keenayso gaadiid casri […]
Somali News25 Jul 2019
Moscow, (HCTV) – Dalka Ukraine ayaa qabsaday oo xidhay Markab uu leeyahay dalka Ruushku, iyagoo hore ugu eedeeyey dawlada Ruushku inay Ukraine ka qabsatay saddex markab bishii November ee sanadkii hore. War ka soo baxay maanta oo khamiis ah ciidamada amaanka badda ee dalka Ukraine ayaa sheegay in markab ay ugu yeedheen Nika Spirit oo […]
Somali News25 Jul 2019
Harare, (HCTV) – Wasiirkii Dalxiiska dalka Zimbabe, Marwo Prisca Mupfumira ayaa xabsiga loo taxaabay si su’aalo ku saabsan musuqmaasuq ay u waydiiyaan guddi dastuuriya oo dhawaan loo magacaabay la dagaalanka Musuqmaasuqa. Wargeys ay dawladu leedahay oo la yidhaa The Herald, ayaa ku warmaay in Wasiir Prisca Mupfumira la xidhay maanta oo khamiis ah kadib markii lagu eedeeyey […]