
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News15 Jul 2019
Kanada (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dalka Kanada ayaa ka hadlay Geerida Suxufiyaddii caanka ahayd ee Hodan Naaleeye iyo Saygeedii Jaamac Fariid, kuwaasi oo ka mid noqday 26 Qof oo lagu dilay Qaraxyo lala beegsaday Huteel ay ku sugnaayeen oo ku yaalla Magaalada Kismaayo, Toddobaadkan. Raysal-wasaaraha Kanada Justin Trudeau ayaa Tacsi u diray Ehelkeeda, isagoo sheegay in […]
Somali News15 Jul 2019
Yemen (HCTV) – Wada-xaajoodayaal ka socda Dawladda Beesha Caalamku aqoonsan tahay ee Yemen iyo Jabhadda Xuutiyiinta ayaa kulan ku yeelanaya Markab taagan Badda Cas. Kulanka ka dhacaya Markabka Dushiisa ayaa la doonayaa in dib loogu soo nooleeyo Wada-hadallo hore ay u yeesheen labada dhinac, kuwaasi oo lagu doonayo in Ciidammada lagaga saaro Magaalada Dekedda leh […]
Somali News15 Jul 2019
Gabiley (HCTV) – Waxa Maanta baaqday fadhi ay u ballansanaayeen Golaha deegaanka ee Degmada Gabiley. Fadhiga ayaa la sheegay in la doonayey in Xilka lagaga qaado Maayarka Degmada Gabiley, Maxamed Cumar Cabdi oo Maalmihii u dambeeyay uu khilaaf ka dhexeeyay Xildhibaannada Golaha deegaanka Gabiley. Laakiin, Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed oo goor dhawayd […]
Somali News15 Jul 2019
Mumbai (HCTV) – Saddex Qof ayaa loo xidhay Dambi ah inay Magaalada Mumbai ku iibinayeen Ilmo, Saddexdan ayaa ku biiraya 11 Qof oo hore kiisan Boolisku ugu xidhay. Sida uu daabacay Saaka Wargeyksa Mumbai Mirror, kuwa la xidhay ayaa la caddeeyay inay ka mid yihiin laba Qof oo Magacyadooda lagu sheegay Lahu Nivatkar iyo Suraiya […]
Somali News15 Jul 2019
Makka (HCTV) – Salaasadii, Diyaaradda Air India ayaa soo saartay Go’aan muran dhaliyey, kaasi oo ay ku joojisay inay qaaddo Caagadaha ay ku jiraan Biyaha Zamzamka ee Dadka Xujayda ahi ka sii qaataan Xaramka. Maamulka diyaaraddu waxay sheegeen inay Rakaabkooda Xujayda ah ee dalkooda dib ugu noqonaya ay u ogol yihiin Caagad Shan Litir qaad […]
Somali News14 Jul 2019
USA (HCTV) – Markii ugu horraysay, Ciyaaryahanno Haween Sucuudiyaan ah ayaa bisha dambe Magaalada Las Vegas Dalka Maraykanka kaga qayb-galaya Tartanka Ciyaarta loo yaqaano (Bowling), taasi oo ah Ciyaar Kubadda Gacanta laga tuuro. Tiimkan oo ka kooban Lix hablood oo Sucuudiyaan ah ayaa illaa sannadkii u dambeeyay iyagu si wada jir ah u Wada ciyaarayey, […]
Somali News14 Jul 2019
Suuriya (HCTV) – Koox Mitidiin ah ayaa beegsaday Beebabka Shidaalka qaada oo ay Maamusho Dawladda Suuriya, wayna khalkhaliyeen Axadda Maanta, sida ay baahisay Warbaahinta Dawladda Suuriya. Wakaaladda Wararka ee SANA ma caddaynin Mitidiinta Weerarray Beebku Cidda ay ka tirsanaayeen, halka uu falku ka dhacayna waxay ku tilmaantay badhtamaha Gobolka Homs. Halka Weerarku ka dhacay ayaa […]
Somali News14 Jul 2019
USA (HCTV) – Laanta Socdaalka ee Dalka Maraykanka ayaa Axadda Maanta bilaabaya Xadhigga Muhaajiriinta Sharci-darrada ku soo jooga Dalka Maraykanka ee la doonayo in la Mastaafuriyo. Xadhigga Dadka Muhaajiriinta ah ee la doonayo in laga Mastaafurinayo Maraykanka ayaa Axadda Maanta guud ahaan Maraykanka ka bilaabmi doonta, sida uu sheegay Madaxweynaha dalkaasi Mr. Donalnd Trump. Madaxweyne […]
Somali News14 Jul 2019
Dhuusa-mareeb (HCTV) – Inta la ogyahay Shan Qof ayaa ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Gal-guduud ee Dalka Soomaaliya. Sida la sheegay Qaraxa ayaa ka dhacay Makhaayad ku taalla Badhtamaha Magaalada Dhuusa-mareeb, waxaana ku dhaawacmay Gabadha Makhaayadda lahayd, Saddex Carruur ah oo ay dhashay iyo Ruux kale. Qaraxan ayaa noqonaya kii […]
Somali News14 Jul 2019
UK (HCTV) – Dawladda boqortooyada Ingiriiska ayaa doonaysa inay siidayso Markab Shidaal siday oo ay ka qabatay Dawladda Islaamiga ah ee IRAN bishii hore. Ingiriiska ayaa Markabka siidaynaya, haddii Jamhuuriyadda IRAN dammaanad-qaadi karto in Shixnadda uu sido Markabka aan ka geynayn Dalka Suuriya, sidaa waxa sheegay Wasiirka Arrimaha dibedda ee Ingiriiska Jeremy Hunt, Sabtidii Shalay. […]
Somali News14 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inay ka jawaabayaan dhibaato Roobabkii u dambeeyay ee dalka ka da’ay soo gaadhsiiyeen Beeralayda Deegaanka Xallin ee Gobolka Xaysimo ee Somaliland. Wasiir Seed oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Roobab wanaagsani ay Dalka ka da’een muddooyinkii […]
Somali News14 Jul 2019
Nepal (HCTV) – Daadad iyo Dhul Go’ ay sababeen Roobab waaweyn ayaa illaa 50 Qof ku dilay Dalka Nepal Maalmihii la soo dhaafay, sida ay xaqiijiyeen Masuuliyiinta Dalkaasi. Dhimashada ugu badan ayaa ka dhacday Xuduudka Mara Buuralayda Himilaya ee u dhexeeya Nepal iyo Hindia, sida ay ku warrantay Al-jazeera oo Telefiishanka HCTV uu Warkan ka […]