Somali News1 Jul 2019
Berbera, (HCTV) – Ugu yaraan 5 ka mid ah shaqaale Ajaaniib ah oo magaalada Berbera ee caasimada Gobolka Saaxil u jooga inay ka shaqaystaan ayaa dhaawacyo loo gaystay, kadib markii ay weerar kusoo qaadeen shaqaale muruq maal ah oo Somaliland ka soo jeeda. Dhaawacyada Shaqaalahan Ajaaniibta ah ka soo gaadhay weerarkaasi ay ku soo qaadeen […]
Somali News1 Jul 2019
Kabul, (HCTV) – Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay qarax xoogle oo ka dhacay caasimada dalka Afghanistan ee Kabul, halka ay ku dhaawacmeen dad tiradoodu ka badan tahay 68 qof, sida uu xaqiijiyey Wasiirka Arimaha Gudaha dalkaasi. Qaraxan ayaa dhacay saacadihii hore ee dadku ay u jarmaadayeen shaqada, waxaanu ka dhacay wado ay dad […]
Somali News30 Jun 2019
Khartoum, (HCTV) – Tobanaan kun oo dibadbaxayaal ah ayaa isa-soo dhoobay wadooyinka caasimada Khartoum iyo meelo kale. Dibadbaxan xoogan ayay ujeedadiisu ay tahay in cadaadis lagu saaro milatariga xukuma dalkaasi inay talada ku wareejiyaan dawladd rayid ah iyo in ay cadaalad helaan dad tiro badan oo dhibane u ah awood u adeegsiga milatariga dalkaasi. Dibadbaxana […]
Somali News30 Jun 2019
Colombo, (HCTV) – Dalka Sri Lanka ayaa shaqaalaysiinaya laba nin oo fuliya xukunada dilka ah, xili ay dawlada dalkaasi ay diyaarinayso inay afar maxbuus ay dil ku fuliso markii ugu horaysay mudo hada laga joogo 43 sanadood. Arintan ayaa daba socotay dhawaaq Madaxweynaha dalkaasi uu jeediyey dhawaan, kaas oo tilmaamay in afar maxbuus oo lagu […]
Somali News30 Jun 2019
Garoowe, (HCTV) – Wasiirka Maaliyadda Maamul goboleedka Puntland, Xassan Shire Cabdi ayaa maanta Golaha Wakiilada maamul goboleedkaasi u gudbiyay, xisaab-xidhka Miisaaniyada ku celiska ah ee Puntland ee sannadkii 2018. Xisaab-xidhkan uu wasiirka gudbiyay, ayaa xambaarsan dakhliga iyo kharashaadkii dowladda Puntland ee sannadkii 2018 iyo mashaariicdii uu xilligaasi Puntland ka fuliyay Bankiga Adduunka, waxaana Miisaaniyaddan ka […]
Somali News30 Jun 2019
London, (HCTV) – Haweenay 26 jir ah, oo lagu qiyaasay in sideed bilood ay xaamilo ahayd (uur lahayd) ayaa lagu dilay weerar loo adeegsaday Midi, sida ay sheegeen ciidamada bileyska ee dalka Ingiriiska ee Metroplitan Police. Kiiskan lagu weeraray haweenaydan ayaa noqonaya falkii ugu dambeeyey ee Mindi loo adeegsaday ee dhaca saacadihii la soo dhaafay, […]
Breaking News30 Jun 2019
Florida, (HCTV) – Shibirtan ayaa dhasheeda siisay ama ku quudisay haashka sigaar, waxaanay dhacdadani kor u qaaday walaaca dhinaca deegaanka iyo mawjado cadho ah oo ku wajahan dadka sigaarka meel kasta iskaga caba ee haashkana kaga taga. Shimbirtan oo ah nooc u eeg shimbirta Xuurta ay Soomaalidu u taqaano ayaa lagu sawiray xeebta Florida ee […]
Somali News30 Jun 2019
Qudus, (HCTV) – Israel ayaa xidhay, isla markaana su’aalo ka waydiinaysa Wasiir Falastiini ah arrimo la xidhiidha magaalada Qudus ama Jerusalem, sida ay sheegeen bileyska Israel. Wasiirka Falastiiniga ah ayaa ah Fadi al-Hadami oo Falastiin u qaabilsan arimaha Qudus, waxaana loo xidhay arimo la xidhiidha Qudus, sida uu sheegay Afhayeen Bileyska u hadlay oo la […]
Somali News30 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Warqad furan toos ugu diray Madaxweynaha Somaliland, waxaanu u soo jeediyey inuu kala diro Goleyaasha Deegaannada Dalka. Warqaddan furan oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si weyn waxa loogu dhaliilay Shaqada Goleyaasha deegaanka, waxaana lagu sheegay in aanay waajibkoodii […]
Somali News30 Jun 2019
India (HCTV) – Dalka Hindiya ayaa waxa ku soo badanaya dhacdooyinka Gacan ka hadalka ah ee Qoomiyadaha dalkaa dega ku salaysan. Ficillada Gacan ka hadalka ah oo aad ugu faafaya ayaa kii u dambeeyay waxa lagula kacay haweenay ka mid ah Booliska Hindiya oo ka soo jeeda Qoomiyadda Telangana, waxaana garaacay Dad badan oo Rag […]
Somali News30 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa 28-ka bisha August ee sannadkan u muddeeyay qabashada Shirka Golaha dhexe ee Xisbigaasi. Xisbiga UCID ayaa 28-ka bisha August u muddeeyay qabashada Shirka Golaha dhexe, taariikhdaasi oo ku beegan 18 Guurada ka soo wareegtay Aasaaskii xisbiga UCID. Sidaa waxa xisbigu sheegay Maanta, ka dib Shir ay […]
Somali News30 Jun 2019
Soomaaliya (HCTV) – Ciidammada Dawladda Soomaaliya ayaa Habeenkii Khamiista ee Toddobaadkii hore dilay 8 ka mid ah Kooxaha Mintidiinta ah ee ka dagaalama Koonfurta Soomaaliya, sida ay Jimcihii xaqiijiiyeen Masuuliyiintu. Sida laga soo xigtay Afhayeen u hadlay Wasaaradda Amniga iyo Arrimaha gudaha ee Maamulka Jubbaland, Mintidiintan ayaa lagu dilay hawl-gal ay si wada jir ah […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation