
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News4 Jul 2019
Tunis, (HCTV) – Ugu yaraan 80 Tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen kadib markii doontii ay saarnaayeen ay kula rogmatay xeebta dalka Tunisia. Afar qof ayaa la soo badbaadiyey markii doon nooca la buufiyo ahi ay kula dagtay biyaha magaalada Zarzus – balse mid ka mid ah labadaasi qof ee la soo badbaadiyey […]
Somali News4 Jul 2019
Gini (HCTV) – Somaliland ayaa ka jawaabtay Hadal Dawladda Federaalka Soomaaliya Maanta ku sheegtay inay xidhiidhka u jartay Dawladda Gini, ka dib markii Dalkaa lagu soo dhaweeyay Wefti uu hoggaaminayey Madaxweynaha Somaliland oo Marti-qaaday ka helay Madaxweynaha Dalkaasi. Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Dr. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo Caawa […]
Breaking News4 Jul 2019
Tehran, (HCTV) – Dawladdo farabadan oo dibada ah iyo kuwo lacago ka amaahday hay’adda EGFI ee Iran oo hoostaga wasaarada Ganacsiga dalkaasi si gaar ahna ugu qaabilsan maalgalinta dibada, ayaa waxa ka mid ah meelaha ay maalgaliyeen ee aan daymihii ay ku lahaayeen wali bixin Baarlamaanka dalka Djibouti oo ay maalgaliyeen, isla markaana ay dhiseen, […]
Somali News4 Jul 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wasiirka Arrimaha dibada Somalia, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dalka Guinea ee ay xidhiidhka u jareen aanay dhexmarin labada dal ee Somalia iyo Guinea wax xidhiidh safaaradeed oo labada dal ay is-dhaafsadeen. Balse Guinea ay tahay dal ay ka wadatirsan yihiin Afrika oo xidhiidh ay lahaayeen inkastoo aanay safaarado joogin. Wasiirka […]
Somali News4 Jul 2019
Tehran, (HCTV) – Iran ayaa u yeedhay Safiirkii Britain u fadhiyey Tehran si ay ugu gudbiso cabasho ku saabsan qabashada Markab siday saliid Iran Leedahay. Ciidamada Marines-ka dalka Ingiriiska ayaa maamulka Gibraltar ka caawiyey qabashada markabkaasi sababtoo ah waxa uu ku xadgudbay cunaqabatayntii la saaray dalka Suuriya. Sidoo kale Wasiirka arimaha dibada Spain ayaa isaguna […]
Somali News4 Jul 2019
Gibraltar, (HCTV) – Ciidamada badda dalka Ingiriiska ayaa qabtay markab siday shidaal la sheegay in dalka Iran leeyahay. Markabkan oo magaciisa la yidhaa The Grace 1 ayaa maanta oo khamiis ah galay meel loogu tala galay in lagu xaqiijiyo alaabta ay maraakiibtu sidaan oo ku dhulka UK oo dhinaca ku haya xeebta koonfureed ee Spain. […]
Somali News4 Jul 2019
Muqdisho, (HCTV) – Dawladda Somalia ayaa ku dhawaaqday inay xidhiidhkii diblomaasiyadeed ay u jartay dalka ku yaala galbeedka Afrika ee Guinea. Go’aankan ayaa soo baxay kadib markii ay maanta shir yeesheen Golaha Wasiirada ee Somalia. Talaabadan ay qaaday dawlada Somalia ayaa imanaysa kadib markii Somaliland ay xidhiidh la samaysay dalkan ku yaala Galbeedka Afrika Guenea […]
Somali News4 Jul 2019
Dhuusamareeb, (HCTV) – Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira iyo wakiilka urur-gobolleedka IGAD ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ku soo dhaweeyay wafdiga Midowga Afrika iyo IGAD magaalada Dhuusamareeb. Xubnahan ayaa markiiba la kulmay ra’iisul […]
Somali News4 Jul 2019
Hargeysa, (HCTV) – Kal-fadhigii 37-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/07/2019, uu shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), ayaa warbiximo lagaga dhegaystay wasaarradaha, waxbarashada iyo sayniska iyo qorshaynta & horumarinta qaranka. laguna ansixiyey siyaasadda horumarinta ganacsatada dhexe iyo kuwa […]
Somali News4 Jul 2019
Siberia, (HCTV) – Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhinta daadad ku dhuftay gobolka Siberia ee dalka Ruushka, sida ay sheegtay dawlada dalkaasi. Heerka biyaha ayaa meel sare gaadhay, iyadoo kumanaan qof ay ka barakeen guryahoodi waxaana ilaa iyado la lahay sideed qof. Fatahaadahan ayay sababeen roobabka xiligan ee loo yaqaano Torrential rains kuwaas oo […]
Somali News4 Jul 2019
Bangladesh, (HCTV) – Maxkamada Bangaladesh ayaa ayaa sagaal qof ku riday xukun dil ah, halka 25 kalena ay ku xukuntay xabsi daa’in kadib markii ay weerar ku qaadeen tareen siday hogaamiyaha siyaasada dalkaasi Sheikh Hasina, 25 sanadood ka hor. Raysal Wasaaraha xiligan ee o0 xiligaasi weerarka lagu soo qaaday ahayd hogaamiyaha mucaaridka ayaa saarnayd tareen […]
Somali News4 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Fadhigii Khamiista Maanta ay yeesheen Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa lagaga hadlay faro-gelin ay yeesheen in Soomaaliya ku hayso Arrimaha Somaliland. War-saxaafadeed laga soo saaray Fadhigii Maanta oo uu Shir-guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha ayaa u qornaa sidan “Kal-fadhigii 37-aad ee golaha wasiirrrada Jamhuuriyadda Somaliland, oo maanta oo ay taariikhdu tahay […]