
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 Jul 2019
London, (HCTV) – Wiilka uu Awowka u yahay geesigii Aadka ula dagaalamay Midab kala soocii ka jiray dalka Koonfur Afrika ee Nelson Mandela ayaa cambaarayn dusha uga tuuray talka Israelkaas oo muujiyey inay dhinac uga soo wadajeestaan Koonfur Afrika iyo Falastiiniyiintu. Zwelivelile Mandela, oo xubin ka ah xisbiga dalka Koonfur Afrika hogaamiyaha ee African National […]
Somali News8 Jul 2019
Muqdisho, (HCTV) – Gaadhi laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa ayaa goor-dhaweyd ku qarxay agagarka Cusbitaalka Digfeer ee magalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Muqdisho. Gaadhiga qarxay ayaa la sheegay in ciidamada bileysku ay ka war haleen intii aanu qarxin, waxaanu gaadhigani isku dayey intii aanu qarxin inuu jiidho wado hore loogu gooyey […]
Somali News8 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo maalmihii u dambeeyay ay ka socotay dhagaysiga Dacwada Suxufi C/maalik Muuse Coldoon ayaa maanta ku dhawaaqday xukun xadhig oo lagu riday Suxufigaasi. Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo loo haystay eedo ku saabsan dugsiga Abaaro iyo Eedo ka dhan ah xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa lagu xukumay 3 sano […]
Somali News7 Jul 2019
Tripoli, (HCTV) – Kuwii ka badbaaday weerarkii dhimashada badnaa ee dhinaca cirka ee lagu bartilmaameedsaday xaruntii dadka Tahriibayaa lagu hayey ee dalka Libya, oo ay ku dhinteen ugu yaraan 60 qof ayaa muujiyey dareenkooda ay ku dalbanayaan in laga daadgureeyo dalka Libya. Tan iyo intii weerarku uu dhacay Salaasadii, ayaa boqolaal Tahriibayaal ah oo ka […]
Somali News7 Jul 2019
Dubai, (HCTV) – Amiirka xukuma dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump kula kulmi doona Washington 9-ka bishan July, kuwaas oo isweydaarsan doona arimihii ugu dambeeyey ee ka soo cusboonaaday gobolka iyo caalamkaba, sida ay sheegtay wakaalada wararka ee dalka Qatar. Aqalka cad ee dalka Maraykanka looga arimiyo ayaa […]
Somali News7 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxa Magaalada Hargeysa lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo ka soo laabtay Dalka Gini oo uu booqasho ku tagay toddobaadkii hore. Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi wuxuu sheegay in Dalka Gini ee ay booqashada ku tageen si wanaagsan loogu soo dhaweeyay isla-markaana Madaxweynaha […]
Somali News7 Jul 2019
Gaalkacayo(HCTV) – Ciidammada Booliska ee degmada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug ee Soomaaliya ayaa Gacanta ku dhigay Haweenay Muddo dheer Iska dhigaysay Nin isla-markaana la sheegay inay haween ay Nin ahaan u guursatay, inkasta siday u suurto-gashay su’aali ka taagan tahay. Booliska ayaa soo bandhigay Shay la sheegay inay dhexda ku xidhan jirtay oo ay u […]
Somali News7 Jul 2019
Afganistan (HCTV) – Kooxda Daalibaan ayaa sheegatay Masuuliyadda Qarax loo adeegsaday gaadhi Walxaha Qarxa laga soo buuxiyey ku qarxay Magaalada bariga Afghanistan ku taalla Ghazni. Qaraxan ayaa waxa ku dhintay 12 Qof sida uu ku warramay Wargeyska The National oo Telefiishanka HCTV uu Warkan ka soo xigtay. Qaraxan khasaaruhu ka dhashay ayaa ku soo beegmaya […]
Somali News7 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxa Madaarka diyaaradaha Magaalada Hargeysa ee Cigaal lagu soo dhaweeyay Weftiga Madaxweynaha Somaliland oo Maanta dib uga soo laabtay Safar ay ku tageen Dalka Gini. Madaxweynaha oo ay Wehelinayaan Wasiirrada Arrimaha dibedda, Maaliyadda, Ergayga Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale, ayaa waxa Madaarka Hargeysa kaga hor-tagay boqollaal Ruux oo ka mid […]
Somali News7 Jul 2019
Tripoli (HCTV) – Ugu Badnaa 1000 Qof ayaa lagu dilay Liibiya, tan iyo intii uu Khaliifa Haftar bilaabay hawl-galka saddexda bilood socday ee uu ku doonayo inuu ku qabsado Magaalada Tripoli, sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Magaceeda loo soo gaabiyo WHO. Tirada Dadka dhintay ayaa lagu dhawaaqay Jimcihii la soo dhaafay, waxaana 1000 […]
Somali News7 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Diyaaradda Uganda Airlines ayaa duulimaadyo toos ah ka bilaabaysa Magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijisay Hay’adda Duulimaadka Hawada ee Soomaaliya. Diyaaradda Uganda ayaa bisha dambe horraanteeda duulimaadyo ka bilaabaysa Muqdisho, waxayn qayb ka noqonaysaa Shirkado diyaaradeed oo Sanadihii u dambeeyay Duulimaadyo ka bilaabay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Sida Maamulka Duulimaadyada Hawada Soomaaliya […]
Somali News6 Jul 2019
Addis Ababa, (HCTV) — Taliye hore oo ka tirsanaa ciidamada Ethiopia oo lagu sheegay hawlgab Brig. Gen. Asaminew Tsige, kaas oo lagu dilay toogasho June 24-keedii, ayaa lagu tilmaamay askari aan caadi ahayn oo maamulkiisu liito. Asaminew waxa toogtay ciidamada dawlada laba maalmood ka dib markii lagu eedeeyey inuu ahaa maskaxdii ka dambaysay dilka saddex […]