Somali News6 Jul 2019
Qaza, (HCTV) – Abdul-Muti al-Habil, oo Kalluumayste reer Qaza ah ayaa helay telefoon degdeg ahi uu uga yimid dawlada Falastiiniyiinta todobaadkii la soo dhaafay, kaas oo lagu wargalinayey in doontiisii ay Israel la tagtay saddex sanadood ka hor – in loo soo celiyey oo la keentay koonfurta Qaza. Sarkaal ka tirsan maamulka Falastiiniyiinta ayaa u sheegay […]
Somali News6 Jul 2019
Pyongyang, (HCTV) – Dalka Waqooyiga Kuuriya ayaa sii daayey Arday u dhashay dalka Australia oo u xidhnaa arimo ku saabsan Basaasid iyo baahinta dacaayado ka dhan ahaa dawladda Waqooyiga Kuuriya. Wakaalada wararka ee dalka Waqooyiga Kuuriya ee KCNA ayaa sheegtay in Waqooyiga Kuuriya ay mastaafurisay Alek Sigley maalintii khamiistii kadib markii ay u fidisay cafis, […]
Somali News6 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Wakiillada Beesha Caalamka ee jooga Muqdisho gaadhsiisay farriin ah in wixii ah ee ay la samaynayaan Somaliland ay ogaysiiyaan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Dawladda Soomaaliya oo kulan uu la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ka dib, la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in Somaliland […]
Somali News6 Jul 2019
Liibiya (HCTV) – Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa dhinacyada ku dagaalamaya Liibiya ugu baaqay Xabad joojin. Baaqan Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa ka dambeeyay markii diyaaradaha dagaalku duqeeyeen Xarun lagu hayey Dad Muhaajiriin ah oo ku taalla duleedka Magaalada Tripoli, duqayntaas oo sababtay dhimashada 40 Qof, dhaawac gaadhaya 90 Ruux oo Tahriibayaal ah. Qoraal ay […]
Somali News6 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in Somaliland ay joojiso Wada-hadallada ay doonayso inay dib ula bilowdo Soomaaliya, maaddaama oo Dawladda Soomaaliya xidhiidhka u jartay Dalka Gini, markii uu booqday Madaxweynaha Somaliland. Guddoomiyaha UCID oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi “Madaxweynuhu markuu soo noqdo waxaanu […]
Somali News6 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Askari ka mid ah Ciidammada Booliska Soomaaliya ayaa dhaawacay Laba Ruux oo Biyoole iyo Bajaajle ah. Askariga Booliska ayaa toogtay Wiil dhallinyaro ah oo watay Bajaaj, kaasi Dad goob-joog ahi sheegeen in Taayirka Bajaajtiisu uu ku saydhiyey Biyo Waddada yaallay, taasi oo Askarigu ka cadhooday. Askariga ayaa Bajaajta biyaha ku saydhisay ka […]
Somali News6 Jul 2019
German (HCTV) – Haweenay Jarmal ah oo qaadatay Diinta Islaamka ayaa lagu xukumay 5 sanadood oo xadhig ah. Haweenaydan oo 32 jir ah, Magaceedana lagu sheegay Sabine S, ayaa Suuriya ku noolayd illaa 2013-kii, ayaa lagu eedeeyay inay Hub lagu tababbaray ka heshay Daacish sanadihii u dhexeeyay 2014-2017-kii, waxayna guursatay Dagaalame ka mid ah Daacish, […]
Somali News6 Jul 2019
USA (HCTV) – Dhul-gariir culus ayaa mar kale ku dhuftay Koonfurta Gobolka California ee Dalka Maraykanka. Dhul-gariirkan ayaa Cabbirkiisa lagu sheegay 7.1 magnitude, sida laga soo xigtay Saynisyahannada Aqoonta u leh Dhul-gariirrada, waxaana kii ugu weynaa ee Halkaa ku dhufta muddo 20 sanadood gudahood ah. Dhul-gariirkan ayaa ka dhacay meel Waqooyi-bari ka xigta Magaalada Los […]
Somali News5 Jul 2019
Nairobi, (HCTV) – Shan iyo Toban qoys oo Kenyan ah oo shilkii diyaaradii Ethiopian Airline ku waayey qaar ka mid ah qoysaskooda ayaa diiday inay qaataan $100 million ee shirkadda Boeing ay ku yaboohday inay Magdhaw ahaan u siinayso, oo ay joojiyaan dacwada ay dalka Maraykanka kaga fureen shirkaddaasi. Shirkadda Boeing ayaa ku dhawaaqday khamiistii […]
Somali News5 Jul 2019
Tehran, (HCTV) – Dalka Iran ayaa cambaareeyey isla markaana sharci daro ku tilmaamay Marab shidaal siday oo boqortooyada Ingiriisku ay ku qabatay meesha la yidhaa Gibraltar, waxaanay ka dalbatay in sida ugu dhakhsaha badan ay ku sii dayso. Sarkaal sare oo ka tirsan Wasaarada Arimaha dibada ee dalka Iran ayaa talaabadaasi UK ay qaaday ku […]
Somali News5 Jul 2019
Tunis, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Tunisia Youssef Chahed ayaa mamnuucay niqaamka wajiga lagu qariyo iyo lagu xidho goobaha dadweynaha sababo amaan awgeed. “Raysal Wasaare Chahed waxa uu saxeexay digreeto dawladeed oo qof kasta ka mamnuucaysa in qof kastaa uu wajigiisa qariyo gaar ahaan xarumaha dawladda iyo dadweynaha sababo amaan awogeed,” sida ay saraakiil dawladda ka […]
Somali News4 Jul 2019
Xinjiang, (HCTV) – Dalka Shiinaha ayaa kala kaxeeyey caruur iyo qoysaskoodii oo muslimiin ah gobolka ku yaala galbeedka dalkaasi ee Xinjiang, sida ay sheegayso warbixin cusub. Taas oo tilmaantay in boqolaal kun oo dad waaweyn ah lagu xareeyey xerooyin waaweyn, iyadoo wada olole ay ku dhisayso dhismayaal dugsiyada loo hoyada ah. Waraaqo documentiyo ah iyo […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation