
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News22 Jul 2019
Western Iceland, (HCTV) – Badd-weynta Baasifigga ayaa soo tuftay in ka badan 50 Nibiri oo dhintay oo ah nooca dhaadheer oo dhintay xeeb ku taalla Jaziirada Western Iceland. Koox dalxiis ah oo watay diyaaradd nooca qumaatiga u kacda ah (helicopter) ayaa arkay bakhtiga nibiriyadaas oo xeebta Wadhan ama yaala, iyadoo laga cabsi qabo in qaarkood […]
Somali News22 Jul 2019
Garoowe, (HCTV) – Maxkamada Sare ee Puntland ayaa sheegtay in 17 bisha soo socota ee August loo mudeeyay dhagaysiga dacwada Kiiska gabadhii yarayd ee dilka iyo Kufisga loogu gaystay magaalada Gaalkacayo. Maxkamada Sare ee Puntland waxa ay intaasi raacisay in Kiiskan oo loo soo gudbiyey maxkamada sare in la dhagaysan doono 9;00 subaxnimo ee 17-ka […]
Somali News22 Jul 2019
Tehran, (HCTV) – Iran ayaa sheegtay inay burburisay shabakad basaasiin ah oo u shaqaynayey CIA-da dalka Maraykanka, kuwaas oo qaar ka mid ah ay ku xukuntay dil, sida ay ku waramayaan warbaahinta dalka Iran. Telefishanka dalka Iran ayaa baahiyey sawirada xubno ay ku tilmaameen in ay ka tirsan yihini CIA-da dalka Maraykanka oo ay uga […]
Somali News22 Jul 2019
Islamabad, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa la filayaa inuu Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump uu kulan kula yeesho caasimada dalka Maraykanka, waxaana la tilmaamay in qodobada labada masuul ay ka wadahadli doonaan ay ka mid tahay hanaanka nabada ee dalka Afghanistan. Kulankan labada hogaamiye ee dalalka Pakistan iyo Maraykanka oo ka […]
Somali News22 Jul 2019
Sur Baher, (HCTV) – Boqolaal ciidamo Israel ah oo ay la socdaan Cagafyo ayaa bilaabay in burburiyaan guryo Falastiiniyiintu leeyihiin oo ku yaala xaafada Sur Baher, inkastoo Falastiiniyiintu ay talaabadaasi ka soo horjeesteen, isla markaana cambaarayn caalamiya loo soo jeediyey. Dadkii degenaa deegaanka deegaan u dhaw halka ay burburintu ka dhacday Wadi al-Hummus ayaa u […]
Somali News22 Jul 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax goor dhaweyd ka dhacay koontaraalka ugu horreeya ee laga galo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee caasimaadda Muqdisho, sida laga soo xigtay goobjoogayaal. Dhawaqa qaraxa ayaa laga dareemay qaybo ka mid ah caasimadda Muqdisho, iyagoo la arkayay uuro cirka isku shareertay, inkastoo aan si […]
Somali News21 Jul 2019
Garoowe, (HCTV) – Maamul goboleedka Puntalnd ayaa eedo culus dusha u saaray madaxda dawladda Federalka ee Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Puntland. Waxaana lagu sheegay in Dawladda Puntland ay ka walwalsan tahay hab-dhaqanka hogaamineed ee madaxda dawladda dhexe ee federaalka Soomaaliya, isla markaana ay si cad uga hor imanayaan, geeddi socodka in […]
Somali News21 Jul 2019
Pakistan (HCTV) – Ugu yaraan 8 Qof ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Waqooyi-galbeed ee dalka Pakistan Axadda Maanta. Qaraxan sidoo kale waxa ku dhaawacmay 26 Ruux, sida ay xaqiijiyen Masuuliyiinta Dalka Pakistan. Qaraxan Dadku ku dhinteen ayaa waxa masuuliyaddiisa sheegatay Kooxda Tehrik-i-Taliban Pakistan. Ururkan oo sidoo kale loo yaqaano Pakistani Taliban, taasi oo Dhaqdhaqaaq […]
Somali News21 Jul 2019
Lagos (HCTV) – Nin ayaa naftiisa halis geliyey, ka dib markii uu diyaarad isku diyaarisay inay kacdo uu mid ka mid ah Baalasheeda dul fuulay. Diyaaradda Ninku baalkeeda dul fuulay ayaa ka kacaysey Garoonka diyaaradda ee Caasimadda Nigeria ee Lagos, laakiin Ninkaasi markii dambe waalla qabtay isla-markaana la xidhay sida laga soo xigtay Masuuliyiinta. Muuqaal […]
Somali News21 Jul 2019
Caynaba (HCTV) – Magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar ee Somaliland ayaa waxa Saaka ka dhacay Mudaharaad lagaga soo horjeedo Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmoooyinka oo Shalay ay ansixiyeen Golaha Wakiilladu. Dadweynaha Mudaharaadka samaynaya oo taayiro ku gubaya Waddooyinka Magaalada Caynaba, iyagoo muujinaya inay ka xun yihiin in Xeerka Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Baarlamaanku […]
Somali News21 Jul 2019
USA (HCTV) – Xilligan Casriga ah ee xidhiidhka Dadka dhex mara iyo Ballamahaba laga sameeyo Internet-ka, way adag tahay in la helo Sheeko Jacayl ah oo Ruuxdaadu ka hesho ama ku diirsato. Laakiin, waxa jiray Lamaane ku siinaya rejo ah inuu weli jiro Jacaylkii runta ama dhabta ahaa. Sida Sheekada Jacayl ee Herbert DeLaigle oo […]
Somali News21 Jul 2019
Itoobiya (HCTV) – Ugu yaraan 17 Qof baa ku dhintay Iska hor-imaad dhex maray Ciidammada Amniga ee Dalka Itoobiya iyo Dad u dhaqdhaqaaqaya in Qoomiyadda Sidama yeelato Ismaamul gaar ah, si la mid ah Ismaamullada kale ee Itoobiya. Mid ka mid ah Madaxda Degmooyinka ayaa Wakaaladda Wararka Reuters u sheegay in Sabtidii oo Shalay ahayd […]