
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa Sharci-darro ku tilmaamay Wareegto uu Shalay Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland ku mabnuucay Fadhiyada aan Caadi ahayn ee Goleyaasha deegaannadu yeeshaan. Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Barkhad Jaamac Xirsi oo Maanta la hadlay Telefiishanka HCTV ayaa Golaha Wakiillada ugu baaqay inay si deg-deg ah ugu yeedhaan […]
Somali News23 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah Suugaanyahannada Somaliland ayaa ka hadlay Warar sheegaya in loo habjabay Fannaanka Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) oo ah Guddoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska. Warar Saddexdii Maalmood ee u dambeeyay ku jiray baraha Bulshada ayaa sheegay in Fanaanka Telefoonka looga soo hanjabay looguna baaqay inuu ka […]
Somali News23 Jul 2019
Gambia (HCTV) – Askari ka mid ah Ciidammada Gambia ayaa Madaxweynihii hore ee Dalkaasi Yahya Jammeh ku eedeeyay amarka in la dilo Weriye Deyda Hydara oo la khaarajiyey Sannadkii 2004-tii, waxaanu sheegay inuu isaguna qayb ka ahaa dilka Weriyahaasi. Hydara, wuxuu tifaftitaha iyo aasaasaha Wargeys Madax-bannaan oo Magaciisu ahaa The Point daily, waxaanu sidoo kale […]
Somali News23 Jul 2019
USA (HCTV) – Maamulka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in Ciidammada Waaxda Socdaalka ee Maraykanku ay Muhaajiriinta Mastaafurin karaan, ka hor intaan loo ogolaan in Maxkamadda la geeyo, go’aankaasi oo salka ku haya sharci cusub oo soo baxaya. Sharcigan oo noqonaya kii labaad ee muddo 8 Maalmood ah loo soo saaro la […]
Somali News23 Jul 2019
Turkey (HCTV) – Shan Qof ayaa ku dhaawacmay laba Gantaal oo kuwa dhulka ah oo laga soo riday Suuriya, kuwaasi oo midkood ku dhacay Guri ku yaalla Xuduudka Turkigu la wadaago Suuriya. Falkan oo dhacay Habeennimadii Isniinta oo Xalay ahayd ayaa waxa xaqiijiyey Masuul Maxali ah, sida uu baahiyey Wargeyska The National. Wasiirka Difaaca ee […]
Somali News22 Jul 2019
Nairobi, (HCTV) – Wasiirka Maaliyada Henry Rotch iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan waaxda maaliyada iyo lacagta ee dalka Kenya ayaa loo xidhay eedo musuqmaasuq iyo lunsi lacago la xidhiidha mashaariic malaayiin dollar ah oo dalkaasi lagaga dhisayo dhaamam waaweyn, sida ay bileysku sheegeen. Wasiirka Maaliyada Mr Rotich, xisaabiyihii iyo agaasimihii maamulka deegaanka ee Kenya […]
Somali News22 Jul 2019
Isreal (HCTV) – Dawladda Isreal ayaa baa’biisay Tiro Guryo ah oo ay lahaayeen Dad Falastiiniyiin ah, Isniinta Maanta. Isreal ayaa burburinta Guryahan oo ku yaallay Koonfurta Magaalada Jerusalem u cuskatay sabab ah inay si sharci-darro ah uga dhisnaayeen, laakiin Tallaabadan Isreal qaadday ayaa keenaysa wer-wer Caalami ah. Guryahan oo ku yaallay agagaarka deegaanka Sur Baher […]
Somali News22 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland, Md. Maxamed Kaahin Axmed ayaa Wareegto uu Maanta soo saaray ku Mabnuucay in Goleyaasha deegaannada dalku yeeshaan Fadhiyo aan Caadi ahayn, si loogu ridi Maayarrada iyo ku-xigeennadood. Wareegtadan oo daba socotay Muran Maalmihii u dambeeyay u dhexeeyay Maayarka Magaalada Gabiley iyo Xildhibaannada Golaha deegaanka ee Gabiley ayaa […]
Somali News22 Jul 2019
France (HCTV) – Dawladda Faransiiska ayaa heshay mid ka mid ah Gujisyadeeda, kaasi oo la waayey muddo ka badan 50 Sanadood ka hor. Gujista la helay 50 sanadood ka dib, ayaa waxa xilligaa saarnaa Shaqaale gaadhaya 52 Qof, kuwaasi oo iyagana la waayey. Gujiskan oo Magaciisu yahay La Minerve ayaa laga helay gunta hoose ee […]
Somali News22 Jul 2019
Aspen, (HCTV) – Dawlada Maraykanka ayaa walaac xoogle ka qabta khaladaadka dawladda Iran ee dhalinkara dagaal ka dhaca Gacanka, xiligan oo Maraykanka iyo xulafadiisu ay diyaarinayaan inay bilaabaan marin furan oo si xor ah ay u isticmaalaan maraakiibtu. “Waxa aanu bilaabaynaa qorshe cusub oo aanu kaga fikirayno anaga iyo dalal kale sidii aanu samayn lahayn […]
Somali News22 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Inta la xaqiijiyey 7 Ruux ayaa ku Geeriyooday Qarax Maanta ka dhacay koontaraalka ugu horreeya ee laga galo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo gubay kaalin shidaal oo ku dhow halka laga galo Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee KM4, ayaa la sheegay inay ku Geeriyoodeen 7 Qof, halka […]
Somali News22 Jul 2019
Idlib, (HCTV) – Weerar dhinaca cirka ah oo lagu qaaday suuq aad u mashquul badan oo ku yaala magaalada maleeshiyooyinku ay gacanta ku hayaan ee gobolka Idlib oo ku yaala waqooyi-galbeed ee dalka Suuriya ayaa lagu dilay ugu yaraan 16 qof sida ay ku waramayaan koox la socota dagaalka Suuriya. Weerarkan ayaa la rumaysan yahay […]