
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News14 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo xabaalaha Xaraf ee duleedka caasimadda Hargeysa loogu sameeyey marxuum Axmed Yuusuf Siciid oo kamid ahaa haldoorka miisaanka ku leh dhex bulshada reer Somaliland, dhawaanna ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay doorkii shariifka […]
Somali News14 Jul 2019
Dhuusa-mareeb, (HCTV) – Wararka laga helayo degmada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah kadib markii qof isku soo xidhay walxaha qarxa uu isku qarxiyay goob maqaaxi ah. Waxaanay wararku intaa ku darayaan in qaraxaasi uu ku dhintay qofkii Ismiidaamiyaha ahaa, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen Shan qof oo kale, walow ay […]
Somali News14 Jul 2019
London, (HCTV) – Safiirkii Britain u fadhiyey dalka Maraykanka Sir Kim Darroch ayaa ka hadlay sababtii Donald Trump uu uga baxay heshiiskii dhinaca Nuclear-ka ee Iran lala galay kaas oo ku tilmaamay ka bixida heshiiskaasi “talaabo waxyeelo ku ah diblomaasiyada”. Waxaanu sheegay in Trump uu heshiiskaasi uga baxay nacayb iyo baabiin doonayo inuu ku sameeyo […]
Somali News14 Jul 2019
Ankara, (HCTV) – Dawladda dalka Turkiga ayaa iska dhago marinaysa digniinaha uga imanaya dalka Marayska, waxaanay sii wadaa isku hubaynta gantaalada Difaaca cirka ee dalka Ruushka ay ka soo iibsatay ee (Russia’s S-400 missile defence system), sida ay tilmaantay wasaarada difaacada ee dalka Turkigu. “waxa aanu sii wadnaa helida gantaalada ridada dheer ee hanaanka difaaca […]
Somali News13 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa cadaysay in markab xoolo ka qaaday dekeda Berbera ee Somaliland uu mudo afar maalmood ah uu ku xaniban yahay dekeda magaalada Jiddah ee dalka Sucuudi Carabiya. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Xasan Gaafaadhi oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dawladda federalka ee Somalia ay dagaal xoogle […]
Somali News13 Jul 2019
Pennsylvania, (HCTV) – Saraakiisha dalka Maraykanka ayaa xidhay nin lagu eedeeyey inuu falal faraxumayn ah u geystay hablo yaryar oo ku jiray goob agoomaha lagu xareeyo oo ku taala dalka Kenya. Gregory Dow, oo da’diisu ay 60 jir tahay ayaa lala xidhiidhiyey inuu falal galmo ah uu xeradaasi agoomaha uu ugu gaystay gabdho yaryar oo […]
Somali News13 Jul 2019
London, (HCTV) – Xoghayaha Arimaha Dibada ee dalka Ingiriiska Jeremy Hunt ayaa sheegay in markabkii shidaalka siday ee ciidamada badda ee dalka Ingiriisku ay ku qabteen Gibraltar ay sii dayn doonaan, hadii UK ay xaqiijiso in aanay saliidaasi u socon dalka Suuriya. Markabkan Grace 1 ayaa la qabtay horaantii bishan markii looga shakiyey inuu jabinayo […]
Somali News13 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Weerarka Al-shabaab ku qaadday Huteelka Cascaseey ee Magaalada Kismaayo, kaasi oo ay ku dishay 26 Qof oo 10 ka mid ahi ahaayeen Ajaanib iyo 54 Dhaawacmay. Madaxweynuhu wuxuu sheegay inuu ka xun yahay Weerarkaasi, wuxuuna Tacsi u diray Ehelada […]
Somali News13 Jul 2019
Kismaayo (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan (Axmed-madoobe) ayaa Shir-jaa’id oo uu goor dhawayd ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa faahfaahiyey Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Al-shabaab ku qaadday Gelinkii dambe ee Shalay Huteelka Cascaseey. Madaxweyne Axmed-madoobe wuxuu sheegay in Weerarku uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, waxaanu mid mid u sheegay […]
Somali News13 Jul 2019
New Zealanders (HCTV) – Deraasiin reer New Zealander ah ayaa Dawladda Dalkaasi ku wareejiyey Hubkoodii fududaa, kaasi oo qayb ka ah Qorshe Dadka lagaga dhigayo Hubka Darooriga u dhaca. khatarta Hubka Dadka Gacantooda ku jira, gaar ahaan Hubka daran-darooriga u dhaca ayaa khatartiisa lagu baraarugay xasuuqii Masaajiddada Christchurch loogu geystay Muslimiinta Afar bilood muddo laga […]
Somali News13 Jul 2019
Bangladesh (HCTV) – Maalmo Roobab waaweyni ka da’ayeen Dalka Bangladesh ayaa waxay waxyeelo badan soo gaadhsiiyeen Xeryaha ay ku jiraan Qoxooti Rohinga ee firxadka kaga maqan Dalkooda Myanmar. Roobabka waaweyn ayaa waxay sababeen Daadad iyo Dabaylo baro-kiciyey ugu yaraan 2,700 Dad ah, waxaana dhibaato soo gaadhay kumanaan Guri, waxaana ku dhintay Ruux Dumar ah iyo […]
Somali News13 Jul 2019
Kismaayo (HCTV) – Ciidammada Amniga ee Maamul-gobolleedka Jubbaland ayaa goor dhawayd soo Afjaray hawl-gal qaatay muddo 10 Saacadood ka badan oo ay ka wadeen Huteelka Cascaseey oo ku yaalla Xeebta Magaalada Kismaayo, kaasi oo ay Shalay Makhribkii Qaraxyo iyo Weerar toos ah ka fuliyeen Kooxda Al-sabaab. Dagaalameyaasha Al-shabaab oo weerarkooda koowaad ahaa gaadhi ay ku […]