
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News29 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Somalia oo maalintii saddexaad shir uga socdo magaalada Muqdisho ayaa haatan kulan la yeeshay wakiilada beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho. Kulankan ayaa ah kii ugu horreeyay ee si guud ah madaxweynayaasha shanta maamul goboleed ay ula kulmaan beesha caalamka tan iyo markii ay dhawaan Muqdisho isku tageen. Masuuliyiin […]
Somali News29 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay hablo dhallinyaro ah oo katirsan ciidanka Booliska, kuwaas oo u dallacay derejada sarkaalnimo. Kulanka uu madaxweynuhu ku qaabilay hablahan katirsan ciidanka Booliska Somaliland, ayaa waxa ku wehelinayey taliyaha ciidanka Booliska, sarreeyo guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale) iyo taliyaha ciidanka birmadka gaashaanle sare Cabdi […]
Breaking News25 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Wasiirkii hore ee Amniga Dowlad Gobolleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo maalintii shalay heshiis la galay Dowladda Somalia ayaa galinkii danbe ee maanta ka degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Safarka Cabdirashiid Janan ee Muqdisho waxa wehlinayay taliyaha ciidamada nabadsugida Somalia, Fahad Yaasiin iyo xubno Wasiirro ah oo ka tirsan xukuumadda mudo xileedkeedu dhamaaday ee […]
Breaking News25 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen, shan kalena ay ku dhaawacmeen kadib hoobiyeyaal markale maanta lagu weeraray xerada Xelane. Xeradan Xalane ee hoobiyeyaasha lagu weeraray ayaa waxa degan ciidamada Nabad ilaalinta ee AMISOM Iyo Qaramada Midoobay, waxaanay warbaahinta Somalia ay […]
Somali News23 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19 oo dalka ka bilaabmay, waxana uu madaxweynuhu si rasmi ah u qaatay dhibcihii ugu horreeyey ee tallaalka covid-19. Munaasibadda Daah-furka ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19, ayaa madaxweynaha waxa kala qayb-galay badiba xubnaha ugu sarreeya qaranka […]
Somali News22 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Gudida ka hortaga caabuqa Covid-19 ee Somaliland ayaa sheegay in maanta laga bilaabo ay qasabtahay xidhashada afsaabka (facemask). Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, oo akhriyay amarada ay guddidu soo saaartay ayaa sheegay in afsaabku waajib yahay hada kadib. “Si looga hortago faafitaanka Covid-19 ee bulshada dhexdeeda, xidhashada afsaabku […]
Breaking News22 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Teendhada Afsiyooni ee magaalada Muqdisho waxa maanta ka furmay shir gaar ah oo ay ka maqnaayeen madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble, madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo gobolka Banaadir. Shirkan […]
Somali News20 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mar kale shir isugu yeeray madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir. Madaxweynaha ayuu ugu baaqay madaxda dowlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir in ay isugu yimaadaan 22-ka Maarso 2021 shir looga hadlayo arrimaha doorashooyinka. Kulanka madaxweynuhu ku baaqay oo socon doona muddo labo cisho […]
Somali News17 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal ka jeediyey munaasibad ay qabatashay shir=kada Isgaadhsiinta ee SOMTEL, ayaa sheegay in dalka ay ka jirto abaar saamaysay dad ka badan 110,000 qof, kuwaas oo ay soo foodsaartay biyo iyo baad la’aani, una baahan in loo gurmado. Madaxweyne Muuse Biixi waxa kale oo uu […]
Somali News17 Mar 2021
Atlanta, (HCTV) – Ugu yaraan 8 qof, oo ay ku jiraan 6 haween Asian ah ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday seddex goobood oo kala duwan oo ku yaal gobolka Georgia ee dalka Maraykanka. Weerarkan toogashada ah ayaa loo xidhay nin cadaan ah 21 jir ah, kaas oo looga shakisan yahay inuu abaabulay dhammaan saddexda […]
Somali News16 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaatay tallaalka cudurka safmarka ah ee Covid 19 oo qeybtiisii ugu horreysay maalintii shalay la keenay magaalada Muqdisho. Sidoo kale tallaalka ayaa waxaa qaadatay Wasiirka Wasaarradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya marwo Fowsiyo Abiikar Nuur. War ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lag yiri” […]
Breaking News16 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Diyaaradii siday talaalka cudurka Covid19 ayaa mmaanta ka soo dagtay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa. Talaalkan oo noqonaya kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee soo gaadha Somaliland ayaa ah AstraZeneca, kaas oo lagu wareejiyey Wasaarada horumarinta caafimaadka Somaliland, 65,000 Doze. Wasaarada caafímaadka ayaa sheegtay in talaalkan la […]