
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News10 Jul 2019
Tehran, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa diblomaasi sare oo la taliye u ah u diray dalka Iran si uu wadahadalo ula yeesho dalka Iran si hoos loogu dhigo dhibaatada ka taagan heshiiskii Nuclearka ee reer Yurub ay la galeen dalka Iran, waxaanay dawlada Iran ay amaantay dedaalka Faransiisku ugu jiro ilaalinta heshiiski […]
Somali News10 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Xukuumadda iyo magaca ummadda Jamhuuriyadda Somaliland, wuxuu halkan hambalyo iyo mahadnaq uga dirayaa Golaha Deegaanka Birmingham iyo guud ahaanba shacabka ku nool oo 08-07-2019, ku dhawaaqay inay Jamhuuriyadda Somaliland u aqoonsadeen dal madax-bannaan. Madaxweynaha Jamhuuriyaddu waxa uu mar labaad ku […]
Somali News10 Jul 2019
Karida, (HCTV) – Ugu yaraan 16 qof oo isugu jira haween iyo caruur ayaa lagu dilay xasuuq ka dhacay gobolka Hela ee dalka Papua New Guinea, waxaanu dilkani noqonayaa kii ugu darnaa ee dagaalada ku salaysan qabiilada ee dalkaasi ka dhacay sanadadii u dambeeyey. Dilka dadkan ayaa dhacay maalintii Isniintii markii weerar lagu qaaday deegaanka […]
Somali News10 Jul 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa wakiilo u kala diray dalalka Kenya iyo Somalia si ay xal ugu helaan khilaafka xadka badda ee u dhexeeya kaas oo uga sii daray xidhiidhka diblomaasiyadeed ee liita ee labada dale e ku yaala Geeska Afrika. Waxaana ay sheegayaan saraakiil ku kala sugan Nairobi […]
Somali News9 Jul 2019
Washington, (HCTV) – Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump kula kulmay magaalada Washington, DC, kuwaas oo la sheegay inay ka wadahadleen amniga gacanka Carabta, xidhiidhka dhaqaale ee labada dal ka dhexeeya iyo arimo kale. Amiirka Qatar ayaa booqashadan uu maanta ku tagay dalka Maraykanka waxa ay […]
9 Jul 2019
Johannesburg, (HCTV) – Raysal Wasaarihii hore ee Somalia, Dr Cali Maxamed Geedi ayaa ugu baaqay labada dal ee Somalia iyo Kenya inay xal ka gaadhaan khilaafka dhinaca badda ee ka dhexeeya. Cali Maxamed Geedi, Raysal Wasaarihii hore ee Somalia waxa uu sidaasi u sheegay mar uu u waramayey Warbaahinta Anadolu Agency, kaas oo soo jeediyey in […]
Somali News9 Jul 2019
Jakarta, (HCTV) – Labada waddan ee ugu balaadhan Asia oo dimuqraadiyadoodu ay kala duwan tahay ayaa qabtay doorashooyinkooda todobaadadii la soo dhaafay, dulqaadka diimaha ayaa codbixintooda ku lamaana. Cod bixiyeyaashu, si kastaba oo ay ahaataba waxay si buuxda isaga soo horjeedeen ama ay ku kala duwanaayeen ayaa hadana ay bixiyeen go’aamadooda codbixinta. Indonesia, xukuumadda madaxweynaha […]
Somali News9 Jul 2019
Beijing, (HCTV) – Dalka Shiinaha ayaa Maraykanka ka dalbaday inuu si dhakhso ah u joojiyo hubka qiimihiisu dhan yahay $2.2bn ee uu ka iibinayo Taiwan, kuwaas oo ay ku jiraan Kaarayaasha Dagaalka, iyo Gantaalada lidka diyaaradaha Talaabadan ayaa ah tii ugu horaysay ee dalka Maraykanku uu hub intaa leeg uu kaga iibiyo dalkan mudo tobanaan […]
Somali News9 Jul 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dalka Ethiopia ayaa sheegay in dalkiisu uu u diri doono 50,000 shaqaale ah dalka Imaaraadka Carabta, Sida uu ku dhawaaqay Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia. Dalkan ku yaala gacanka Carabta ayaa doonaya xiligan inuu balaadhiyo saamaynta uu ku geeleeyahay Geeska Afrika. “Ethiopia waxa ay qarshaynaysaa in xiliga dhaw ay yarayso shaqo la’aanta […]
Somali News9 Jul 2019
Garoowe (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa Somaliland iyo Puntland ugu baaqday inay ka wada-hadlaan Muranka u dhexeeya. Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan oo Shalay Magaalada Garoowe kula kulmay Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland ayaa soo jeediyey in Somaliland iyo Puntland ay ka wada-hadlaan Xurgufta dhex taalla. “Hoggaamiyeyaasha […]
Somali News9 Jul 2019
Nairobi (HCTV) – Martha Anne Bwore oo ka mid ah Weriyeyaasha Kenya ayaa soo bandhigtay dhibaatada ay la kulmaan Hablaha Da’da yar ee Uur qaada, iyagoon lahayn Aqoon Waaalidnimo oo ay ku xallin karaan dhibaatooyinka la soo dersa qaarkood. Martha Anne Bwore ayaa Waraysi la yeelatay Jael Musumba, waxayna Jael ka warrantay dhibaatooyin kala duwan […]
Somali News9 Jul 2019
Suuriya (HCTV) – Dawladda Jarmalka ayaa diidday Codsi uga yimid Dawladda Maraykanka, kaasi oo ahaa in Jarmalku Ciidamo kuwa dhulka ah u soo diro Dalka Suuriya, si ay beddelaan Ciidammada Maraykanka oo qayb ka mid ahi halkaa ka baxayaan, ugana taageeraan Dagaalka Daacish. Codsigan waxa Dawladda Jarmalka u gudbiyey Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u […]