
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Jul 2019
Istanbul (HCTV) – Dawladda Turkiga ayaa labadii Toddobaad ee u dambeeyay Magaalada Istanbul ka raaftay isla-markaana xidh-xidhay Qoxooti iyo Muhaajiriin ka badan 6,000. Wasiirka Arrimaha gudaha ee Turkiga Suleyman Soylu oo xaqiijiyey xadhigga Dadka qoxootiga iyo Muhaajiriinta ah oo ay ku jiraan Dad Suuriya ka soo qaxay ayaa sababta Dadkan loo raafay ku sheegay inay yihiin […]
Somali News24 Jul 2019
Tehran (HCTV) – Madaxweynaha IRAN Hassan Rouhani ayaa dabac ka muujiyey Xiisadda u dhaxaysa IRAN iyo boqortooyada Ingiriiska, ka dib markii ay kala qabsadeen Maraakiib Shidaal. Dawladda Ingiriiska ayaa bil ka hor Markab IRAN leedahay oo Shidaal u siday Suuriya ka qabsatay Xeebta Gibraltar, taasi oo IRAN kaga jawaabtay inay Markab UK leedahay ka qabsato […]
Somali News24 Jul 2019
Goma, (HCTV) – Maleeshiyo islaamiyiin ah ayaa laba iyo toban qof ku dilay laba weerar ay ku qaadeen bariga dalka Congo oo la daalaadhacaya cudurka Ebola, sida ay sheegayaan masuuliyiinta gobolkaasi. Maleeshiyadan looga shakisan yahay inay xidhiidh la leeyihiin kooxo islaamiyiin ah oo gobolka ka jira ayaa weeraro xidhiidh ah ku qaaday magaalooyinka Eringeti iyo […]
Somali News24 Jul 2019
Iowa, (HCTV) – Hadhaaga maydka mid ka mid ah shaqaalaha goob laga dukaamayso ayaa laga helay qaboojiyaha alaabta lagu kaydiyo oo ka tirsan goob laga tukaamaysto oo supermarket ah, horaantii sanadkan kaas oo la xaqiijiyey Isniintii inuu yahay shaqaalaha Supermarket-kaasi oo la waayey 10 sano ka hor. Ninka shaqaalaha ah ee maydkiisa la helay ayaa […]
Somali News24 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay doorashada Raysal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska Boris Johnson, kaas oo sheegay inuu soo dhaweynayo Raysal Wasaaraha. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay inuu soo dhaweynayo Hadii Boris Johnson uu yimaado, isla markaana Somaliland ay garanaynaa saaxiibadii oo marar badan soo booqday Somaliland. […]
Somali News24 Jul 2019
Jubba, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Koonfurta Sudan Salva Kiir ayaa qof kasta ka mamnuucay inuu qaado heesta Qaranka dalkaasi isagoo jooga mooyaane, sida uu Wasiir ka tirsan dawlada Koonfurta sudan uu sheegay Isniintii. “Warka la siinayo qof kastaa waxa weeyi in heesta amaanta qaranka loola leedo madaxweynaha, iyo in uu goobta joogo Madaxweynuhu, maaha qof […]
Somali News24 Jul 2019
Quddus, (HCTV) – Nin Sucuudi ah oo booqanayey Masaajidka Barakaysan ee Al-Aqsa ee bariga Qudus oo ay xoog ku haystaan Israel ayaa khasab ay kaga saareen Falastiiniyiin cadhaysani. Muuqaal la duubay ayaa waxa lagu arkayey Maxamed Saud oo xidhan dharka dhaqanka ay u leeyihiin dalalka Gacanka Carabta ee Sucuudigu ka midka yahay oo eryanayaan Falastiiniyiintu […]
Somali News24 Jul 2019
Beijing, (HCTV) – Dalka Shiinaha ayaa ku eedeeyey Maraykanka iyo Isbahaysigiisa gobolku inay khatar amni ku keenayaan Dhul weynaha Shiinaha, waxaanu tilmaamay dalka Shiinuhu in joogitaanka ciidamadooda ay sii xoojiyeen xiligan, waxaanay tilmaameen in Beijing ay sidoo kale ka digayso talaabooyinka ku wajahan madaxbanaanida Taiwan. Dhawaaqan dalka Shiinaha ka soo baxay maanta oo arbaha ahaa […]
Somali News24 Jul 2019
Moscow, (HCTV) – Milatariga dalka Ruushka ayaa sheegay inay aad uga xunyihiin in Wasaarada Difaaca ee dalka Waqooyiga Kuuriya ay ku cambaareeyaan dhibaato farsamo kadib markii ay diyaarad dalka Ruushku ay leeyihiin ay gudaha u gashay dalka Koonfurta Kuuriya sida ay sheegeen saraakiisa dalka Kuuriya. Maalintii salaasadii ayay ahayd markii dawlada dalka Koonfurta Kuuriya ay […]
Somali News23 Jul 2019
London (HCTV) – Boris Johnson ayaa loo doortay hoggaamiyaha xisbiga Conservative-ka ee Ingiriiska Maanta, codbixin ay ka qayb qaateen xubnaha xisbigaasi, waxaana sidoo kale uu noqon doona Raysal-walwasaaraha cusub ee Boqortooyada Ingiriiska. Mr. Johnson ayaa ka guulaystay Jeremy Hunt oo hadda ah Wasiirka arrimaha dibedda ee Ingiriiska, ka dib markii uu helay 92,153 oo cod […]
Somali News23 Jul 2019
S/K (HCTV) – Millateriga Dawladda Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in Diyaarad Ruushku leeyahay oo ku soo xad-gudubtay hawadooda ay ku rideen Rasaas digniin ah. Saraakiisha Millateriga Kuuriyada Koonfureed waxay sheegeen in diyaaradda Ruushka laga leeyahay ay laba jeer ku soo xad-gudubtay Hawadooda, intaana ay iyagu ku ridayeen Rasaas ay ugu sheegayaan inay ka jirto hawo […]
Somali News23 Jul 2019
Abuja (HCTV) – Weriye ka soo warramay iska hor-imaadyada Ciidammada Amniga ee Nigeria iyo Koox Shiico ah oo ka socda Abuja ayaa la xaqiijiyey inuu Geeriyooday. Laakiin, Geeridu Weriyaha oo keliya kuma koobna, balse waxa la xaqiijiyey inay Boolisku toogasho ku dileen illaa 8 Qof oo ka mid ah Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah ee Nigeria (IMN), […]