
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News30 Jun 2019
UAE (HCTV) – Xaaska Hoggaamiyaha Dubai, ahna Madaxweyne ku-xigeenka iyo Raysal-wasaaraha Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay ka baxsatay Imaaraadka Carabta, iyadoo doonaysa inay Magangalyo waydiisato dalalka Yurub. Madaxda Dawladda Imaaraadka Carabtu weli wax War kama soo saarin Xogta sheegaysa in Xaaska Hoggaamiyaha Dubai ay ka carartay Dalka. Amiirad Haya bint Hussein ayaa ka mid […]
Somali News30 Jun 2019
North Korean (HCTV) – Madaxweyneyaasha Dalalka Maraykanka Donald Trump iyo Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa Maanta ku kulmay Xuduudka Hubka ka caaggan ee u dhexeeya labada Kuuriya (Kuuriyada Koonfureed iyo Kuuriyada Waqooyi). Madaxweynaha Maraykanka oo Japan kaga qayb-galay Shirkii Waddamada Qaniga ah ee G20 loo yaqaano, ayaa isagoo ku sugan Kuuriyada Koonfureed wuxuu Twitter-kiisa […]
Somali News30 Jun 2019
GAROOWE (HCTV) – Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Nugaal ee Maamul-gobolleedka Puntland ayaa Saaka go’aan ka gaadhay kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo gaystay caasho ilyaas Aadan. Maxkamadda ayaa ku raacday xukunkii ay eedaysaneyaasha ku riday maxkamadda Darajada Koowaad, kaasi oo ahaa in Saddexda eedaysane dil toogasho ah lagu fuliyo. Maxkamadda Derajada koowaad ee Puntland […]
Somali News29 Jun 2019
Paris/London, (HCTV) – Boqolaal Dab-damis iyo Tobanaan diyaaradood ayaa la hirdamaya sidii ay u bakhtiin lahaayeen dab xoog leh oo ka holcaya koonfurta dalka Faransiiska Iyo Spain, iyadoo ay jirto kulaylkii ugu darnaa oo saamayn ku yeeshay Ingiriiska, Talyaaniga iyo Catalonia. Dabkan ka kacay dhulka dalka faransiiska ayaa gubay dhul ka badan 600 hectares ama […]
Somali News29 Jun 2019
Liibiya (HCTV) – Taliyaha Ciidammada LNA ee ka dagaalama Liibiya Khalifa Haftar ayaa Mabuucay diyaarado Ganacsi oo uu kala gooshi jiray Liibiya iyo Turkiga, waxaanu amray in Ciidammadu weerarraan Maraakiibta Turkiga iyo danaha uu Turkigu ku leeyahay Gudaha Liibiya, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay oo Magaciisa la yidhaahdo Ahmed al-Mismari. Turkiga ayaa taageera Dawladda […]
Somali News29 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa soo jeediyey in Dhallinyarada Dalka, gaar ahaan Hablaha laga wacyi-geliyo Khatarta Daawooyinka la isku caddeeyo. Daawooyinka Hablaha Afrikaanka ah ee reer Somaliland ka mid yihiin jidhkooda ku caddeeyaan, ayaa sannadihii u dambeeyay la ogaaday inay mustaqbalka sababaan khataro […]
Somali News29 Jun 2019
Khartoum (HCTV) – Guddiga Millateriga ah ee Suudaan sida ku meel-gaadhka ah u xukuma ayaa sheegay inay aqbaleen soo jeedinta Midowga Afrika iyo Itoobiya ee ah in dhinaca Suudaan isku hayaan dib u bilaabaan Wada-hadalladii u dhexeeyay ee joogsaday. Generallada hoggaamiyaha Suudaan iyo Isbahaysiga Mucaaradka ayaa isku dhacsanaa toddobaaddo ka dib, tan iyo markii xukunka […]
Somali News29 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Saddexda Xisbi Qaran u guddoominayey Shir ay ku yeesheen Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Hargeysa. Shirkan oo ay ka qayb-galeen Xisbiyada WADDANI, UCID iyo KULMIYE oo ay matalayaan Madaxdooda ugu sarraysa ayaa lagaga wada-hadlay doorashooyinka Golaha Wakiillada ee la qorsheeyay inay Dalka ka dhacdo 13-ka […]
Somali News29 Jun 2019
Muqdisho (HCTV) – Waxa Maanta Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya. Siyaasiga oo Dawladdii Cabdillaahi Yuusuf Axmed ka soo noqday Wasiirka Amniga, sidoo kalena noqday Xildhibaan ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa u Geeriyooday Xanuun uu Bilihii u dambeeyay la tacaalayey. Maxamed Qanyare Afrax ayaa […]
Somali News29 Jun 2019
India (HCTV) – Diyaarad ka mid ah Diyaaradaha dagaalka ee Hindiya ayaa ay isku dhaceen Raxan Shimbiro ah, il-bidhiqsiyo uun ka dib markii ay ka kacday Saldhig Ciidammada Cirka Hindiya ku leeyihiin Xuduudka Pakistan. Waaxda Ciidammada Cirka ee Hindiya (IAF) ayaa muuqaal ay Jimcihii ku baahiyeen Twitter-ka ayaa ku tusaya Raxan Shimbiro ah oo ku […]
Breaking News29 Jun 2019
London, (HCTV) – 12 qof oo qays kaliya ka soo jeeday ayaa dhamaantood ay ku dhinteen dagaalka dalka Suuriya kadib markii ay ku beereen kooxda la baxday dawlada Islaamka ee ISIS, sida mid ka mid ah qaraabada qoyskani uu sheegay. Qoyska Mannan ayaa iskaga soo tagay Luton, Bedfordshire ee dalka Ingiriiska oo ay degenaayeen kuwaas […]
Somali News29 Jun 2019
London, (HCTV) – Shirkadaha Shidaalka ee Shell iyo Exxon Mobil ayaa isha ku haya inay dib ugu noqdaan goobihii ay shidaalka ka baadhayeen ee ku yaala Somalia, sida ay sheegtay Wasaarada Shidaalka ee Somalia. Labadan shirkadood ee Shell iyo Exxon Mobil ayaa shan meelood shidaal ka sahamiyey xiligii ay sii dhacaysay dawladii Maxamed Siyaad Barre […]