
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News15 Mar 2021
Addis Ababa, (HCTV) – Ururka Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee magacooda loo soo gaabiyo MSF ayaa sheegay in xarumihii adeegyada caafimaadka ee gobolka Tigrayga ee dalka Ethiopia, 70% laga dhigay wax la biliqaystay iyo wax la burburiyey, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray ururkan caalamiga ah ee dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn. Kuwaas oo tilmaamay […]
Somali News15 Mar 2021
Berbera, (HCTV) – Maareeyaha dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi ayaa ka warbixiyey halka uu marayo dhismaha Dekeda cusub ee Berbera iyo Markab soo gaadhay Dekeda, kaas oo sida saddex wiish oo lagu xidhi doono dekeda cusub. Maareeye Siciid waxa uu sheegay in dhaystirka dekeda Berbera waxa qirayaa ay tahay markabkan oo ku soo xidhay […]
Somali News15 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Waxa magaalada Muqdisho soo gaaray tallaalka Covid-19 oo tiradiisu yahay 300,000, looguna talagalay shaqaalaha caafimaadka ee safka hore ku jira iyo dadka kuwa ugu nugul ay xaaladdooda caafimaad liidato sida ay ku taliyeen guddiga qaran ee kahortagga COVID-19. Tallaalkan waxay Soomaaliya ka heshay xarunta caalmiga ah COVAX, waana in ku filan ugu […]
Somali News14 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Agaasimaha guud ee Wasaarada horumarinta Caafimaada Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa hay’adda caafimaadka ee WHO kala wareegay qalab caafímaad oo ay soo gaadhsiisay wasaarada. Deeqda qalabkan caafimaad ee soo gaadhay wasaarada caafimaadka ayaa isugu jirtay qalabka uu ku shaqeeyo mishiinka lagu shaybaadho xanuunka COVID19, qalabka lagaga gaashaanto xanuunkaasi iyo waliba daawooyin […]
Somali News14 Mar 2021
Somali News14 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa shaacisay in labo milyan oo qof oo ku nool gudaha Soomaaliya ay wajahayaan cuni yari iyo biyo la’aan ka dhalatay abaaraha, Ayaxa iyo caabuqa Covid-19. Wasiirka gargaarka Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadlaysay shir jaraa’id oo Muqdisho ay ku qabteen guddiga gurmadka qaran ee Soomaaliya, […]
Somali News14 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – War-saxaafadeed: – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqda aqoonsiga wakiilka Imaaraadka Carabtu u soo magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland, Amb, Abdulla Alnaqbi. Wakiilka oo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland soo gaadhsiiyey waraaaqaha aqoonsiga iyo salaan uu ka siday madaxda ugu saraysa dalka imaaraadka carabta ayaa uga mahadnaqay madaxweynaha sida qiimaha […]
Somali News10 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Maxamed Toorno, ayaa awaamiir culus duldhigay goobaha Waxbarashada dalka, gaar ahaan kuwa gaarka loo leeyahay oo uu sheegay in sharciga iyo siyaasadda waxbarashada Dawliga ah lagu dhaqi doono, kuwa ka horyimaadaana waajihi doonaa ciqaab sharci. Wasiir Toorno waxa uu madnuucay in Ardayda dugsiyadaasi dhigta laga qaado […]
Breaking News10 Mar 2021
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goor dhaw ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Warkan oo goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in Cali Mahdi uu maamihii ugu danbeyayba ku xanuusanayay Nairobi, halkaa oo uu u taggay arrimo caafimaad, laakiin lama sheegin xanuunka uu u geeriyooday. Alle ha u […]
Somali News10 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Qarax ayaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho lagula beegsaday mid ka mid ah gaadiidka qeybta ka ah ka wacayglinta dadka ee khatarta cudurka Covid 19. Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxan uu ku geeriyooday Darawalkii gaariga, sidoo kalana ay ku dhaacmeen qaar ka mid ah askartii ilaalada aheyd ee la soctay. Goobta […]
Somali News9 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama Somalia ayaa weerar loo adeegsaday Hoobiyeyaal la beegsaday xerada ciidamada eeXalane magaalada Muqdisho, taas oo fadhiisin u ah ciidamada AMISOM iyo wakiilada dowladdaha shisheeye. Lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkan madaafiicda loo adeegsaday ee lagu tuuray xarunta Xalane oo dhinaca kale isku diyaarineysa marti-galinta shirka doorashooyinka ee […]
Somali News8 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – “Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf iyo xurmo ii ah inaan maanta hor imaado Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland, oo aan ka jeediyo Khudbad Sannadeedka Dastuuriga ah ee 2021. Sannadkii dhammaaday ee 2020-ku waxa uu ahaa sannad la kowsaday xanuuno aafeeyey adduunka, isla markaana beddelay qaab nololeedkii bulshooyinka Caalamka. Waxa uu Xanuunka Covid-19 dilay […]