
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News4 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Saddexdii bilood ee tagay Masuuliyiinta Somaliland waxay kor u qaadeen Weerarkooda ay ku diiddan yihiin Codadka (lidka ku ah), waxayna xidhayeen Warbaahinta, waxaana soo noqnoqday xadhigga, sida ay sheegtay Hay’adda xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International. Intii u dhaxaysay 17 April illaa 9 May ee sannadkan, Somaliland waxa lagu xidhay Suxufi, Hoggaamiyaha dhallinyarada […]
Somali News4 Jul 2019
USA (HCTV) – Shirkadda Diyaaradaha samaysa ee Boeing ayaa 100 Million oo dollars ku caawisay Qoysaska ay Dadku kaga dhinteen laba diyaaradood oo Shirkaddaasi samaysay, kuwaasi oo midkood ay lahayd Itoobiya. Labada diyaaradood oo ahaa 737 Max ayaa midkoodna ku dhacday Dalka Itoobiya ay ka duushay iyo Indonesia, waxaana marka labadooda la isku daro ku […]
Somali News4 Jul 2019
Istanbul (HCTV) – Diidmada Maraykanka ee ah inaanu Turkiga ku wareejinayn Diyaaradaha dagaalka ee F-35 oo uu ka iibsaday ayaa Madaxweynaha Turkigu ku tilmaamay inay la mid tahay Dhac, sida ay baahiyeen Warbaahin soo xiganaya Madaxweyne Erdogan. Maraykanka ayaa Turkiga u diiday diyaaradaha F-35 oo uu ka iibsaday, isagoo ka cadhaysan Turkiga oo Ruushka ka […]
Somali News4 Jul 2019
Nairobi (HCTV) – Qofkii isku Qariyey halka Taayirradu galaan ee diyaaradda Kenya Airways ee 2-dii bishan Meydkiisu ku soo dhacay Magaalada London ayaa la sheegay inuu noqon karo Qof Shaqaale ka ahaa Garoonka diyaaradaha ee Nairobi. Madaxa Waaxda Duulimaadyada ee Kenya ayaa sheegay in Qofka Meydkiisu ka soo dhacay diyaaradda uu u badan yahay Qof […]
Somali News4 Jul 2019
Tehran (HCTV) – Gabadha Heesaaga ah ee Joss Stone ayaa laga Mastaafuriyey Dalka IRAN, sida ay ku sheegtay Muuqaal ay ku baahisay Instagram. Joss Stone oo u dhalatay Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa booqasho ku joogtay IRAN, balse si furan ugamay dhex muuqanin Dalkan oo qayb ka ah Dalal Caalamka ah oo ay Dalxiis ahaan ku […]
Somali News4 Jul 2019
Liibiya (HCTV) – In ka badan 20 Muhaajiriin ah ayaa u Geeriyooday Gaajo iyo Harraad, ka dib markii dhowr bilood lagu haystay Saxaraha galbeed ee Liibiya. Inta ka bedbaadday dhibaatada taalla Saxaraha Liibiya ayaa Hay’adaha gargaarka ee Qaramada Midoobay ku eedeeyay inay iska indho-tireen intay dhacayeen dhibaatooyinka ku qabsaday Saxaraha Liibiya, wax qabashadooduna soo daahday. […]
Breaking News3 Jul 2019
Pyongyang, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump waxa uu safar taariikhiya uu ku tagay isniintii carada dalka Waqooyiga Kuuriya isagoo halkaasi kula kulmay hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un. Kulankani waxa uu banaanka soo dhigay sirihii qarsoodiga ahaa ee loo ilaalinayey iyo qalabkii lagu ilaalinayey amaanka Madaxweyne Kim Jong Un. Nolosha Kim Jong Un […]
Somali News3 Jul 2019
Nairobi (HCTV) – Saddex Rag ah oo Dawladda Kenya ku eedaysay inay ku lug lahaayeen Weerar Jaamacadda Gaarisa ay Al-shabaab ku qaadday sannadkii 2015 ayaa la xukumay Arbacada Maanta. Xaakimka Maxkamadda la soo taagay Saddexda Nin, Magistrate Francis Andayi ayaa Mohamed Ali Abdikar iyo Hassan Aden Hassan midkiiba ku xukumay 41 sannadood oo xadhig ah, […]
Somali News3 Jul 2019
USA (HCTV) – Dab-damiyeyaasha ayaa la dagaalamaya Arbacada Maanta dab qabsaday Bakhaarro lagu kaydiyo Khamriga loo yaqaanno Jim Beam, iyagoo doonaya inay bedbaadiyaan 45,000 Kun oo Foosto oo dareerahaasi ka buuxo. Drew Chandler oo ah Agaasimaha Gurmadka deg-degga ah ee Waaxda Woodford ayaa Warbaahinta Maxaliga ah u sheegay in laba Bakhaar uu habeenkii Salaasadii dab […]
Somali News3 Jul 2019
EU (HCTV) – Diyaarad dagaal ayaa duqaysay Xarun lagu hayo Tahriibayaal Afrikaan ah, Magaalada Tripoli ee Dalka Liibiya. Duqayntan oo dhacday Arbacada Maanta ayaa la xaqiijiyey inay ku Geeriyooday ugu yaraan 40 Qof, sida laga soo xigtay Xarumaha Caafimaadka ee ay Maamusho Dawladda ay Qaramada Midoobay. Diyaaradda duqaysay Goobta lagu hayo Dadka Tahriibayaasha ah ayaa […]
Somali News3 Jul 2019
Uganda (HCTV) – Ciyaaryahannada xulka Qaranka Uganda uga qayb-galaya Tartanka Koobka kubadda Cagta Afrika ee ka socda Magaalada Qaahira ee Dalka Masar, ayaa diiday inay qaataan Tababbarkooda Salaasadii Shalay, ka dib muran ku saabsan Mushaharkooda, sida laga soo xigtay xidhiidhka kubadda Cagta ee Dalkaasi (FUFA). Kani waa murankii u dambeeyay ee noociisa ah, balse waxa […]
Somali News3 Jul 2019
Cape Town, (HCTV) – Warbixin dhowaan soo baxday ayaa shaaca ka qaaday in qiyaastii 3,000 High Nett qiimaha qaniimadooda shakhsiyadeed (HNWI) ay ka tagtay ay ka guureen Koonfur Afrika. HNWI ayay macnaheedu tahay qof-ka leh hanti ku dhow R1-million (ama R14-million). Hantiilayaashan ayaa Intooda badani ay u guureen dalalka UK, Australia, Maraykanka, Switzerland iyo Portugal […]