
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News9 Jul 2019
Yemen (HCTV) – Kooxda Dagaallada ka wada dalka Yemen ee Xuutiyiinta ayaa soo bandhigay Gantaallo Cusub iyo Diyaaradaha Wax basaasa ee loo yaqaanno Drons-ka. Ciidammada Xuutiyiinta ayaa Magaalada Sanca ku soo bandhigay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo Gantaallo cusub, sida uu ku warramay Telefiishanka AMN News oo Horn Cable Tv soo xigtay. Gantaallada cusub ee […]
Somali News9 Jul 2019
Soomaaliya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalama Koonfurta Dalka Soomaaliya ayaa Qudha ka jaray 18 Qof illaa Maalintii Arbacadii ee Toddobaadkii hore, xilli ay culays ku hayaan duqaymaha Diyaaradaha Maraykanku. Tallaabadan ayaa noqonaysa tii ugu horraysay ee nooceeda ah ee Al-shabaab qaaddo muddo intaa leeg, iyadoo aan hore loo ogayn Tirada Dadka ay Fagaareyaasha […]
Somali News9 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Marka la da’yar yahay waxa la sameeyaa kala doorashooyin innaga oo aan Maanka ku haynin Mustaqbalka, marmar qaarkoodna Doorashooyinka aad samaysaa waxay khatar ku noqdaan Noloshaad. Sidaa Darteed, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa 14 Shay oo aad iska qoomamayso markay Da’daadu gaadho 50 Jir, waxaana arrintan qoray Wargeyska The standard oo HCTV […]
Somali News8 Jul 2019
Garoowe, (HCTV) – Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire James Swan iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta socdaal ku tagay magaalada Garoowe. Socdaalkan uu Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia uu ku tagay maamul goboleedka puntland ayaa ujeedadiisu ay ahayd kulan […]
Somali News8 Jul 2019
USA (HCTV) – Waxa Markii ugu horraysay Cunto Xalaal ah oo Dadka Muslimka ahi cuni karaan la geynayaa Saldhigga Caalamiga ah ee Hawada Sare, sida ay sheegtay Warbaahinta Sputnik. Hazza Al Mansoori oo ah u dhashay Dalka Imaaraadka Carabta ayaa hore u sii qaadan doona Cuntooyin Xalaal ah oo Qasaacadaysan, maaddaama oo uu ku qoran […]
Somali News8 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa digniin hawada u marisay Dad ay sheegtay inay had iyo jeer ku celceliyaan Kalmado ay ka mid tahay ‘Inaan Somaliland la wada lahayn’. Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland, Md. Saleebaan Cali Koore oo Maanta hadal ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Hargeysa ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya yidhi “Rag […]
Somali News8 Jul 2019
Dagaalka Diblomaasiyadeed ee ay xukuumadda Soomaaliya ku qaaday Somaliland waa mid muddo soo jiitamayay. Waxa ay xoog iyo xeeladba isugu geeyeen in ay soo gabogabeeyaan xidhiidhada caalamiga ah ee Somaliland la leedahay guud ahaan dawladaha adduunka, gaar ahaanna, kuwa Afrika. Xeeladaha ay isticmaalaan waxa ka mid ah WARBAAHINTA; Shirarka caalamiga ah iyo Safaaradaha oo ay […]
Somali News8 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo sannadkan horraantiisii loo xidhay Dacwad ay dhibbane ka ahaayeen Ciidammada Booliska Somaliland oo uu ku eedeeyay inay Muwaadiniinta Saldhigyada ku jira ku tacadiyaan, ayaa sheegay in xilligaa loo siidaayey in la dilo. Abwaanka oo Maanta Saxaafadda la hadlay isla-markaana Cambaareeyay Xukun Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ku ridday Suxufi Cabdimaalik […]
Somali News8 Jul 2019
Brazil (HCTV) – Kooxda Brazil ayaa difaacatay Koobka Amerika, waxayna 3-1 ku garaacday Xulka Qaranka Peru oo haddii uu badin lahaa ay noqon lahayd markii koowaad ee uu qaado Koobka Kubadda Cagta ee Copa America. Everton ayaa kooxda Brazil ku hagay Dariiqa Guusha, markii uu dhaliyey Gool, waxaanu ka shaqeeyay mid kale oo Brazil u […]
Somali News8 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Urur-gobolleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay midaynta Ciidammada Ahlu-suna Wal-jamaaca (ASWJ) oo lagu darayo Ciidammada xoogga Dalka Soomaaliya. Xoghayaha fulinta ee Urur-gobolleedka IGAD, Maxbuub Macalin ayaa sheegay in Ururka IGAD Soo dhaweynayo inay la isku darro isla-markaana tababbarrada wada qaataan Ciidammada Kooxda Islaamiyiinta ee Ahlu-suna Wal-jamaaca iyo Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya oo la […]
Somali News8 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay Dagaal laba Beelood oo Walaalo ah ku dhex maray Deegaan ka mid ah Degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Guddoomiye Saleebaan wuxuu sheegay in Maleeshiyaadka labada Beelood oo Shalay dagaalkoodu qarxay uu weli socdo Dagaalku, illaa haddana aanay jirin Cid kala […]
Somali News8 Jul 2019
Hague, (HCTV) – Maxkamada Dambiyada Caalamiga ah ayaa dambiyo ku heshay dagaal ooge hore Bosco Ntaganda, oo u dhashay dalka Congo. Dagaal Ooge Ntaganda oo da’diisu 45 jir tahay ayaa lagu soo eedeeyey dambiyo dhawr ah oo ay ka mid yihiin laynta dad shicib ah iyo Askaraynta caruur yaryar oo ka dhacay gobolka macdanta hodanka […]