
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News2 Jul 2019
Algeria (HCTV) – Guddoomiyihii Baarlamaanka Dalka Algeria, Mouad Bouchareb ayaa Xilka iska Casilay Maanta, sida uu ku warramay Telefiishanka Ennahar TV. Guddoomiyaha Baarlamaanka Algeria ayaa iscasilay, ka dib Dibed-baxo ay dhigeen Shacabka Algeria oo dalbaday inuu iscasilo, maaddaama oo ay u arkaan inuu ka mid ahaa Tiirarkii Xukuumaddii hore Abdelaziz Bouteflika. Bouchareb ayaa xilka banneeyay […]
Somali News2 Jul 2019
Asmara, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Eritrea ayaa aqalka madaxtooyada dalkaasi kulan kula yeeshay ku xigeenka hogaamiyaha golaha milatariga ku meelgaadhka ah ee dalka Sudan, Lt Jeneral Maxamed Xamdan Daglo. Weftigan ka socda dalka Sudan ee martiqaadka ka helay Madaxweynaha dalka Eritrea ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey dalkan ay jaarka yihiin ee Eritrea, waxaanu Madaxweyne […]
Somali News2 Jul 2019
Colombo, (HCTV) – Dawladda dalka Sri Lanka ayaa xidhay madaxii ciidamada bileyska iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidamada amaanka dalkaasi, kuwaas oo lagu eedeeyey inay ku fashilmeen inay ka hortagaan weerarkii 250-ka qof ay ku dhinteen, sida uu sheegay afhayeen bileyska u hadlay. Weeraradii bambaano ee dalkaasi ka dhacay bishii April 21-keedii oo ay […]
Somali News2 Jul 2019
London (HCTV) – Booliiska ayaa xaqiijiyay Meydka Nin ku soo dhacay beer ku taalla london. Baadhitaan dheer kadib waxaa la ogaaday inuu qofkaasi kasoo dhacay diyaarad kenya leedahay oo ka soo duushay Nairobi, kadib markii uu galay meesha Taayirka ay gashato diyaaraddu, ka hor intii aanay soo duulin. Marki diyaaraddu isu diyaarisay inay ka degto […]
Somali News2 Jul 2019
Syria (HCTV) – Dawladda Suuriya ayaa Isreal ku tilmaamay Argagixisada Gobolka, ka dib markii sida la weriyey Diyaaradaha Isreal ay duqayn ku dileen 15 Qof oo qaarkood rayid ahaayeen. Wasiirka Arrimaha dibedda ee Suuriya ayaa qoraal ay baahisay Wakaaladda Wararka SANA news agency ku sheegay in Maamulka Isreal uu sii kordhinayo Ficilladiisa Argagixisanimo. Laakiin, Warbaahinta […]
Somali News2 Jul 2019
Saudi (HCTV) – Inta la xaqiijiyey 9 Qof ayaa ku dhaawacmay Garoonka diyaaradaha ee Abha ee Dalka Sucuudiga Isniintii, ka dib weerar ay ku qaadeen Jabhadda Xuutiyiintu, sida ay xaqiijiyey Isbahaysiga Carabtu. “Xulafada Sucuudigu hoggaamiyaa waxay u dagaalamayaan inay taageeraan Dawladda Yemen..” ayaa lagu yidhi, War-saxaafadeed Xulafadu soo saareen, ka dib markii 9 Qof ay […]
Somali News2 Jul 2019
Tehran (HCTV) – Hay’adda IAEA oo Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka Hubka Halista, sida Nukliyeerka ayaa sheegtay inay Dawladda Islaamiga ah ee IRAN ka gudubtay Qiyaas loogu xadidday in aanay dhaafin Kobcinta Macdanta yuuraaniyamta ee laga sameeyo Hubka wax gumaada ee Nukliyeerka. Hay’adda Caalamiga ah ee la socodka Hubka wax gumaada ee Magaceeda loo […]
Somali News2 Jul 2019
Xarshin (HCTV) – Ugaas Maxamed Cumar Cabdi oo ah Madax-dhaqameed cusub oo ku soo kordhay Isimada Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa lagu caleemo saaray Deegaanka Calaydh oo ka tirsan Degmada Xarshin ee Gobolka Faafan. Ugaaskan oo ay dooratay Beesha Yaasuf Isaaq (Sacad Muuse) ayaa munaasibada lagu caleemo-saaray, waxa ka qaybgalay marti-sharaf isugu jirta Madaxdhaqameedyo ka kala […]
Somali News1 Jul 2019
Qaahira, (HCTV) – Cabdul Monem Aboul Fotouh, oo da’diisu ay tahay 68 jir horena u ahaa musharax madaxweyne oo doorashadii 2012-kii isku soo taagay ayaa xabsi ku yaala dalka Masar ku jira tan iyo 2018-kii. Wiilkiisa oo la yidhaa Axmed ayaa baraha bulshada gaar ahaana Facebook-ga iyo Twitter-ka, ku yidhi “Aabahay wuxuu khatar ugu jiraa […]
Somali News1 Jul 2019
Kashmir, (HCTV) – Bas yar oo dad badan ay ka buuxaan ayaa jar dheer oo ku yaala buur dusheed ka dhacay gobolka Kashmir qaybta ay India maamusho, kaas oo ay ku dhinteen 31 qof, halka todoba kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen saraakiisha bileyska ee gobolkaasi. Baskan ayaa ka dhacay wado marta buurta Himalayan, […]
Somali News1 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Somaliland ayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay inay Faro-gelin ku samaynayso xidhiidhka ay la leedahay Kenya. War-saxaafadeed Caawa ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Somaliland oo soo gaadhay War-qabadka HCTV ayaa lagu sheegay in Soomaaliya oo looga baahnaa inay ku mashquusho hawlaheeda gudaha, sida Amniga, Dadkeeda gargaarka bani-aadamnimo u baahan yahay […]
Somali News1 Jul 2019
Agrigento, (HCTV) – Kabtanka markabkii dalka Jarmalka ee u gurmaday muhaajiriinta ayaa Isniintii maanta la horkeenay Maxkamada dalka Talyaaniga, waxaanu kiiskaasi uu xiisado cusub ka dhex abuuray Rome iyo Berlin. Gabadha Kabtanka ka ahayd markabka Sea-Watch 3 oo magaceeda la yidhaa Carola Rackete ayaa la soo xidhay kadib markii ay u joogsan wayday doon nooca […]