
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News17 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay 30 Guurada ka soo wareegtay Goortii uu Xeebta Jaziira ee duleedka Muqdisho ka dhacay xasuuq loo geystay Dad Hayb ahaan ka soo jeeday Somaliland, xilligii uu Soomaaliya Madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo Shir-jaraa’id […]
Somali News17 Jul 2019
Kenya (HCTV) – Haweenay da’deeda lagu sheegay 91 Jir, ayaa ehelkeeda u dacwaysay inay shaaciyeen Geerideeda, iyada oo nool oo aan dhimanin. Janet Nakawungu oo deggan Tuulada Joggo-Misindye ayaa ku eedaysay Margret Nakanyike iyo Bashir Bwete inay ka xadeen dhulkeedii, ka dibna la xidhiidheen Guddoomiyaha guud ee Degmada si Magacooda loogu diwaangeliyo. “Waxay ku dhawaaqeen […]
Somali News17 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Lamaane ayaa la Sawiray iyagoo isku ag-dhunkanaya Libaax ay dileen xilli ay ku jireen Socod Dalxiis ah, arrintaasina waxay sababtay Cadho. Darren iyo Carolyn Carter oo ka yimid Magaalada Edmonton ee Kanada ayaa isku sawiray Libaaxa, Daqiiqado ka dib markii toogasho ku dileen. Lamaanahan ayaa muujiyey hawl adag oo ka qabsatay inay […]
Somali News17 Jul 2019
Myanmar (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa Cunaqabayn ku soo rogtay Taliyaha Ciidammada Myanmar Min Aung Hlain iyo Saraakiil kale oo Ciidammada ka tirsan. Taliyaha Ciidammada Millateriga ah ee Myanmar iyo Saraakiisha kale ee Xukuma Ciidammada Myanmar ayaa Maraykanku ku eedeeyay inay masuul ka ahaayeen Dilalka aan Sharciga ahayn ee lagula kacay Dadka ka soo jeedda […]
Somali News17 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Saqdii dhexe ee Xalay waxa Qaaradaha Adduunka qaarkood laga arkay Dayax-madoobaad. Dayax-madoobaadkan ayaa meelaha laga arkay waxa ka mid ah bariga Qaaradda Afrika oo ay ku jiraan deegaannada Soomaalidu degto. Dayax-madoobaadka oo bilaabmay Saacadda bariga Afrika markii ay ahayd 11:30-kii ayaa socday muddo dhowr Saacadood, isagoo Dayuxu si tartiib-tartiib ah u soo […]
Somali News17 Jul 2019
UAE (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa ka wer-wersan in Markab Shidaal oo Imaaraadku leeyahay oo lagu waayay badda Iran ay qabsatay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN. Markabkan oo Magaciisu yahay Riah ayaa markii ugu dambaysay ee la arkay ahayd Horraantii toddobaadkan, xilligaas oo dhex istaagay Biyaha Badda IRAN. Masuuliyiin ka mid ah Waaxda difaaca […]
Somali News16 Jul 2019
London, (HCTV) – Laba mataano ah oo Madaxa Iskaga dhexegaana ayaa la kala jaray, waxaana qaliinkaasi labada mataanaha ah ee laba jirka ah ka qayb qaatay ku dhawaad 100 dhakhtar, kuwaas oo ay ku qaadatay in ka badan 50 saacadood inay kala jaraan labadaasi gabdhood ee mataanaha ah oo la kala yidhaa Safa iyo Marwa […]
Somali News16 Jul 2019
Tel Vive, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Israel ayaa sheegay in Ciidamada Difaaca Israel (IDF) inay yihiin ciidamada kaliya ee aduunka ah ee u diraansan inay la dagaalamaan dalka Iran. “Wakhti xaadirkan, ciidanka kaliya ee aduunka ee la dagaalami kara Iran – waa ciidamada Israel,” ayuu yidhi Raysal Wasaaraha dalka Israel Benjamin Netanyahu xili uu […]
Somali News16 Jul 2019
Washington, (HCTV) – Ninka Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump uu la doonayo inuu noqdo xoghayaha difaaca ee dalkaasi Maraykanka oo la yidhaa Mark Esper, ayaa cambaareeyey go’aanka dawladda Turkigu ay dalka Ruushka kaga iibsatay hanaanka difaaca Gantaalada ee S-400, taas oo maalmihii u dambeeyey Aqalka Cad ee dalka Maraykanku aanu ka hadal talaabadaasi. Masuulkan la […]
Somali News16 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Heesaaga caanka ah ee Maxamed Siciid BK, kaas oo si balaadhan looga yaqaano gayiga dhulka Soomaalidu tagto iyo inta Afka Soomaaliga ku hadashaba ay wayn u yaqaanaan heesihiisa. Fanaanka Maxamed Siciid BK ayaa mudooyinkii u dambeeyey ku sugnaa dalka Kenya si […]
Somali News16 Jul 2019
Nairobi (HCTV) – Dawladaha Turkiga iyo Kenya ayaa kala saxeexaya heshiis ganacsi oo laba geesood ah, sida uu Caddeeyay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Kenya. Safiirka Turkiga ee Kenya ayaa sheegay in labada dal ku heshiiyeen inay kala saxeexdaan heshiisyo ku saabsan Cashuuraha ka dhalanaya Ganacsiga dhex mari doona. Safiir Ahmet Cemil Miroglu ayaa yidhi […]
Somali News16 Jul 2019
Burco (HCTV) – Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa Hudheellada magaalada Burco ku yaalla uga digtay in lagu qabto Bandhigyada laga tumo Miyuusiga isla-markaana ay ka qayb-galaan Dhallinyarada, sida Hablaha iyo Wiilasha. Isu-duwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ee Gobolka Togdheer Kayse Xaaji Diiriye oo Maanta Saxaafadda kula hadlay ayaa sheegay in haddii ay joojin […]