
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News12 Jul 2019
Kismaayo, (HCTV) – Alle ha u naxariistee waxa ku geeriyootay weerarkii lagu qaaday hotel ku yaala magaalada Kismaayo ee dalka Somalia, Suxufiyad Hodan Naaleeyeh oo ahayd suxufiyad Somali-Canadian ah oo dad badan ay yaqaaneen. Suxufiyad Hodan iyo Saygeeda ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen hotelka uu qaraxu ka dhacay ee magaalada Kismaayo ee Somalia, waxaanay […]
Somali News12 Jul 2019
Tunis, (HCTV) – Ciidamada Badda ee dalka Tunisia ayaa soo helay maydadka 72 qof oo doon ay saarnaayeen ay kula dagtay xeebaha dalka Tunisia todobaadkan, sida ay sheegayaan saraakiisha hay’adda gargaarku maanta oo jimce ah. Tirada ilaa iyo hada ku dhimatay shilkan ee maydadkooda la soo helay ayaa gaadhaya 72 qof, sida uu sheegay Mongi […]
Somali News12 Jul 2019
Mogadishu, (HCTV) – Qarax gaadhi ayaa lala beegsaday hotel ku yaala magaalo dekedeeda Kismaayo ee Somalia, halkaas oo odayaal deegaanka ah iyo xildhibaano ay kulan ku lahaayeen, waxaana weerarka gaadhiga daba socday rab hubaysan oo tacshiirad toogasho ah ka geystay hotelka, sida ay sheegayaan saraakiisha bileyska Somalia. Kooxda mayalka adag ee –Al-shabaab oo xidhiidh la […]
Somali News12 Jul 2019
Sydney, (HCTV) – Ugu yaraan 37 qof ayay dhaawacyo ka soo gaadheen shirkadda Air Canada oo xaaladi ay la soo daristay kadib markii ay si dhakhso ah usoo cago dhigatay. Diyaaradan Air Canada ayaa siday 284 rakaab iyo shaqaalaha diyaarada isugu jiray waxaanay ka soo duushay Vancouver iyadoo u socotay Sydney balse waxay ku khasbanaatay […]
Somali News12 Jul 2019
Geneva, (HCTV) – In ka badan 22 Waddan oo wakiilo ku leh Qaramada Midoobay ayaa warqad u diray golaha xuquuqal insaanka Qaramada Midoobay ee fadhigoodu yahay Geneva, kuwaas oo cambaareeyey talaabooyinka iyo habdhaqanada guracan ee dalka Shiinuhu uu ula dhaqmayo Muslimiinta dalkiisa. Diblomaasiyiintan Qaramada Midoobay oo ka ka kala yimid 22 wadan oo u badan […]
Somali News12 Jul 2019
Brussels, (HCTV) – Xiisada ka dhaxaysa Somalia iyo Somaliland waxay baaqi ku sii ahayd mid kacsan. Xudunta halka la isku mari waxa weeyi Somaliland oo taagan siyaasi ahaan in 1991 ay ku dhawaaqeen madaxbanaanidooda iyo Somalia oo diidan. Xidhiidhkuna waxa uu sii cakirmay sanadkii 2018-kii ciidamo ka socda Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Somalia ee […]
Somali News12 Jul 2019
Ankara, (HCTV) – Shixnadii ugu horaysay ee gantaalada Difaaca ee dalka Ruushku uu ka iibiyey dalka Turkiga ayaa gaadhay dalkaasi, sida uu sheegay Wasiirka difaaca ee dalka Turkiga. Wasiirka dufaaca dalka Turkiga ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray maanta oo jimce ah ku sheegay in Qalabkii ugu horeeyey ee lagu casriyeynayey hanaanka difaaca uu soo gaadhay […]
Somali News12 Jul 2019
Nangarhar, ,(HCTV) – Ugu yaraan 16 ayaa ku dhintay halka 14 kalena ay ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday xafladd aroos oo ka socotay gobolka bariga dalkaasi ee Nangarhar, sida ay sheegeen saraakiisha bileyska dalkaasi. Taliyaha Ciidamada ee degmada Pachir Aw Aga moo magaciisa la yidhaa Fayz Maxamed Babrkhil ayaa sheegay in qofka […]
Somali News11 Jul 2019
London, (HCTV) – Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa Culayska lagu saarayaa inuu aqoonsado Somaliland kadib markii ay baaqyadaasi iyo dhaqdhaqaaqyo lagu doonayo aqoonsiga Somaliland ay ku soo biireen madaxda magaalada Birmingham ee dalka UK. Magaalada Birmingham waxa ay hadda hogaaminaysa baaqyadaasi kadib markii hogaamiyeyaasheedu ay saxeexeen warqad ay kaga mid noqonayaan in Somaliland ay tahay dal […]
Somali News11 Jul 2019
Islamabad, (HCTV) – Labada tareen Oo isku dhacay dalka Pakistan oo midi uu ahaa Tareen raab iyo mid kale oo alaab cargo ah siday ayaa isku dhacay badhtamaha magaalada Rahim Yar Khan oo ku taala dalka Pakistan, waxaana ku dhintay ugu yaraan 15 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro ka badan 70 kale, sida ay […]
Somali News11 Jul 2019
Minnesota, (HCTV) – Sawirqaade Jason McCarty oo ah sawir qaade dabcigiisu yahay inuu sawiro waxyaalaha cajiibka ah ayaa dhawaan ku guulaystay inuu sawiro isagoo jooga gurigiisa oo ku yaala bartamaha Minnesota inuu sawiro Gorgor weyn oo khaati bilaahi ka taagan shimbir madow oo dusha ka fuushay. Shimbirkan yar ee Madow ayaan isagu ka cabsan inuu […]
Somali News11 Jul 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa qorshaynaya inuu kulan la yeesho masuuliyiinta shirkadaha Baraha Bulshada ee dadweynuhu ay isticmaalaan shir maanta ka dhici doona aqalka cad ee looga arimiyo dalkaasi. Shirkan ayaa la filayaa in Madaxweyne Trump iyo shirkadahaasi baraha bulshada ee “social media” lagaga hadlo waxyaalaha loo baahan yahay in la […]