
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News25 Jul 2019
Webei, (HCTV) – Haweenay dhalatay dalka Shiinaha oo da’deeda lagu sheegay 54 jir oo korsatay 118 caruur ah ayaa lagu xukumay 20 sano oo xabsi ah. Haweenaydan oo magaceeda la yidhaa Li Yanxia ayay maxkamada Wu’an ee ku taala gobolka Hebei ee dalka Shiinuhu ay dambi ku heshay maalintii Arbacadii, taas oo Maxkamadu ay sheegtay […]
Somali News25 Jul 2019
Tunis, (HCTV) – Madaxweynihii dalka Tunisia Beni Caid Essebsi, oo ah Madaxweynihii ugu horeeyey ee Waqooyiga Afrika sida dimuqraadiga ah loo doortay ayaa qeeriyooday isagoo da’diisu ay tahay 92 jir, sida ay xaqiijisay Madaxtooyada dalkaasi. Madaxweynahan dalka Tunisia ee Geeriyooday ayaa ahaa hogaamiyaha ugu da’da weyn aduunka ee dal hogaamiya, waxaanu ku geeriyooday cusbitaal milatari […]
Somali News25 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Nabadgalyada Gobolka Sanaag iyo dedaallo lagu doonayo in Xal waarra lagaga gaadho arrimo amni-xumo sababay oo Bilihii u dambeeyay halkaa ka taagnaa. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Maanta hadal ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in aanay wer-wer ka qabin […]
Somali News25 Jul 2019
London (HCTV) – Scotland oo qayb ka ah Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa doonaysa inay noqoto Dal gaar ah oo ka madax-banaan Ingiriiska intiisa kale. Scotland oo ka wer-wersan inuu ka bixitaanka UK ee Yurub ay dhaqaalaheeda waxyeelayso, ayaa doonaysa in Dadweynaha Scotland laga qaado Cod-bixin ay ku kala dooranayaan inay ka sii mid ahaadaan UK […]
Somali News25 Jul 2019
BANGKOK (HCTV) – Shirkadda Facebook ayaa sheegay inay Khamiista Maanta hawada ka saartay Akoono iyo Bogag Facebook oo laga lahaa Dalalka Russia, Ukraine, Thailand, Honduras. Shirkadda Facebook oo dhawaan ballan-qaadday inay hawada ka saari doonto Akoonnada Facebook ee sida Anshaxa ka baxsan loo isticmaalo ayaa sheegtay in Akoonnada laga lahaa Dalalka Russia, Ukraine, Thailand, Honduras […]
Somali News25 Jul 2019
London (HCTV) – Raysal-wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa Xukuumaddiisa shaqo ka siiyey Walaalkiisa ka yar oo Magaciisu yahay Jo Johnson. Raysal-wasaare Boris Johnson ayaa Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa oo uu Arbacadii Magacaabay, wuxuu ku soo daray Jo Johnson oo u Magacaabay Wasiiru-dawlaha Ganacsiga,Tamarta iyo Warshadaha. War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska […]
Somali News25 Jul 2019
Khartoum (HCTV) – Millateriga haya xukunka Dalka Suudaan ayaa xidh-xidhay Saraakiil Ciidan, kuwaasi oo lagu xidhiidhiyey isku-day Afgambi oo Dalka Suudaan ka dhacay bishii hore. Wakaaladda Wararka Dawladda Suudaan ayaa sheegtay in 16 Sarkaal oo qaarkood hawl-gab yihiin loo xidhay inay ku lug lahaayeen Afgambi la doonayey in xukunka lagaga tuuro Guddiga Millateriga Suudaan ee […]
Somali News25 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi gaar ah u Magacowday sidii Gurmad deg-deg ah loogu fidin lahaa Masuuliyiintii iyo Dadkii kale ee dhibaatadu ka soo gaadhay Qaraxii Shalay Al-shabaab la beegsatay xarunta dawladda Hoose ee Muqdisho, kaasi oo sababay dhimashada Dad ay ku jiraan laba Guddoomiye degmo, dhaawacmaana lix qof oo Duqii Caasimaddu […]
Somali News24 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay khasaaraha ka dhashay Qarax Maanta ka dhacay xarunta Dawladda Hoose ee Muqdisho. Dawladdu waxay sheegtay in qaraxa oo galabnimadii Maanta dhacay ay ku dhinteen 6 ruux, oo ay laba ka mid ah yihiin guddoomiyeyaal degmo, Agaasimayaal iyo masuuliyiin kale oo maamulka gobolka banaadir ka mid ahaa. […]
Somali News24 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Wararkii u dambeeyay ee soo baxaya Qarax Maanta ka dhacay Xarunta Dawladda Hoose ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay Qaraxaa ku geeriyoodeen laba Guddoomiye degmo, halka Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Yariisow uu ku dhaawacmay. Wararka hor-dhaca ah ee ka soo baxaya Qaraxaasi ayaa sheegaya inay Geeriyoodeen Guddoomiyihii degmada Cabdicasiis, Sabaax Asad iyo […]
Somali News24 Jul 2019
USA (HCTV) – Feedhyahan u dhashay Dalka Ruushka oo Magaciisu yahay Maxim Dadashev, ayaa ku Geeriyooday Cisbitaal ku yaalla Dalka Maraykanka. Feedhyahankan Ruushka ah ayaa Geeriyooday, ka dib Ciyaar feedh-feedh ah oo dhex martay Feedhyahanka kale ee Puerto Rico’s Subriel Matias. Ciyaarta feedh-feedhka ah ee sababtay Geerida Dadashev ayaa Jimcihii ka dhacday Maryland oo Maraykanka […]
Somali News24 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Qarax ayaa ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii sida la sheegay uu muddo kooban ka hor uu halkaasi ka amb0-baxay markii ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan. Qof isa soo miidaamiyey ayaa la sheegay inuu isku dhex qarxiyey Xarunta Dawladda hoose ee Muqdisho, […]