
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Jul 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqalka Madaxtooyada abaalmarinno ku guddoonsiiyay Guddida Qabanqaabada Maalinta Xorriyadda ee Somalia, kaas oo uga mahadceliyay shaqada hufan ee ay qabteen. Madaxweyne Farmaajo ayaa Guddida ku bogaadiyay abaabulkii xoogganaa ee ay sameeyeen isaga oo ku ammaanay dedaalka ay muujiyeen iyo sida ay masuuliyadda isaga […]
Somali News3 Jul 2019
Kagoshima, (HCTV) – Magaalada Kagoshima oo ku taala dalka Japan ayaa laga saaray dhamaan dadkii deganaa oo gaadhaya 600,000 qof, iyadoo laga cabsi qabo roobab xoogle oo da’a halkaasi. Dadkan degan magaalada Kagoshima oo ku taala koonfurta dalkaasi Japan ayaa loo sheegay inay gabaad ka raadsadaan oo loo daad gureeyey badhtamaha dalkaasi goobo ay kaga […]
Somali News3 Jul 2019
Mumbai, (HCTV) – Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay dayr ku soo dumay markii roobab xoogle ay ka da’ay magaalada Mumbai ee dalka India, roobabkan maansuunka loo yaqaano ayaa noqonaya kii ugu baaxada weynaa ee caasimada iyo agagaaraheeda ka tada mudo hada laga joogo tobanaan sanadood. Waxaanay dawlada dalka India ay ku dhawaaqday fasax […]
Somali News3 Jul 2019
Tripoli, (HCTV) – Imaaraadka Carabta ayaa dhinac iskaga leexiyey lahaanshaha hub laga helay dalka Libya kadib markii Senator ka tirsan dalka Maraykanku uu dal baday in baadhitaan lagu sameeyo warbixin sheegaysa in gantaalo maraykanku sameeyey lagu qabtay saldhig uu leeyahay Taliyaha milatariga ee Khalifa Haftar. Wasiirka arimaha dibada ee dawlada Imaaraadka Carabta ayaa soo saaray […]
Somali News3 Jul 2019
Tripoli, (HCTV) – Ugu yaraan 40 qof oo Muhaajiriin ka soo kala jeeda qaarradda Africa ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen ku dhawaad 80 kalana ay ku dhaawacmeen, kaddib markii madaafiic lagu garaacay xero ay ku jireen dad muhaajiriinta ah oo ku taalla duleedka magaalada Tripoli ee caasimada dalka Libya. Saraakiisha arrimaha gudaha […]
Somali News3 Jul 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in rag hubaysan ay toogasho ku dileen Oday dhaqameed si weyn looga yaqaano degmada Afgooye oo lagu magacaabi jiray Xassan Yuusuf Baani. Dilkan toogashada ah ayaa xalay ka dhacday meel aan ka fogeyn gurigiisa oo ku yaala tuulada lagu magacaabo Sagaalaad […]
Somali News2 Jul 2019
Conakry (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey ee Shalay Safarka ugu baxay Dalka Gini, ayaa Maanta halkaa lagu soo dhaweeyay. War-saxaafadeed uu Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ka soo saaray soo dhaweynta Weftiga Madaxweynaha loogu sameeyay Caasimadda Jamhuuriyadda Gini ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii […]
Somali News2 Jul 2019
Cali-Sabiix, (HCTV) – Saraakiisha maamulka xuduuda ee dalalka Ethiopia iyo Djibouti ayaa kulan laba geesood ah maanta ku yeeshay magaalada Cali-Sabiix ee dalka Djibouti. Furitaankii kulankaasi ayaa waxa ka soo qaybgalay Yibeltal Aemero, Agaasimaha guud ee Wasaarada Arimaha dibada Ethiopia ahna u qaybsanaha IGAD, kaas oo sheegay in Ethiopia iyo Djibouti ay leeyihiin xidhiidh taariikhiya […]
Somali News2 Jul 2019
Moscow, (HCTV) – Afar iyo toban Badd-maax oo saarnaa markab milatari oo ah nooca gujiska loo yaqaano ee biyaha hoostooda mara ayaa ku dhintay markii ay ku neefqabatoobeen dab ka kacay markabkaasi. Markabkan Gujiska ah ayaa gunta hoose ee badda ka waday cilmibaadhis biyaha dalka Ruushka, waxaanu sababay dabkaasi in ay dhintaan 14-ka badd-maax ,sida […]
Somali News2 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa ka warramay kulan uu ku sheegay mid lagu hongoobay oo Saddexda Xisbi la yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi, kulankaasi oo la doonayey in xal lagaga gaadho muranka ka taagan Tirada laga dhigayo Xubnaha Guddiga doorashooyinka Qaranka, kuwaas […]
Somali News2 Jul 2019
Ahumbe, (HCTV) – Ugu yaraan 45 qof ayaa ku dhintay, halka tiro ka badan 100 qof ay ku dhaawacmeen gaadhi shidaal siday oo wadada hareer yaalay, kaas oo ku qarxay dad doonayey inay gaadhigaasi shidaalka sida ee shidaalku ka daadanayay ka dhurtaan, sida ay sheegeen saraakiisha gurmadka degdega ah. Gaadhigan ayaa shidaalku uu ka qubanayey […]
Somali News2 Jul 2019
London, (HCTV) – UK ayaa dalkeeda ka mastaafuriyay gabadh 23- jir ah oo doonaysay in jaamacadaha dalkaasi Ingiriiska ay ka sii barato cilmiga la xidhiidha xidigiska oo ay fursad waxbarasho ka heshay jaamacadaha dalkaasi. Inkastoo Gabadhani ay kala badh nolosheeda ay ku noolayd dalka UK, ayaa hadana dalkaasi uu u tarxiilay dhinaca dalka Pakistan oo […]