
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News21 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Munaasibadda Bandhiga Caalamiga ah 12-aad ee Buugaagta Hargeysa, ayaa ahayd mid si weyn loo soo aggaasimay, isla markaana shalay si rasmi ah Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland uga furay Xarunta Dhaqanka ee magaalada Hargeysa oo soo qaban-qaabisa Carwada Buugaagta. Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa International Book Fair oo sannadkan dalka Masar marti ku […]
Somali News20 Jul 2019
Washington, (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in ciidamo milatari ah ay ku hubaynayso dalka Sucuudiga Carabiya, sida ay sheegtay Wasaarada Gaashaandhiga dalka Maraykanka, waxaanay talaabadani ku soo beegmaysaa xili laba kaclaysay xiisada ka oogan gacanka ee u dhaxaysa Maraykanka iyo Iran. Waaxda Gaashaandhiga Maraykanku waxa ay ku sheegtay war-saxaafadeed ay soo saartay jimcihii shalay […]
Somali News20 Jul 2019
Dubai, (HCTV) – Boqolaal haween ah oo iskaga kala yimid dalalka ay dagaaladu saameeyeen ayaa la tababari doonaa si ay u noqdaan nabad ilaaliyeyaal, kuwaas oo ay tababari doonaan ciidamada Imaaraadka Carabtu sanadkan soo socda. Haweenkan ka yimid dalalka Afrika iyo Asia ayaa mari doona tababaro la xidhiidha dhinaca daweynta iyo tababaro ku saabsan goobaha […]
Somali News20 Jul 2019
Riyadh, (HCTV) – Boqorka dalka Sucuudi Carabiya Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud ayaa qalinka ku duugay in dalkiisu uu martigaliyo ciidamada dalka Maraykanka si kor loogu qaado xasiloonida iyo amaanka gobolkaasi, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee dalkaasi ee SPA. Waaxda difaaca ee dalka Maraykanka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay iyaduna waxa ay […]
Somali News20 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa casho-sharaf qasriga madaxtooyada ugu sameeyey safiirro, diblomaasiyiin, aqoonyahanno iyo qoraayo ka socda dalalka caalamka, kuwaas oo dalka u jooga hawlo la xidhiidha ka qaybgalka carwada caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo maalinta berri furmi doonta. Kulanka casho-sharafta ah ee uu madaxweynuhu u sameeyey […]
Somali News20 Jul 2019
Nairobi, (HCTV) – Dalka Kenya ayaa maalintii Jimcihii u dabaal degay inuu noqdo dalka ugu weyn qaarada Afrika ee bilaabay mashruuc tamarta laydhka lagaga dhalinayo dabaysha, mashruucan oo ah mid balaadhan ayaa ka ugu weyn ka dhigaya baahida dalkaasi uu qabto tamarta Laydhka. Waxaana mashruucan ku baxa lacag gaadhaysa $680 million oo dollar, oo lagu […]
Somali News19 Jul 2019
London, (HCTV) – Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Britain Jeremy Hunt ayaa sheegay in si xoogle ay uga walaacsan yihiin talaabooyinka dalka Iran ay ka sameeyeen Marinka Hormuz, waxaanu isugu yeedhay kulan degdeg ah saraakiisha amaanka ee dalka UK si ay uga wadahadlaan labada markab ee ku gooshayey calanka Britain iyo markabka kale ee ku […]
Somali News19 Jul 2019
Philadelphia, (HCTV) – Nin ka baxsanayey dab ka kacay dhisme dheer ayaa gacmaha kaga soo dagay dhismahaasi, waxaana lagu magacaabay “ninkii caarada runta ah ahaa”. Waaxda dabka ayaa gurmad ka galay dhismahaasi dabku qabsaday 9:30 maalintii khamiistii galbeedka Philadelphia, sida ay ku warantay warbaahinta CNN. Markii ay halkaasi ay dhismahaasi 19-ka dabaq ahaa ay gaadheen, […]
Somali News19 Jul 2019
Athens, (HCTV) – Dhulgariir xoog badan ayaa ruxay caasimada dalka Giriiga ee Athens maanta oo jimce ah, kaas oo dad badan ku khasbay inay guryahooda ka yaaqaan oo ay wadooyinka u cararaan. Dhulgariirkan ka dhacay dalka Giriiga oo cabirikiisa lagu qiyaasay 5.1 magnitud, kaas oo xuduntiisu ay ahayd meel 23 kilometers caasimada kaga beegan dhinaca […]
Somali News19 Jul 2019
Qaahira (HCTV) – Waxa Caawa la soo gebogabeeyay Tartankii Kubadda Cagta ee Qaramada Qaaradda Afrika, kaasi oo ka socday Dalka Masar. Waxa is haleelay kooxaha Qaramada Algeria iyo Senegal oo isugu soo hadhay Final-ka ama Ciyaarta kama dambaysta ah, waxaana guushu raacday oo Koobtii Qaramada Qaaradda Afrika qaaday Dalka Algeria, kaasi oo 1:0 kaga bediyey […]
Somali News19 Jul 2019
Iran (HCTV) – Ciidammada Ilaalada Kacaanka IRAN ayaa sheegay inay qabteen Markab Shidaal oo oo marayey Marinka Hormuz. Markabkan oo Magaciisu yahay Stena Impero isla-markaana sita Calanka Boqortooyada Ingiriiska, sida ay goor dhawayd uu baahiyey Telefiishanka Al-jazeera. Markabka ayaa waxa saarnaa 23 Qof ayaa waxa qabashadiisa loo adeegsaday Doon yar iyo Helicopter ku sugnaa Marinka […]
Somali News19 Jul 2019
Garoowe, (HCTV) – Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in aanay ogolayn guddida wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee Madaxweynaha dawlada federalka ee Somalia uu dhawaanta soo magacaabay, waxaanu maamul goboleedka Puntland uu guddidaasi ku tilmaamay mid aan loo marina ama aan ka turjumayn distoorka kumeelgaadhka ah ee Somalia. War-saxaafadeed goor-dhaweyd ka soo baxay maamul goboleedka Puntland […]