
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News16 Jul 2019
Laascaanood (HCTV) – Maamul-gobolleedka Puntland ayaa Kaantaroolka Laga galo Magaalada Garoowe u soo rarray Xuduudka Gobolka Sool, arrintaasina waxa ka cadhooday Ciidammada Millateriga ee Somaliland. Saraakiil ka mid ah Ciidammada Qaranka oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Laascaanood ayaa ka digay Cawaaqib-xumo ka dhalan karta Kaantaroolka Garoowe ee la keenay Xuduudka Gobolka Sool iyo weliba […]
Somali News16 Jul 2019
UAE (HCTV) – Markab Shidaal oo laga leeyahay Dalka Isku-tagga Imaaraadka Carabta ayaa la la’yahay muddo laba Maalmood ka badan. Markabkan oo ku socdaalayey Marin-biyoodka Hormuz ayaa joogsaday gudaha Biyaha Jamhuuriyadda IRAN, ka dibna waxa la bakhtiyey Isgaadhsiintiisa, ka hor muddo laga joogo laba Maalmood, sida laga soo xigtay Xogta la socodka Maraakiibta. Arrintan ayaa […]
Somali News16 Jul 2019
Ciraaq (Hctv) – Xuduudka u dhexeeya Dalalka Ciraaq iyo Sucuudiga ayaa la rejaynayaa in dib loo furo 15-ka October ee sannadkan 2019-ka, sida uu sheegay Safiirka boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Baqdaad, Salaasada Maanta. Kaantaroolka Arar oo ah marinka ay iskaga gudbaan labada dhinac, ayaa la xidhay Sannadkii 1990-kii oo ay ka soo wareegtay 29 sannadood, […]
Somali News16 Jul 2019
Uganda (HCTV) – Heesaaga isku beddelay Siyaasiga ah ee Dalka Uganda caanka ka ah Bobi Wine ayaa sheegay inuu Doorashada Dalkaa ka dhacaysa sannadka 2021-ka kula tartamayo Madaxweynaha Muddada dheer Dalkaa xukumayey ee Yoweri Museveni. “Aniga oo ku hadlaya Magaca Dadweynaha, waxaan la tartami doonaa Madaxweyne Museveni.” ayuu yidhi Mr. Wine. Bob Wine oo ah […]
Somali News16 Jul 2019
Muqdisho, (HCTV) – Dawladda Federalka ee Somalia ayaa sheegtay in abaalmarin ay ku xurmaynayaan noloshii halabuurnimo ee Saxafiyadii Hodan Naaleeye ee lagu dilay dhawaan magaalada Kismaayo ay bixin doonaan sanad kasta. Wasaarada Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somalia waxa ay intaasi ku dartay in sanad kasta qofka ay u arkaan ama u aqoonsadaan […]
Somali News16 Jul 2019
Lamu, (HCTV) – Saddex qof oo Argagixiso looga shakiyey ayaa lagu dilay deegaanka Lamu oo ka tirsan dalka Kenya, sidoo kale laba Askari oo ka tirsan ciidamada Bileyska dalkaasi Kenya ayaa ku dhaawacmay qaraxyo lagu bartilmaameedsaday ciidamo gaafwareegayey xadka dalkaasi oo walxahaasi qaraxa lagula beegsaday deegaanka Kiunga oo wax yar uun u jirta degmada Lamu. […]
Somali News16 Jul 2019
Washington, (HCTV) – Afarta haweenka ah ee ku jira aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ayaa sheegay in aan laga aamusi karin weerar dhinaca afka ah ee uu ku qaaday Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump kadib markii uu bartiisa twitter-ka uu soo dhigay hadal cunsuriyad iyo mid kala socoon ah. Afartan Haweenka ah ee ka midka ah […]
Somali News16 Jul 2019
Mumbai, (HCTV) – Ugu yaraan Afar qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dhisbe balaadhan oo ku dumay magaalada Mumbai ee dalka India. Dhismahan dumay ayaa ka koobnaa Afar dabaq oo isasaaran waxaanu ahaa sida la sheegay dhisme ay dad ku noolaayeen, sida ay ku waramayaan warbaahinta dalka Hindiya. Kooxaha Gargaarka degdeg ah ayaa ilaa […]
Somali News16 Jul 2019
Bahar-Dar, (HCTV) – Madaxweynaha Ismaamulka gobolka Amxaarada ee dalka Ethiopia ayaa loo soo magacaabay inuu noqdo Temesgen Tiruneh oo ah nin aad ugu dhow raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed, kaas ooh ore ugala talin jiray dhinaca amniga ee dalkaasi. Xubnaha xisbiga Dimuqraadiga Amxaarada ee dalak Ethiopia oo muddo saddex maalmood shir uga socda magaalada […]
Somali News16 Jul 2019
Islamabad, (HCTV) – Pakistan ayaa dib u furtay hawadeeda dib markii ay xayiraad ay saartay in dhamaan diyaaradaha iyo duulimaadyada shacabku aanay mari doonin hawadeeda. Dib u furidan hawada dalka Pakistan ayaa ah marin muhiima oo xidhnaa shantii bilood oo u dambeeyey kadib markii ay isku dhaceen labada dal ee jaarka ah ee Hindiya iyo Pakistan. […]
Somali News15 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxtooyada Somaliland ayaa beenisay in la iibinayey Dhismihii khayriyada Hargeysa, kaasi oo lagu deyray Jiingado isla-markaana dhisme laga bilaabay. Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland, Maxamed Cali Bile iyo Maayar ku-xigeenka Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Caga-weyne) oo si wada-jir ah Warbaahinta ula hadlay Maanta ayaa sheegay inaan la iibin dhismaha Khayriyada, balse laga […]
Somali News15 Jul 2019
Gabiley (HCTV) – Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed ayaa sheegay in Wada-hadal lagu dhamaynayo khilaaf soo kala dhex galay Maayarka Gabiley iyo Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha deegaanka. Badhasaabka oo Maanta ka hadlay sababta loo baajiyey Fadhi la doonayey in xilka lagaga qaado Maayarka Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi ayaa sheegay inuu isagu […]