
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News1 Jul 2019
New York, (HCTV) – Warbixin ay daabacday Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dad tiradooda lagu qiyaasay inay ka badan yihiin 120 million oo qof ay ku dhixi doonaan saboolnimo tobanka sano ee soo socda oo ay sababi doonto isbadalka cimilada aduunka. Cimilo adag oo ay ka mid tahay abaaro, daadad iyo duufaano noqday kuwo soo […]
Somali News1 Jul 2019
Gaalkacayo (HCTV) – Taliyaha Saldhigga Booliska ee degmada Gaalkacayo, qaybteeda Gal-mugud Cawil Nuur Rooble ayaa dhaawac culus ka soo gaadhay Qarax loogu xidhay Gaadhigiisa. Taliyaha ayaa Qaraxu qabsaday isagoo maraya Koonfurta Magaalada Gaalkacayo, waxaana soo gaadhay dhaawac culus, sida uu soo sheegayo Weriyaha Telefiishanka HCTV ee Magaalada Gaalkacayo. Taliye Cawil ayaa la dhigay Cisbitaal ku […]
Somali News1 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Guinea oo uu marti-qaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha dalkaa Prof. Alpha Conde. Safarkan Madaxweynaha oo qaadan doona maalmo kooban waxa warbaahinta warbixin ka siiyey wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir […]
Somali News1 Jul 2019
Cyprus (HCTV) – Gantaal Habow ah ayaa ku dhacay meel ku dhow Caasimadda Dalka Qubrus xilli hore oo Axaddii Shalay. Gantaalkan oo Xawaare sare ku socday ayaa dul-maray Caasimadda Dadka badan ee Nicosia, waxaanu markaa ka dib cuskaday dhinaca Buuralayda, waxayna Masuuliyiinta Qubrus gantaalkan ku qeexeen inuu yahay mid kaga iman kara waxa ka dhex […]
Somali News1 Jul 2019
Cambodia (HCTV) – Gabadh yar oo da’deedu ka weynayd laba Sano jir ayaa waxa cunay Yaxaasyo, ka dib markii iyadoo lunsan ay ugu tagtay meel iyagu ku gaar ahaayeen, dalka Cambodia. Rom Roath Neary ayaa Geeriyootay, iyadoo mastaafo ahaan ka durugsan waalidkeed, yaxaasyada dilay ama cunay ayaa ku sugnaa beerta yaxaasyada ee Qoyskeeda oo ku […]
Somali News1 Jul 2019
Garoowe (HCTV) – Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul-gobolleedka Puntland waxa Xalay lagu qabtay Munaasibad lagu xusayey 59 guurada ka soo wareegtay wakhtigii Soomaaliya ay xornimadeeda ka qaadatay Talyaaniga, Somaliland-na ku biirtay Soomaaliya. Xafladda Garoowe lagu qabtay oo barbar socotay Xaflad ballaadhan oo Xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa waxa ka qayb-galay Qunsulka Itoobiya u fadhiya […]
Somali News1 Jul 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka warramay Hal Qodob oo ay heshiis ka gaadhi la’yihiin Xisbiyada Somaliland, kaasi oo khuseeya tirada xubnaha komiishanka doorashooyinka ee la doonayo in la dhiso. Faysal Cali Waraabe oo Saxaafadda Maanta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in kulan ay Xisbiyada […]
Somali News1 Jul 2019
Taxes (HCTV) – Inta la ogyahay 10 Qof ayaa ku dhintay Diyaarad yar oo ku dhacday duleedka Magaalada Dallas ee Gobolka Taxes, Isniinta Maanta. Diyaaradda oo ahayd nooca yaryar ee labada Mishiin leh ayaa guud ahaan 10-kii qof ee la socday ay dhinteen. “Waaxda Hubinta Caafimaadka ee Dallas waxay xaqiijisay inay geeriyoodeen 10-ka Qof, jirina […]
Somali News1 Jul 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Qoraal uu 27-kii bishan uu Twitter-ka ku baahiyey xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Dalka Kenya, kaasi oo uu ku faahfaahiyey waxyaabaha ay ka wada-hadleen Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland, yaasiin xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ay Nairobi ku shireen. War-saxaafadeed Maanta ka soo baxay Wasaaradda […]
Somali News1 Jul 2019
Dubai, (HCTV) – Sheekha xukuma Dubai ee Sheekh Maxamed bin Rashid al-Maktoum ayaa erayo cadho leh oo adadag u mariyey Instagram-ka xaaskiisa Boqorad Haya oo u baxsatay dhinaca dalka Jarmalka iyada iyo caruurteedu, sida ay ku waramayaan warbaahinta carabtu. Shekeh Maxamed bin Rashiid ayaa tan iyo intii ay xaaskiisu ka baxsatay waxa soo baxayey warar […]
Somali News1 Jul 2019
Dallas, (HCTV) – Toban qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen markii diyaarad yar oo ka duulaysay magaalada Addison ee gobolka Texas ay ku dhacday dhisme ku yaala madaarka, sida uu sheegay afhayeen u hadlay magaalada Addison. Mary Rosenbleeth ayaa sheegay in labada mishiin ee diyaaradu aanu midna badbaadin oo ay qarxeen, xili diyaaradaasi ay […]
Somali News1 Jul 2019
London, (HCTV) – Agaasimihii Shirkadda Isgaadhsiinta ee dalka Kenya ee Safaricom Robert William Collymore (Bob) ayaa cudurka cancer-ka u geeriyooda ka dib laba sanadood uu dagaal adag uu kula jiray cudurkaasi. Mr Collymore ayaa ahaa 61 jir waxaanu bishii May uu sheegay inuu sii joogayo hogaaminta shirkadda isgaadhsiinta Safaricom, inkasta oo uu sheeay inuu iscasili […]