Somali News11 Jul 2019
Liibiya (HCTV) – Dawladda Faransiiska ayaa iska fogaysay eedaymo loogu jeediyey inay jabisay Cunaqabaynta Hubka ee saarnayd Dalka Liibiya. Faransiiska ayaa eeddan loo soo jeediyey, ka dib markii Afar ka mid ah Gantaalihiisa difaaca Taangiyada laga helay Liibiya. Hubkan la sheegay in Faransiisku leeyahay ayaa laga soo saaray Xero Ciidammada General Khaliifa Xaftar ku leeyahay […]
Somali News11 Jul 2019
Ruushka (HCTV) – Nin u dhashay dalka Ruushka oo u ekaaday mayd qolfoof noqday ayaa isaga oo nool laga soo badbaadiyey xero uu leeyahay xayawaanka butida, oo uu muddo bil ah dhex yaallay, kaddib markii inta ay dhabarka ka jebisay kayd cunto ahaan u dhigatay. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Alexander, ayaa Ey ay wateen […]
Somali News11 Jul 2019
Suudaan (HCTV) – Qaar ka mid ah Dadka Internet-ka Isticmaala ee reer Suudaan ayaa Salaasadii dib hawada ugu soo noqday, ka dib markii Maxkamad Amar ku siisay Shirkadaha Isgaadhsiinta inay Internet-ka dib u furan. Shirkadaha Isgaadhsiinta ayaa Internet-ka Xayiray, ka dib markii Sababo amaan-xumo darteed ay Millateriga xukuma Suudaan amar ku siiyey inay Internet-ka joojiyaan, […]
Somali News11 Jul 2019
Gaalkacayo (HCTV) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Raysal-wasaare Xasan Cali Khayre ku eedeeyay inuu diiday qorshihii ay doonayeen inay ugu soo Gudbo Waqooyiga Magaalada Gaalkacayo, balse isagoon la soconsiinin uu dhanka Koonfureed ka soo gudbay, lana kulmay Dad gaar ah. Wasiirka Arrimaha gudaha ee Maamulka Puntland, Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxman Dhabancad oo […]
Somali News11 Jul 2019
UK (HCTV) – Saddex doonyood oo Dawladda IRAN leedahay ayaa isku dayey inay joojiyaan Markab Shidaal oo Ingiriisku leeyahay, kaasi oo marayey Marinta Hormuz, sida ay Khamiista Maanta sheegtay Dawladda boqortooyada Ingiriisku. Arrintan ayaa ah tii ugu dambaysay ee ka midka ah Xiisadda sii cakirmaysa ee ka taagan Khaliijka Persia. War Qoraal ah oo Dawladda […]
Somali News10 Jul 2019
Ceerigaabo (HCTV) – Gelinkii hore ee Maanta iyo Gelinkii dambe ee isla Maanta waxa Mudaharaaddo ka dhaceen Magaalooyinka Ceerigaabo ee Xarunta ee Gobolka Sanaag iyo Burco oo Xarunta Gobolka Togdheer ah. Ceerigaabo: Mudaharaadka ka dhacay Magaalada Ceerigaabo ayaa waxa bilaabay Dad ujeeddadooda lagu sheegay inay doonayeen Taageero u muujiyaan Jabhadda Kornayl Caarre oo ay Maanta […]
Somali News10 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Ruushka ayaa Safiir u soo Magacowday Dalka Soomaaliya. Safiirka Ruushku u soo Magacaabay Soomaaliya oo magaciisu yahay Mikhail Golovanov ayaa waxa Maanta Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Md. Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo). Ergayga Ruushka ee Soomaaliya, Mikhail Golovanov ayaa la sheegay inuu Madaxweynaha Soomaaliya soo gaadhsiiyey […]
Somali News10 Jul 2019
Dar es Salaam (HCTV) – Madaxweynaha Tanzania John Maguful ayaa Haweenka dalkiisa kula taliyey inay dhalaan Ubad badan, si buu yidhi uu kor ugu kaco Dhaqaaluhu. Madaxweynuhu wuxuu Haweenka Dalkiisa ku dhiirigeliyey inay dhalaan Ubad badan, si buu yidhi taasi Gobolka uga Caawiso in dhaqaaluhu kor u kaco, meeshana ay uga baxdo Saboolnimada iyo Sinaan […]
Somali News10 Jul 2019
German (HCTV) – Waxa Markii saddexaad Kamaradaha Adduunka ka soo muuqatay Rayal-wasaaraha Dalka Jarmalka oo iyadoo taagan Jidhkeedu ruxmayo, sida Qof Kurbanaya. Kamaradaha Warbaahinta ayaa qabtay Angela Merkel oo Jidhkeedu wada dubaaxinayo, xilli iyada iyo Raysal-wasaaraha Finland oo booqasho ku tagay Berlin ay si wada jir ah Salaan uga qaadanayeen Ciidammada, Arbacada Maanta. Waa Markii […]
Somali News10 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga ka sii daysey Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDAN, Maxamed Sidiiq Dhamme, kaasi oo 71 Maalmood xidhnaa. Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa Dawladdu xidhay ka dib, markii uu Facebook ku baahiyey hadallo uu ku dhaliilay Xaalad deg-deg ah oo Madaxweynaha Somaliland ku soo rogay degmooyin ka […]
Somali News10 Jul 2019
Ceerigaabo, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kooxda Col. Caarre uu haatan ka socdo deegaanka Dhoob oo qiyaastii 45km dhinaca bari kaga beegan magaalada Ceerigaabo. Kooxdan Colonial Caare ayay wararku sheegayaan inay doonayeen inay galaan Buurta Daalo oo halkaasi ay ka samaystaan […]
Somali News10 Jul 2019
London, (HCTV) – Safiirkii dawlada Ingiriiska u fadhiyey dalka Maraykanka Sir Kim Darroch ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay kadib markii khilaaf uu ka dhashay emailo khatar ku ah maamulka Madaxweyne Trump oo loo dusiyey qaar ka mid ah warbaahinta Ingiriiska. Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa isagu kadib markii emailadaasi la dusiyey waxa uu […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation